Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday natiijo la sugayey
Waxa dhacay
70 ilbiriqsiWasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee dowladda Federalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday natiijo la sugayey oo ku saabsan qof loo karantiilay xanuunka Ebola.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Warsaxaafadeedka wasaaraddu soo saartay ayaa lagu sheegay in “iyadoo daba socota war-saxaafadeedkii ay soo saartay 12 Oktoobar 2026, waxay shacabka Soomaaliyeed la wadaagaysaa warbixintii ugu dambeysay ee ku saabsan muwaadinkii Soomaaliyeed ee la karantilay, kaddib markii la ogaaday inuu xirir toos ah la yeshay qof qabay cudurka Ebola oo ku geriyooday dalka Kenya 5 Oktoobar 2026” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.
- Waxaa intaas lagu daray in qofka la marsiiyey laba baaritaan oo cudurka Ebola ah.
- Warka ayaa intaa ku sii daray in Intii uu muwaadinku ku jiray karantiilka, uusan muujin wax calaamado ah oo la xiriira cudurka Ebola.
- Wasaaradda Caafimaadka, iyadoo tixgelinaysa natiijooyinka labada baaritaan, dhammaystirka muddada dabagalka, xaaladda caafimaad ee muwaadinka iyo qüimeynta khatarta caafimaadka bulshada iyadoo la raacayo habraaca caalimaga ah xaqiijinta baaritaanada Cudurka , waxay go’aamisay in muwaadinka laga saaro karantiilka, iyadoo la raacayo habraacyada caafimaadka ee u degsan dalka iyo kan caalamiga ah.”ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.
Sida ay sheegtay Jowhar
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa dadaallada caafimaadka ee socda Soomaaliya ee ku saabsan Ebola, taasoo muhiim u ah badbaadada caafimaadka bulshada.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxaa tallaabooyin ah oo la qaadayo si looga hortago kiisaska Ebola ee dambe Soomaaliya?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee dowladda Federalka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixin ku saabsan qof loo karantiilay xanuunka Ebola.
- Muwaadinka ayaa loo karantiilay kaddib markii la ogaaday inuu xirir toos ah la yeshay qof qabay cudurka Ebola oo ku geriyooday dalka Kenya 5 Oktoobar 2026.
- Labada baaritaanba ay muujiyeen in muwaadinka laga waayay fayraska ‘Negative.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee dowladda Federalka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixin ku saabsan kiis ku saabsanaa qof loo karantiilay xanuunka Ebola.
Warsaxaafadeedka wasaaraddu soo saartay ayaa lagu sheegay in “iyadoo daba socota war-saxaafadeedkii ay soo saartay 12 Oktoobar 2026, waxay shacabka Soomaaliyeed la wadaagaysaa warbixintii ugu dambeysay ee ku saabsan muwaadinkii Soomaaliyeed ee la karantilay, kaddib markii la ogaaday inuu xirir toos ah la yeshay qof qabay cudurka Ebola oo ku geriyooday dalka Kenya 5 Oktoobar 2026” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.
Wasaaraddu waxay sheeegtay in 12 bishan October ay ku guuleysatay in si ‘badqab iyo sharaf leh loo karantiilo muwaadinka, iyadoo la geeyay Xarunta Karantiilka iyo Daaweynta Cudurka Ebola ee Isbitaalka Forlanini,
Waxaa intaas lagu daray in qofka la marsiiyey laba baaritaan oo cudurka Ebola ah. Baaritanka kowaad ayaa lagu sameeyey gudaha Soomaliya halka kan labaadna loo diray dibadda.
Wasaaraddu waxay sheegtay in labada baaritaanba ay muujiyeen in muwaadinka laga waayay fayraska ‘Negative
Warka ayaa intaa ku sii daray in Intii uu muwaadinku ku jiray karantiilka, uusan muujin wax calaamado ah oo la xiriira cudurka Ebola. Waxaa sidoo kale la dhammaystiray muddadii 21-ka.
Wasaaradda Caafimaadka, iyadoo tixgelinaysa natiijooyinka labada baaritaan, dhammaystirka muddada dabagalka, xaaladda caafimaad ee muwaadinka iyo qüimeynta khatarta caafimaadka bulshada iyadoo la raacayo habraaca caalimaga ah xaqiijinta baaritaanada Cudurka , waxay go’aamisay in muwaadinka laga saaro karantiilka, iyadoo la raacayo habraacyada caafimaadka ee u degsan dalka iyo kan caalamiga ah.”ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.
Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya ayaa sidaasoo kale xaqiijisay in ilaa hadda an Soomaalia laga xaqiijin cuduka Ebola.
Wasiirka caafimaadka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan, ayaa BBC-da u sheegay in wali wadaan howlaha feejignaanta iyo u toga haynta xaaladda.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee dowladda Federalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday natiijo la sugayey oo ku saabsan qof loo karantiilay xanuunka Ebola. Qofkaasi ayaa loo karantiilay kaddib markii uu la xiriiro qof ku geeriyooday cudurka Ebola oo ku yaal Kenya.
Qodobada muhiimka ah
- Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee dowladda Federalka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixin ku saabsan qof loo karantiilay xanuunka Ebola.
- Muwaadinka ayaa loo karantiilay kaddib markii la ogaaday inuu xirir toos ah la yeshay qof qabay cudurka Ebola oo ku geriyooday dalka Kenya 5 Oktoobar 2026.
- Labada baaritaanba ay muujiyeen in muwaadinka laga waayay fayraska ‘Negative.
- Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya ayaa sidaasoo kale xaqiijisay in ilaa hadda an Soomaalia laga xaqiijin cuduka Ebola.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid qofka ku lugta leh ama qoyska.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaannada Wasaaradda Caafimaadka.
Gunaanadka akhristaha
Xaaladda Ebola ee Soomaaliya waxay u muuqataa inay ku jirto gacanta, iyadoo aan ilaa hadda la xaqiijin wax kiis ah.
Waxa weli aan caddayn
- Maxaa tallaabooyin ah oo la qaadayo si looga hortago kiisaska Ebola ee dambe Soomaaliya?
- Sidee dowladda u kormeeraysaa xaaladda caafimaad ee ka dib dhacdadan?
- Waa maxay habraacyada loo dejiyay kiisaska Ebola ee mustaqbalka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa dadaallada caafimaadka ee socda Soomaaliya ee ku saabsan Ebola, taasoo muhiim u ah badbaadada caafimaadka bulshada. Sidoo kale waxay muujinaysaa jawaabta dowladda ee khataraha caafimaad ee suurtagalka ah.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Jowhar
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · dowladda · soomaaliya · dhawaaqday
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada