Topic
Warkasta is tracking sheekh across 44 reports from 7 sources. Recent coverage touches xasan, soomaaliya, and muqdisho, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Okt 26 (Jowhar)- Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa casuumaad rasmi ah u fidiyey hoggaanka mucaaradka iyo qaybaha bulshada rayidka ah, si ay uga qaybgalaan gogol wadatashi Qaran oo lagu qabanayo magaalada Muqdisho. Gogosha wadatashiga ayaa la qorsheeyey inay qabsoonto muddada u dhexeysa 14-ka ilaa 18-ka Nofeembar 2026, iyadoo casuumaadda loo diray Xisbiga Nabad iyo…

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa casuumaad rasmi ah u fidiyey hoggaanka mucaaradka iyo qaybaha bulshada rayidka ah, si ay uga qaybgalaan gogol wadatashi Qaran oo lagu qabanayo magaalada Muqdisho. Gogosha wadatashiga ayaa la qorsheeyey inay qabsoonto muddada u dhexeysa 14-ka ilaa 18-ka Nofeembar 2026, iyadoo casuumaadda loo diray Xisbiga Nabad iyo Nolol, Golaha Mustaqbalka…

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casuumaad rasmi ah u fidiyay Golaha Mustaqbalka, xisbiga Nabad & Nolol iyo… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo bayaan soo saaray ayaa gogol u fidiyay dhinacyada mucaaradka iyo dalladda bulshada rayidka, si looga wada-hadlo xaaladda cakiran ee dalka, gaar ahaan khilaafka taagan. Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha uu casuumaad u diray Xisbiga Nabad iyo Nolol, Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed,…

Agaasimihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee (NISA), Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo qoraal kooban soo saaray ayaa si la yaableh uga fal-celiyay khudbaddiisa uu caawa jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay xaaladdda guud ee dalka, gaar ahaan amniga, doorashooyinka iyo khilaafka u dhexeeysa isaga…

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Gaashaanle Sare Maxamed Cabdiqaadir oo loo yaqaan “Shariif” u magacaabay Taliyaha Ciidamada Badda Soomaaliyeed, iyadoo xilkaas laga qaaday Sarreeye Guuo Cabdiwahaab Cabdullahi Cumar oo muddo dheer soo hayay. Taliyaha cusub ee lasoo magacaabay ayaa ka mid ah saraakiisha leh waxbarasho iyo tababar ciidan

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ku qaabilay Islaan Ciise Islaan Maxamed oo ka mid ah isimada dhaqanka Puntland, iyagoo ka wada-hadlay duqeyn dhawaan ka dhacday xeebaha gobolka Nugaal. Sida ay Caasimada Online ka soo xigatay mas’uuliyiin ka tirsan Villa Somalia, kulanka ayaa si gaar ah diiradda…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cabdixakiin Luqmaan Maxamed, Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Iidow iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad, Mudane Jaamac Cali Maxamuud oo caawa loo doortay hoggaanka cusub ee Golaha Wakiillada Hirsha

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo safar shaqo ku jooga magaalada Muqdisho, ayaa kulan la qaatay madaxweynihii hore ee Dowladda Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee deegaannada Koonfur Galbeed, gaar ahaan arrimaha amniga, siyaasadda, nabadeynta, dib-u-heshiisiinta bulshada iyo dib-u-xo

Puntland, Jubaland iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee Muqdisho ayaa ugu baaqay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in uu joojiyo doorashooyinka halka dhinac… Sii akhri

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa walaac ka muujiyey xaaladda amni ee deegaannada maamulka, isaga oo sheegay in loo baahan yahay in la xoojiyo dadaallada ka dhanka ah ciidamada taabacsan laftagereen iyo sugidda amniga shacabka. Sheekh Aadan Madoobe ayaa hadalkan ka jeediyey kulan casho-sharaf iyo is-xogwareysi ah oo…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray guddoonka cusub ee Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug oo maanta lagu doortay magaalada Dhuusamareeb. Madaxweynaha…

Puntland ayaa ku baaqday in la iska kaashado ka hortagga Dowladda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo ku eedeysay inay waddo hannaan doorasho oo khatar gelin kara midnimada dalka. Baaqan ayaa imanaya xilli uu sii xoogeysanayo khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo Puntland oo si…

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beeniyay in xarunta TURKSOM ee Muqdisho ay tahay saldhig ciidan oo ay Turkigu leeyihiin, isaga oo ku tilmaamay sheegashadaas “dacaayad aan sal lahayn”. Madaxweynaha oo wareysi siiyay Al Jazeera ayaa sheegay in TURKSOM ay tahay xarun loogu talagalay tababarka ciidamada Soomaaliya, isla markaana aanu jirin…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka shidaalka qodaya ee Çağrı Bey, kaas oo ku sugan biyaha Soomaaliya, halkaas oo uu ka wado hawlaha qodista shidaalka. Madaxweynaha ayaa intii uu kormeerka ku jiray kulan la yeeshay khubarada iyo mas’uuliyiinta markabka, kuwaas oo warbixin ka siiyey…

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo war-sxaafadeed soo saaray ayaa u jawaabay Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay isku hayaan arrimaha siyaasadda, gaar ahaan hannaanka doorashooyinka iyo wax ka beddelka dastuurka dalka. Farmaajo ayaa shaaca ka qaaday in hadalladdii u dambeeyay ee uu jeediyay Madaxwy

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dowladda federaalku aysan dalka u horseedayn dagaal siyaasadeed, isla markaana aysan qorsheynayn inay weerarto madaxda mucaaradka iyo dadka ka aragtida duwan dowladda.

Mohamed Sheekh Axmed ayaa noqday guddoomiyaha kumeelgaarka ah ee Baarlamaanka Dowlad-goboleedka Galmudug, kaddib markii maanta la dhaariyey xildhibaannada cusub ee golaha, oo ka kooban 89 xubnood.…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey oo ku sugan biyaha Soomaaliya, halkaas oo uu ka wado hawlaha…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan biyaha Soomaaliya, halkaasi oo uu ka wado hawlaha qodista shidaalka dalka. Madaxweynaha ayaa khubarada iyo mas’uuliyiinta markabka ka dhageystay warbixin ku saabsan shaqada la qabtay, natiijooyinka laga gaaray howlaha qodista shidaalka…

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beeniyay hadal-haynta la xiriirta in Dowladda Federaalka ay qorsheyneyso weerar ka dhan ah siyaasiyiinta mucaaradka, isaga oo sheegay inaysan jirin cid ay doonayaan inay dagaal ku qaadaan. Madaxweynaha ayaa sheegay in khilaafaadka siyaasadeed lagu xallin karo wada-hadal, isaga oo carrabka ku adkeeyay in albaabka wada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qaabilay safiirrada dalalka Carabta ee deggan Soomaaliya, kuwaas oo uu kala hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed, iskaashiga labada dhinac iyo horumarinta…

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare leh loogu xusay Maalinta Calanka Soomaaliyeed, taasi oo astaan u ah gobannimada, midnimada iyo jiritaanka ummadda Soomaaliyeed. Munaasabadda maalinta Calanka waxaa ka qayb galay Guddoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya, Guddoomiye Ku xigeenka Koowa

Warsaxaafadeed kasoo baxay Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa looga hadlay xiisadda u dhexeysa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ahayd, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, kadib markii dhaq-dhaqaaq ciidan oo u dhexeeya labada dhinac laga dareeyay magaalada Muqdisho. Golaha ayaa daan-daansi ku tilmaamay tallaabooyinkii ugu dambeeyay ee a

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sheekh ayaa si kulul ugu jawaabay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo ciidamadiisa ku eedeysay inay khalkhal-gelin amni ka wadaan magaalada Muqdisho, iyadoo soo bandhigtay caddeymo muujinayo in maleeshiyaad ku hubeysnaa AK-47, BKM iyo RPG ay xoog ku galeen guryo ku yaalla xaafadda…

Xisbiga Himilo Qaran ayaa ka digay tallaabo militari oo lagu qaado xarumaha siyaasiyiinta mucaaradka, isagoo sheegay in Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud uu qaadi doono mas’uuliyadda iyo cawaaqib-xumada ka dhalata haddii weerar noocaas ah uu dhaco. War-saxaafadeed kasoo baxay Xisbiga Himilo Qaran ayaa lagu sheegay in xisbigu si dhow ula socdo waxa uu…
Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu laba jeer noqday Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya. Labadii xilli ee uu hoggaanka hayey, waxaa hal-ku-dhegyadiisa ugu waaweynaa ka mid ahaa: “Soomaalia oo heshiis ah, dunidana heshiis la ah” iyo “Qabyo ninkeed ayaa dhameeya.”

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay safarradii uu dhawaan Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ku tegay Itoobiya iyo Masar, isagoo dhaliilay kulamadii uu halkaasi kula yeeshay hoggaamiyeyaasha dalalkaas. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay inaysan habboonayn in Madaxweynaha Soomaaliya uu waqti isku dho

Warbaahinta Itoobiya ayaa haatan wajheysa jahwareer xooggan oo ka dhashay maqaal ka dhan ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ay baahisay Wakaaladda Wararka dalkaasi ee ENA. Warbixinta oo ciwaan looga dhigay “Khiyaamada Xasan Sheekh waxa ay wax u dhimeysa xaqiiqooyinka gobolka” ayaa markii dambe laga saaray bogga…

Addis Ababa – Wakaaladda Wararka Itoobiya (ENA) ayaa daabacday maqaal si adag u dhaliilaya siyaasadda arrimaha dibadda ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo ku eedeysay inuu Soomaaliya u jiheeyay dhinac siyaasadeed oo ay Itoobiya u aragto inuu ka hor imaanayo danaha iyo himilooyinka istiraatiijiga ah ee Addis Ababa. Maqaalka ENA ayaa si gaar ah…
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, kaddib markii Baarlamaanka Itoobiya uu dib ugu doortay xilka Ra’iisul Wasaaraha,…

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay La-taliyaha sare ee Madaxweynaha Mareykanka u qaabilsan arrimaha Carabta iyo Afrika Massad Boulos, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka. Labada mas’uul ayaa kulankooda waxa ay kaga wada-hadleen arrimo la xiriira…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Al-Calamayn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Al-Calamayn–Afrika, oo ay isugu yimaadeen madax, wasiirro, hoggaamiyeyaal, maalgashadayaal iyo hay’adaha maaliyadeed ee qaaradda Afrika. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa khudbaddiisa kaga hadlay isbeddellada dhaqaale iyo siyaasadeed ee
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya uu yahay mid wanaagsan, isagoo xusay in Soomaaliya aysan Itoobiya ka hor istaageyn inay hesho marin-badeed ay u isticmaasho ganacsigeeda iyo danaha dhaqaale, balse arrintaasi ay tahay inay ku timaaddo heshiis rasmi ah oo dhex mara labada dal.

Madaxweynaha Soomaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane Cabdulfataax Al-Sisi, intii uu socday shir madaxeedka Madasha Ganacsiga Afrika ee ka socda magaalada cusub ee Al-Calamayn. Xasan iyo Al-Sisi ayaa kulankooda kaga wada-hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga taariikhiga ah ee ka…
3 Oktoobar 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Cabdulfataax Al-Sisi, intii uu socday shir madaxeedka Madasha…

Al-Calamayn, Masar – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, halkaas oo uu kaga qaybgalayo Madasha Al-Calamayn Afrika Forum. Madasha ayaa diiradda lagu saaraya xoojinta iskaashiga dhaqaale, dhiirrigelinta maalgashiga iyo dardargelinta horumarka qaaradda Afrik

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Al-Calamayn ee dalka Masar. Madaxweyne… Sii akhri
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee dalka Masar, halkaas oo uu kaga qaybgalayo Madasha Al-Calamayn Afrika. Madasha ayaa diiradda lagu…

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay safiirrada cusub cusub ee Jamhuuriyadda Türkiye Midowga Yurub, kuwaas oo dhawaan soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada dalka. Xasan Sheekh ayaa warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjiraha cusub ee Türkiye Mudane Ferhat Alkan iyo Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya muda
Noloshii Dr. Maxamed Aadan Sheekh waxay isaga gudubtay qaybo waaweyn oo ka mid ah sooyaalka Soomaaliya ee qarnigii labaatanaad, si gaar ah noloshii reerguuraaga, middii gumaystaha iyo Maamulkii Wasaayada ee…

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay doorashooyinka Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka ee Galmudug iyo HirShabelle, isagoo ku tilmaamay tallaabo muhiim ah oo loo qaaday dhanka dimuqraadiyadda iyo horumarinta nidaamka doorashooyinka dalka. Xasan Sheekh ayaa sheegay in shacabka ku nool gobollada Mudug, Galgaduud, Hiiraan iyo Shabeellaha

Jabuuti (Caasimada Online) -Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku tagay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaas oo uu kulan miro-dhal ah kula yeeshay dhiggiisa dalkaasi, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Kulanka labada Madaxweyne ayaa waxaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga soo jireenka ah ee Soomaliya i
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta safar shaqo ku tagay dalka Jabuuti, halkaas oo uu kulan miro-dhal ah kula yeeshay Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle.