Golaha Shacabka oo dhammaystiray akhrinta koowaad ee heshiiska Qaramada Midoobay ee ka dhanka ah ka ganacsiga daroogada
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiGolaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dhammaystiray akhrinta koowaad ee heshiiska Qaramada Midoobay ee ka dhanka ah ka ganacsiga daroogada 19-ka Oktoobar 2026.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka oo ahaa kalfadhiga siddeedaad, kulankiisa 26-aad, ayaa ka dhacay xarunta Golaha Shacabka, waxaana shir-guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), oo uu wehelinayey Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha, Cabdullaahi Cumar Abshirow.
- Heshiiskan oo ay Golaha Shacabka u soo gudbisay Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa xildhibaannadu su’aalo ka weydiiyeen Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Dr.
- Heshiiska Qaramada Midoobay ee 1988-kii ayaa saldhig u ah iskaashiga caalamiga ah ee lagula dagaallamayo ka ganacsiga sharci-darrada ah ee maandooriyeyaasha iyo walxaha maskaxda saameeya.
- Dhanka kale, Golaha Shacabka ayaa akhrinta saddexaad mariyey heshiisyada u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga ee ku saabsan iskaashiga caalamiga ah ee dhinaca garsoorka.
Sida ay sheegtay Goobjoog Somali
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo hirgeliyo heshiiskan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dhammaystiray akhrinta koowaad ee heshiiska Qaramada Midoobay ee ka dhanka ah ka ganacsiga daroogada.
- Heshiiskan oo la xiriira heshiiskii caalamiga ahaa ee la ansixiyey 1988-kii.
- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Cali Xaaji Aadan, kaas oo ka jawaabay su’aalihii ay mudanayaashu ka qabeen heshiiska.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho, 19 Oktoobar 2026 – Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dhammaystiray akhrinta koowaad ee heshiiska Qaramada Midoobay ee ka dhanka ah ka ganacsiga sharci-darrada ah ee maandooriyeyaasha iyo walxaha maskaxda saameeya, kaas oo la xiriira heshiiskii caalamiga ahaa ee la ansixiyey 1988-kii.
Kulanka oo ahaa kalfadhiga siddeedaad, kulankiisa 26-aad, ayaa ka dhacay xarunta Golaha Shacabka, waxaana shir-guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), oo uu wehelinayey Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha, Cabdullaahi Cumar Abshirow.
Heshiiskan oo ay Golaha Shacabka u soo gudbisay Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa xildhibaannadu su’aalo ka weydiiyeen Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Cali Xaaji Aadan, kaas oo ka jawaabay su’aalihii ay mudanayaashu ka qabeen heshiiska.
Heshiiska Qaramada Midoobay ee 1988-kii ayaa saldhig u ah iskaashiga caalamiga ah ee lagula dagaallamayo ka ganacsiga sharci-darrada ah ee maandooriyeyaasha iyo walxaha maskaxda saameeya.
Dhanka kale, Golaha Shacabka ayaa akhrinta saddexaad mariyey heshiisyada u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga ee ku saabsan iskaashiga caalamiga ah ee dhinaca garsoorka. Warbixinta heshiisyadan waxaa Golaha la wadaagay Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Golaha Shacabka, Xildhibaan Maxamed Jaamac Mursal (Geelle).
Sidoo kale, xildhibaannadu waxay akhrinta saddexaad mariyeen Hindise-sharciyeedka wax-ka-beddelka Sharciga Bankiga Dhexe ee Soomaaliya, Sharci Lr. 130 ee 2012-kii.
Guddoomiye Ku-xigeenka Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka Hay’adaha Dowladda, Xildhibaan Maxamed Haaruun Cabdullaahi, ayaa Golaha u faahfaahiyey warbixinta akhrinta saddexaad ee hindise-sharciyeedka.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulanka soo xiray, isaga oo xildhibaannada uga mahadceliyey ka qaybgalka kulanka iyo gudashada waajibaadkooda dastuuriga ah.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dhammaystiray akhrinta koowaad ee heshiiska Qaramada Midoobay ee ka dhanka ah ka ganacsiga daroogada 19-ka Oktoobar 2026.
Qodobada muhiimka ah
- Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dhammaystiray akhrinta koowaad ee heshiiska Qaramada Midoobay ee ka dhanka ah ka ganacsiga daroogada.
- Heshiiskan oo la xiriira heshiiskii caalamiga ahaa ee la ansixiyey 1988-kii.
- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Cali Xaaji Aadan, kaas oo ka jawaabay su’aalihii ay mudanayaashu ka qabeen heshiiska.
- Golaha Shacabka ayaa akhrinta saddexaad mariyey Hindise-sharciyeedka wax-ka-beddelka Sharciga Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid dhinacyada la eedeeyay ama la dhaleeceeyay.
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan sheegashooyinka la sameeyay.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanno rasmi ah oo aan la xaqiijin.
Gunaanadka akhristaha
Golaha Shacabka wuxuu si firfircoon uga qaybqaadanayaa habraacyada sharci dejinta ee la xiriira ka ganacsiga daroogada iyo xeerarka maaliyadeed.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo hirgeliyo heshiiskan?
- Sidee ayay wax ka beddelka Sharciga Bankiga Dhexe u saameyn doonaan dhaqaalaha?
- Maxay yihiin tallaabooyinka xiga ee heshiiska ka dhanka ah ka ganacsiga daroogada?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Goobjoog Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · shacabka · akhrinta · dhammaystiray
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada- Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo casho sharaf u sameeyay xildhibaannada labada Aqal ee laga soo doorto Koonfur Galbeed
Shabelle Media
- Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka oo la kulmay Taliyeyaasha Ciidanka Xoogga iyo NISA
Shabelle Media
- Guddiga Difaaca Golaha Shacabka oo la kulmay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida
Goobjoog Somali