Topic
Warkasta is tracking laga across 8 reports from 6 sources. Recent coverage touches puntland, nisa, and dhisayo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi, The post Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka first appeared on Radio Dalsan .

Iyadoo la fulinayo amarka Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, laguna dhaqmayo go’aannadii ka soo baxay gogoshii nabadeed ee ka dhacday degmada Balanballe, ayaa maanta magaalada Muqdisho laga soo dejiyey laba eedeysane oo kala ah Cabdi Maxamed Axmed iyo Daahir Tahliil Cigaal, kuwaas oo laga soo qabtay deegaannada Kaxandhaale […]

Xiriirka Puntland iyo dowladda federaalka ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay xumaa, iyadoo arrinta ugu weyn ee la isku diiddan yahay ay tahay wax ka beddelka dastuurka.

Puntland ayaa markii ugu horreysay sheegtay in ciidamada federaalka ee laga qorayo deegaannadeeda ay salka ku hayso ololaha doorasho soo… Sii akhri

Rasaasta hubka waaweyn laga rido oo goo goos ah ayaa saaka laga maqlay agagaarka xerada ciidamada Ligle ee ku taalla… Sii akhri

Wasaaradda amniga Puntland ayaa maanta soo saartay War-saxaafadeed ay ku shaacisay qodobo cusub oo lagu xoojinayo…

Jun 12 (Jowhar)-Wararka ka imanaya gobolka Shabelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ay qabteen walxo kiimiko ah oo dagaalamayaasha Alshabaab ay doonayeen inay ka sameeyaan waxyaalaha qarxa. Agabkan ay heleen hay’adda NISA ayaa la sheegay inay ku jiren jiirigaano gaaraya boqol kuwaasoo lagu qareiyay meel ku dhow xeebta deegaanka […]
Ciidamada ammaanka magaalada Muqdisho ayaa galabta soo bandhigay hub isugu jira noocyo kala duwan oo la sheegay in laga soo… Sii akhri