Fahad oo weerar ku qaaday Farmaajo: Aaway wadaniyaddii iyo shisheeye nacaybkii?
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa dhaleeceeyay Madaxweynihii hore Farmaajo isagoo soo dhaweynaya booqashada Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ee Muqdisho, isagoo su'aal ka keenay commitment-kiisa waddaniyadda iyo nacaybka shisheeyaha.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Farmaajo oo goor sii horreysay qoraal kooban soo saaray ayaa ka hadlay doorka Yoweri Museveni ee xal u helidda khilaafka siyaasadda Soomaaliya, isaga oo sheegay in xilligan ay Soomaaliya u baahan tahay wada-hadal dhab ah oo loo dhan yahay, si loo gaaro heshiis ku saabsan arrimaha masiiriga ah ee dalka, gaar ahaan Dastuurka iyo hannaanka doorashooyinka dalka.
- “Waan soo dhoweynayaa aqbalaadda Madaxweyne Yoweri Museveni ee martiqaadka uu ku imanayo magaalada Muqdisho.
- Intaas kadib Fahad Yaasiin ayaa soo jawabay, isaga oo warbixintaa ciwaan uga dhigay 𝐅𝐀𝐑𝐌𝐀𝐀𝐉𝐎: 𝐖𝐀𝐃𝐀𝐍𝐈𝐘𝐀𝐃 𝐀𝐀𝐍 𝐖𝐀𝐀𝐑𝐈𝐍!, wuxuuna su’aal ka keenay halka ay ku dambeysay waddaniyaddii ay ku caan baxeen isaga iyo kooxdiisa Nabad iyo Nolol.
- Fahad ayaa sidoo kale tilmaamay in Farmaajo aan laga fileyn tallaabada uu qaaday, maadaama horay loogu taageeray wadaniyad iyo nacaybka uu u qabo shisheeyaha.
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa xiisadaha siyaasadeed ee socda ee Soomaaliya, gaar ahaan ku saabsan hogaaminta iyo xiriirka shisheeye.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay noqon doonaan tallaabooyinka gaarka ah ee Farmaajo qaadi doono ka dib dhaleeceyntan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa dhaleeceeyay Madaxweynihii hore Farmaajo isagoo soo dhaweynaya booqashada Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ee Muqdisho.
- Farmaajo ayaa sheegay in Soomaaliya u baahan tahay wada-hadal dhab ah oo ku salaysan Dastuurka iyo go'aankii Maxkamadda Sare ee ka dhanka ahaa muddo-kordhintii sharci-darrada ahayd.
- Fahad ayaa su'aal ka keenay halka ay ku dambeysay waddaniyaddii ay ku caan baxeen isaga iyo kooxdiisa Nabad iyo Nolol.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasimihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa si adag ugu jawaabay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo si weyn usoo dhaweeyay aqbalaadda aqbalaadda Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni in uu booqasho ku yimaaddo Muqdisho.
Farmaajo oo goor sii horreysay qoraal kooban soo saaray ayaa ka hadlay doorka Yoweri Museveni ee xal u helidda khilaafka siyaasadda Soomaaliya, isaga oo sheegay in xilligan ay Soomaaliya u baahan tahay wada-hadal dhab ah oo loo dhan yahay, si loo gaaro heshiis ku saabsan arrimaha masiiriga ah ee dalka, gaar ahaan Dastuurka iyo hannaanka doorashooyinka dalka.
“Waan soo dhoweynayaa aqbalaadda Madaxweyne Yoweri Museveni ee martiqaadka uu ku imanayo magaalada Muqdisho. Dalkeennu wuxuu u baahan yahay wada-hadal loo dhan yahay oo dhab ah, kaas oo si adag ugu salaysan Dastuurka iyo go’aankii Maxkamadda Sare ee ka dhanka ahaa muddo-kordhintii sharci-darrada ahayd ee muddada xil-hayneedka Madaxweynaha,” ayuu qoraalkiisa ku yiri Maxamed Farmaajo.
Intaas kadib Fahad Yaasiin ayaa soo jawabay, isaga oo warbixintaa ciwaan uga dhigay 𝐅𝐀𝐑𝐌𝐀𝐀𝐉𝐎: 𝐖𝐀𝐃𝐀𝐍𝐈𝐘𝐀𝐃 𝐀𝐀𝐍 𝐖𝐀𝐀𝐑𝐈𝐍!, wuxuuna su’aal ka keenay halka ay ku dambeysay waddaniyaddii ay ku caan baxeen isaga iyo kooxdiisa Nabad iyo Nolol.
Fahad ayaa sidoo kale tilmaamay in Farmaajo aan laga fileyn tallaabada uu qaaday, maadaama horay loogu taageeray wadaniyad iyo nacaybka uu u qabo shisheeyaha.
“Saaxiibkay hore Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, aaway wadaniyaddii iyo shisheeye nacaybkii muddo dheer astaanta siyaasadeed u ahayd? Run ahaantii, lagama filaynin inuu si fudud uga guurayo mabaadi’dii siyaasadeed ee ay dad badan darteed ku taageereen. Dadka qaar waxay moodayeen inuusan sidaas mutuxan banaanka isku soo dhigaynin,” ayuu yiri Fahad Yaasiin.
Sidoo kale, wuxuu intaas ku daray inuu nasiib darro u arko in xilligan Farmaajo uu soo dhaweeyay heshiis ay hormuud tahay Kampala, laguna xumeynayo Madaxweyne Xasan Sheekh.
“Taagero badan oo uu shacabka Soomaaliyeed ka helay Madaxweyne Farmaajo waxaa saldhig u ahaa diidmadii ka dhalatay 𝑯𝒆𝒔𝒉𝒊𝒊𝒔𝒌𝒊𝒊 𝑲𝒂𝒎𝒑𝒂𝒍𝒂 𝒆𝒆 2011𝒌𝒊𝒊. Waa nasiib darro in sanadka 2026, uu Madaxweyne Farmaajo soo dhaweeyo 𝐰𝐚𝐣𝐢𝐠𝐚 𝐥𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐊𝐚𝐦𝐩𝐚𝐥𝐚, iyadoo Xasan lagu xumaynayo,” ayuu mar kale yiri.
Waxaa kale oo uu intaas ku daray “Wadaniyadda waa mabaadi’ ee maahan afkaar is rog-rogta oo hadba danta shakhsiga ah la jaanqaadda ama Aqalka Madaxtooyada loogu soo hilmaamo Hogaamiyaha siyaadada ku waara waa midka ilaashada taariikhdiisa suubban”.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa dhaleeceeyay Madaxweynihii hore Farmaajo isagoo soo dhaweynaya booqashada Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ee Muqdisho, isagoo su'aal ka keenay commitment-kiisa waddaniyadda iyo nacaybka shisheeyaha.
Qodobada muhiimka ah
- Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa dhaleeceeyay Madaxweynihii hore Farmaajo isagoo soo dhaweynaya booqashada Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ee Muqdisho.
- Farmaajo ayaa sheegay in Soomaaliya u baahan tahay wada-hadal dhab ah oo ku salaysan Dastuurka iyo go'aankii Maxkamadda Sare ee ka dhanka ahaa muddo-kordhintii sharci-darrada ahayd.
- Fahad ayaa su'aal ka keenay halka ay ku dambeysay waddaniyaddii ay ku caan baxeen isaga iyo kooxdiisa Nabad iyo Nolol.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku wuxuu si weyn u muujinayaa aragtida Fahad Yaasiin mana jiraan jawaabo ka yimid Farmaajo ama mas'uuliyiin kale.
- Eedeymaha Fahad ee ku saabsan mowqifkii hore ee Farmaajo ma ahan kuwo madax-bannaan oo la xaqiijiyay.
- Maqaalku ma bixinayo macluumaad dheeri ah ama aragtiyo ku saabsan xaaladda siyaasadeed.
Gunaanadka akhristaha
Dhaleeceynta Fahad Yaasiin ee Farmaajo waxay muujinaysaa kala qaybsanaanta siyaasadeed ee qoto dheer ee Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay noqon doonaan tallaabooyinka gaarka ah ee Farmaajo qaadi doono ka dib dhaleeceyntan?
- Sidee bulshada ayaa uga jawaabi doonta aragtiyada kala duwan ee Farmaajo iyo Fahad?
- Maxay tahay saameynta dhaleeceyntan ay ku leedahay muuqaalka siyaasadeed ee Soomaaliya?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa xiisadaha siyaasadeed ee socda ee Soomaaliya, gaar ahaan ku saabsan hogaaminta iyo xiriirka shisheeye.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · farmaajo · fahad · aaway
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada