Topic
Warkasta is tracking akhrinta across 1 report from 1 source. Recent coverage touches golaha and shacabka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho, Soomaaliya – 17 Oktoobar 2026 – Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulankooda 25-aad ee kalfadhiga 8-aad ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka, iyadoo kulanka uu shir-guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), oo uu wehelinayey Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha, Cabdullaahi Cumar Abshirow. Ugu horreyn, xildhib