Fahad Yaasiin oo si la yaableh uga fal-celiyay khudbaddii Xasan Sheekh
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiFahad Yaasiin ayaa si dhaliil leh uga fal-celiyay khudbaddii Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ee ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, gaar ahaan amniga iyo doorashooyinka.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Xasan Sheekh ayaa ku faanay in dowladdiisa ay guul wayn ka gaartay horumarinta hannaanka dimuqraadiyeynta iyo hirgelinta doorashooyinka qof iyo cod, isagoo xusay in doorashooyinkii ka dhacay Gobolka Banaadir, Koonfur Galbeed, Galmudug iyo HirShabelle ay ka qayb-galeen dad ka badan hal milyan oo qof, isla markaana ay si nabad ah u qabsoomeen.
- Sidoo kale wuxuu intaas ku daray in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay weli diyaar u tahay wada-hadal iyo in la dhageysto aragtiyada kala duwan ee ay qabaan xubnaha mucaaradka.
- Madaxweynaha ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay sii wadidda wada-hadallada siyaasadeed iyo is-afgaradka qaranka, isagoo xusay in wada-hadalku yahay hannaan joogto ah oo loo baahan yahay in la sii wado, iyadoo la eegayo duruufaha siyaasadeed ee dalka.
- “Wada-hadallada siyaasadeed iyo is-afgaradka qaranka waa waddo horumar lagu sameeyo, laakiin ma’aha dhammaad ee waa howl socota markasta iyo duruuf kasta oo taagan.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee dowladda ay qaadi doonto si ay uga jawaabto dhaliilaha Fahad Yaasiin?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Fahad Yaasiin ayaa dhaliil u jeediyay khudbaddii Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ee ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya.
- Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay sii wadidda wada-hadallada siyaasadeed iyo is-afgaradka qaranka.
- Maqaalku wuxuu sheegayaa in doorashooyinkii ka dhacay Gobolka Banaadir, Koonfur Galbeed, Galmudug iyo HirShabelle ay ka qayb-galeen dad ka badan hal milyan oo qof.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasimihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee (NISA), Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo qoraal kooban soo saaray ayaa si la yaableh uga fal-celiyay khudbaddiisa uu caawa jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay xaaladdda guud ee dalka, gaar ahaan amniga, doorashooyinka iyo khilaafka u dhexeeysa isaga iyo kooxaha mucaaradka.
Xasan Sheekh ayaa ku faanay in dowladdiisa ay guul wayn ka gaartay horumarinta hannaanka dimuqraadiyeynta iyo hirgelinta doorashooyinka qof iyo cod, isagoo xusay in doorashooyinkii ka dhacay Gobolka Banaadir, Koonfur Galbeed, Galmudug iyo HirShabelle ay ka qayb-galeen dad ka badan hal milyan oo qof, isla markaana ay si nabad ah u qabsoomeen.
Sidoo kale wuxuu intaas ku daray in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay weli diyaar u tahay wada-hadal iyo in la dhageysto aragtiyada kala duwan ee ay qabaan xubnaha mucaaradka.
Madaxweynaha ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay sii wadidda wada-hadallada siyaasadeed iyo is-afgaradka qaranka, isagoo xusay in wada-hadalku yahay hannaan joogto ah oo loo baahan yahay in la sii wado, iyadoo la eegayo duruufaha siyaasadeed ee dalka.
“Wada-hadallada siyaasadeed iyo is-afgaradka qaranka waa waddo horumar lagu sameeyo, laakiin ma’aha dhammaad ee waa howl socota markasta iyo duruuf kasta oo taagan. Sidaas daraadeed waxaan shacabka Soomaaliyeed u cadeynayaa iyo bulshada caalamka in albaabka wada-hadalka uu furanyahay markasta iyo xaalad kasta oo taagan,” ayuu yiri.
“Wada-hadallada siyaasadeed iyo is-afgaradka qaranka waa waddo horumar lagu sameeyo, laakiin ma’aha dhammaad ee waa howl socota markasta iyo duruuf kasta oo taagan. Sidaas daraadeed waxaan shacabka Soomaaliyeed u cadeynayaa iyo bulshada caalamka in albaabka wada-hadalka uu furanyahay markasta iyo xaalad kasta oo taagan,” ayuu yiri Xasan Sheekh.
Intaas kadib waxaa soo jawaabay Fahad Yaasiin oo ka tirsan Isbahaysiga Haybad Qaran, wuxuuna dhaliil u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo ku eedeeyay inuu iska indha-tiray dadkiisa iyo xaaladda siyaasadeed ee dalka.
Sidoo kale, wuxuu khudbadda Madaxweynaha ku tilmaamay mid muujinaysa inuu ka fogaaday xaaladda dhabta ah ee dalka, isaga oo yiri: “Waxaa ka muuqata Khudbadda Xasan Sheekh in uu nolosha dadkiisa iyo xaaladda Siyaasadeed ee dalka labadaba uu fasax maskaxeed ka qaatay, una guuray maskax qooq. Daawada kaliya ee miyirka usoo celin kartaa, waa in qalliin lagu sameeyo oo laga nadiifiyo fayraska kursi-qooq”.
Hadalkan ayaa kusoo aadayo, xilli ay weli taagan tahay kala aragti duwanaansho wayn oo u dhexeysa Dowladda Federaalka iyo mucaaradka, iyadoo ay horay u fashilmeen wada-hadallo muddo soo socday oo ay labada dhinac yeesheen, taas oo xoojisay khilaafka ka taagan dalka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Fahad Yaasiin ayaa si dhaliil leh uga fal-celiyay khudbaddii Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ee ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, gaar ahaan amniga iyo doorashooyinka.
Qodobada muhiimka ah
- Fahad Yaasiin ayaa dhaliil u jeediyay khudbaddii Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ee ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya.
- Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay sii wadidda wada-hadallada siyaasadeed iyo is-afgaradka qaranka.
- Maqaalku wuxuu sheegayaa in doorashooyinkii ka dhacay Gobolka Banaadir, Koonfur Galbeed, Galmudug iyo HirShabelle ay ka qayb-galeen dad ka badan hal milyan oo qof.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ee ku aaddan dhaliilaha Fahad Yaasiin.
- Eedeymaha ku saabsan tirada ka qaybgalayaasha doorashooyinka ayaa la sheegay laakiin aan si madax-bannaan loo xaqiijin.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanno ka yimid Fahad Yaasiin iyo Madaxweynaha Xasan Sheekh iyada oo aan la helin xaqiijin dibadda ah.
Gunaanadka akhristaha
Dhaliilaha Fahad Yaasiin waxay muujinayaan khilaafaadka siyaasadeed ee socda ee Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee dowladda ay qaadi doonto si ay uga jawaabto dhaliilaha Fahad Yaasiin?
- Sidee loo dhisi doonaa wada-hadalka siyaasadeed ee socda mustaqbalka?
- Maxay yihiin tallaabooyinka lagu xallinayo kala aragti duwanaanshaha siyaasadeed ee maqaalka lagu xusay?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · fahad · sheekh · fal
Warbixintan hadda hal il oo keliya ayaa soo gudbisay: Caasimada Online.