Doorka Itoobiya ee qalalaasaha Koonfur Galbeed oo su’aalo laga keenay
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiMaqaalku wuxuu ka hadlayaa walaacyada amniga ee sii kordhaya Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo su'aalo ku saabsan doorka Itoobiya ee qalalaasaha.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Dowladda Itoobiya ayaa lagu eedeeyay inay qeyb ka tahay xiisadaha siyaasadeed iyo amni ee ka taagan deegaannada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyadoo walaac laga muujiyay dhaq-dhaqaaqyada ciidamadeeda iyo saameynta ay ku yeelan karaan xasilloonida gobolka.
- Xogahaa la helay ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya oo jooga ay maleeshiyaad hubeysan oo lagu tilmaamay Al-Shabaab ay qabsadeen magaalooyin ay kamid tahay Buurhakaba, taas oo banaanka keentay inay ka gaabsadeen idifaacidda amniga degmooyinka ay ka howlgaan.
- Koonfur Galbeed ayaa waxaa xilligan ka jira iska horimaadyo u dhexeya ciidamada dowladda iyo kuwa kale oo taabacsan madaxweynihii hore ee maamulkaas, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), waxaana xaaladda amni ee deegaanno ka tirsan gobollada Bay, Bakool iyo Shabeellaha Hoose ay tahay mid cakiran.
- Warbixin lagu daabacay Red Sea Axis oo soo xiganayo ilo maxalli ah ayaa sheegaysa in ciidamada Itoobiya ay si kutala-gal ah uga baxeen magaalooyin katirsan gobolka Baay, iyagoo u fududeeyay inay la wareegaan maleeshiyaadka hubeysan.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Itoobiya ay qaadayso si ay uga jawaabto qalalaasaha?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Ciidamada Itoobiya ayaa la sheegay inay joogaan gobollada Baay iyo Bakool, oo kamid ah meelaha ay ka jiraan colaadaha.
- Maqaalku wuxuu sheegayaa in ciidamada Itoobiya ay si kutala-gal ah uga baxeen magaalooyin katirsan gobolka Baay, iyagoo u fududeeyay inay la wareegaan maleeshiyaadka hubeysan.
- Maqaalku wuxuu xusay in Imaaraadka Carabta uu ku lug leeyahay dagaalka, uuna maalgelinayo dagaalka Koonfur Gabeed.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Baydhaba (Caasimada Online) – Iyadoo ay faraha kasii baxayso xaaladda amni ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa su’aalo laga keenay doorka Itoobiya ee qalalaasaha ka jira maamulkaasi, maadaama ciidamadooda ay joogaan gobollada Baay iyo Bakool oo kamid ah meelaha ay ka jiraan colaadaha iyo dhaq-dhaqaaqyada ciidan.
Dowladda Itoobiya ayaa lagu eedeeyay inay qeyb ka tahay xiisadaha siyaasadeed iyo amni ee ka taagan deegaannada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyadoo walaac laga muujiyay dhaq-dhaqaaqyada ciidamadeeda iyo saameynta ay ku yeelan karaan xasilloonida gobolka.
Xogahaa la helay ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya oo jooga ay maleeshiyaad hubeysan oo lagu tilmaamay Al-Shabaab ay qabsadeen magaalooyin ay kamid tahay Buurhakaba, taas oo banaanka keentay inay ka gaabsadeen idifaacidda amniga degmooyinka ay ka howlgaan.
Koonfur Galbeed ayaa waxaa xilligan ka jira iska horimaadyo u dhexeya ciidamada dowladda iyo kuwa kale oo taabacsan madaxweynihii hore ee maamulkaas, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), waxaana xaaladda amni ee deegaanno ka tirsan gobollada Bay, Bakool iyo Shabeellaha Hoose ay tahay mid cakiran.
Warbixin lagu daabacay Red Sea Axis oo soo xiganayo ilo maxalli ah ayaa sheegaysa in ciidamada Itoobiya ay si kutala-gal ah uga baxeen magaalooyin katirsan gobolka Baay, iyagoo u fududeeyay inay la wareegaan maleeshiyaadka hubeysan.
In Ciidamada Itoobiya ka baxaan saldhigyo markii hore si dhib badan Al-Shabaab looga saaray ayaa warbixintu sheegtay inay tahay arint khatar ah oo wiiqaysa dadaalladii saaxibada caalamka ee taageerada siiya Dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan dowlad-dhiska iyo mlaagelintii dhaqaale ee Midowga Yurub oo tan iyo 2007-dii.
Sidoo kale, warbixinta ayaa iftiimeysay in Imaaraadka Carabta uu ku lug leeyahay dagaalka, uuna maalgelinayo dagaalka Koonfur Gabeed, si usii huriyo colaadda ka taagan halkaasi.
Si kastaba, ha’ahaatee, Arrimahan ayaa walaac xooggan abuuraya, maadaama Itoobiya ay dhawaan kasoo horjeysatay shirkii Masar ka dhacay ee Amniga Badda Cas iyo Geeska Afrika looga hadlay, iyadoo maqaal lagu daabacay Wakalaadda Wararka Itoobiya eedeyn culus loogu jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-galay shirkaasi.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Maqaalku wuxuu ka hadlayaa walaacyada amniga ee sii kordhaya Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo su'aalo ku saabsan doorka Itoobiya ee qalalaasaha.
Qodobada muhiimka ah
- Maqaalku wuxuu sheegayaa in su'aalo laga keenay doorka Itoobiya ee qalalaasaha Koonfur Galbeed Soomaaliya.
- Ciidamada Itoobiya ayaa la sheegay inay joogaan gobollada Baay iyo Bakool, oo kamid ah meelaha ay ka jiraan colaadaha.
- Maqaalku wuxuu sheegayaa in ciidamada Itoobiya ay si kutala-gal ah uga baxeen magaalooyin katirsan gobolka Baay, iyagoo u fududeeyay inay la wareegaan maleeshiyaadka hubeysan.
- Maqaalku wuxuu xusay in Imaaraadka Carabta uu ku lug leeyahay dagaalka, uuna maalgelinayo dagaalka Koonfur Gabeed.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay sheegashooyin ka yimid ilo maxalli ah mana bixinayo xaqiijin madax-bannaan.
- Ma jiraan jawaabo ka yimid mas'uuliyiinta Itoobiya ama dhinacyada kale ee ku lug leh.
- Maqaalku wuxuu xusayaa eedeymo iyada oo aan la xaqiijin iyada oo loo marayo ilo madax-bannaan.
Gunaanadka akhristaha
Xaaladda Koonfur Galbeed Soomaaliya waxay sii ahaaneysaa mid adag oo ay saameyn ku yeelanayaan ka qaybgalka milatari ee dibadda.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Itoobiya ay qaadayso si ay uga jawaabto qalalaasaha?
- Sidee ayay bulshooyinka maxalliga ah uga falcelinayaan joogitaanka ciidamada Itoobiya?
- Maxay yihiin saamaynta ka dhalan karta ku lug lahaanshaha Imaaraadka Carabta ee dagaalka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · qalalaasaha · itoobiya · aalo
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada