Gabar 5 jir ah oo si xun loo dilay oo meydkeeda laga helay xarun Caafimaad
Waxa dhacay
40 ilbiriqsiGabar 5 jir ah ayaa meydkeeda laga helay kadib markii ay la la'ayd muddo labo habeen ah magaalada Baydhabo.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Meydka gabadha yar ayaa la sheegay in gelinkii dambe ee Jimcihii laga helay xarun caafimaad oo ku dhaggan guriga qoyskeeda oo ku yaalla deegaanka Xaqsoor.
- Booliska ayaa sheegay in saddeex ruux oo kala ah labo dumar ah iyo Nin loo qabtay dhacdada, isla markaana uu baaritaano ku socdo.
- Qoyska gabadha ayaa sheegay in Ikhlaas Ibraahim, ay wayeen 2-dii Duhurnimo ee Arbacadii, waxaana ciidamada ammaanka muddo labo maalin ah baaritaano ka wadeen gudaha magaalada iyo nawaaxigeeda.
- Ibraahim oo ah Aabaha qoyska ayaa sheegay in meydka gabadha ay ku arkeen jirdil iyo garaacid, in lagu ceejiyay xariga, balse weli mas’uuliyiinta baaritaanka ma aysan shaacin.
Sida ay sheegtay Raxanreeb Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin xaaladaha saxda ah ee keenay dhimashada gabadha?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Meydka gabadha yar ayaa la sheegay in gelinkii dambe ee Jimcihii laga helay xarun caafimaad oo ku dhaggan guriga qoyskeeda.
- Booliska ayaa sheegay in saddeex ruux oo kala ah labo dumar ah iyo Nin loo qabtay dhacdada.
- Ibraahim oo ah Aabaha qoyska ayaa sheegay in meydka gabadha ay ku arkeen jirdil iyo garaacid.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Baydhabo ( Raxanreeb Online) Gabar 5 jir ah oo la la’aa muddo labo habeen ayaa meydkeeda laga helay meel guriga qoyskeeda ee magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.
Meydka gabadha yar ayaa la sheegay in gelinkii dambe ee Jimcihii laga helay xarun caafimaad oo ku dhaggan guriga qoyskeeda oo ku yaalla deegaanka Xaqsoor.
Booliska ayaa sheegay in saddeex ruux oo kala ah labo dumar ah iyo Nin loo qabtay dhacdada, isla markaana uu baaritaano ku socdo.
Qoyska gabadha ayaa sheegay in Ikhlaas Ibraahim, ay wayeen 2-dii Duhurnimo ee Arbacadii, waxaana ciidamada ammaanka muddo labo maalin ah baaritaano ka wadeen gudaha magaalada iyo nawaaxigeeda.
Ibraahim oo ah Aabaha qoyska ayaa sheegay in meydka gabadha ay ku arkeen jirdil iyo garaacid, in lagu ceejiyay xariga, balse weli mas’uuliyiinta baaritaanka ma aysan shaacin.
Sidoo kale hoggaamiyaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Axmed Madoobe, ayaa la sheegay inuu soo fara-geliyay dhacdada gabadha, isla markaana ciidanka booliska iyo hay’adda Sirdoonka ku amray in ay si degdeg ah u baaraan dhacdada, isla markaana tallaabo sharciga waafaqsan laga qaado shaqsiyadkii loo qabto falkaasi.
Sarkaal booliska ah, ayaa sheegay in mid kamid ah dadka la xiray uu ilaalo ka ahaa dhismaha laga helay meydka gabadha yar.
Wixii kusoo kordho warkan halkan kala soco.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Gabar 5 jir ah ayaa meydkeeda laga helay kadib markii ay la la'ayd muddo labo habeen ah magaalada Baydhabo. Meydka gabadha yar ayaa la sheegay in gelinkii dambe ee Jimcihii laga helay xarun caafimaad oo ku dhaggan guriga qoyskeeda.
Qodobada muhiimka ah
- Gabar 5 jir ah ayaa meydkeeda laga helay kadib markii ay la la'ayd muddo labo habeen ah magaalada Baydhabo.
- Meydka gabadha yar ayaa la sheegay in gelinkii dambe ee Jimcihii laga helay xarun caafimaad oo ku dhaggan guriga qoyskeeda.
- Booliska ayaa sheegay in saddeex ruux oo kala ah labo dumar ah iyo Nin loo qabtay dhacdada.
- Ibraahim oo ah Aabaha qoyska ayaa sheegay in meydka gabadha ay ku arkeen jirdil iyo garaacid.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid mas'uuliyiinta ku saabsan horumarka baaritaanka.
- Faahfaahinta ku saabsan xaaladaha dhimashada gabadha ayaa weli aan caddayn.
Gunaanadka akhristaha
Dhimashada murugada leh ee gabadha yar waxay muujinaysaa walaac weyn oo ku saabsan amniga iyo badbaadada bulshada.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin xaaladaha saxda ah ee keenay dhimashada gabadha?
- Maxaa la sameyn doonaa dadka la xiray?
- Waa maxay macluumaad dheeri ah oo boolisku bixin doonaan ku saabsan baaritaanka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Raxanreeb Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · jir · meydkeeda · laga