Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dhexdhexaadinta Turkiga ee mucaaradka iyo dowladda
Afhayeenka madaxweynaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Xadaana oo la hadlay BBC da ayaa sheegay in dowladda Turkigu uu xiriir wanaagsan kala dhexeeyo dowladda Soomaaliya.

Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Afhayeenka madaxweynaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Xadaana oo la hadlay BBC da ayaa sheegay in dowladda Turkigu uu xiriir wanaagsan kala dhexeeyo dowladda Soomaaliya.
Xaddidaadda isha
- Tani waa warbixin hal il ah oo ka timid BBC Somali.
Gunaanadka akhristaha
U akhri tan sida warbixin ka timid hal daabace; sheegashooyinka muhiimka ah waxay u baahan karaan in ilo kale lala barbardhigo.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dhexdhexaadinta Turkiga ee mucaaradka iyo dowladda
Dhawaan waxaa xubno ka tirsan mucaaradka ay shaaciyeen in dowladda Turkigu ay dhexdhexaadin ka wado khilaafka ka dhex taagan mucaaradka iyo dowladda Soomaliya, kaa oo mararka qaar gaaray heer gacan ka hadal ah.
Xubnaha mucaaradka ayaa sheegay in wafdi heerkiisu sareeyo oo ay soo dirtay DowladdaTurkigu ay garwadeen ka yihiin wadahadalada haatan socda.
Hadaba dowladda Soomaaliya oo aan wax ka waydiinay arrinkaan ayaa markii ugu horeysay ka hadashay sida ay u arkaan wadahadaladaan.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- BBC Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.