Guddoomiyaha Aqalka Sare oo qaabilay Danjiraha cusub ee Turkiga u fadhiya Soomaaliya
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiGuddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Ferhat Alkan, iyadoo diiradda la saarayo xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka oo ahaa mid isbarasho iyo soo dhoweyn ah ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee Soomaaliya iyo Turkiga iyo sidii loo sii horumarin lahaa iskaashiga diblomaasiyadeed ee labada dal.
- Intii uu kulanku socday, labada mas’uul ayaa si qoto dheer uga wada hadlay muhiimadda ay leedahay adkaynta xiriirka iyo iskaashiga labada dal, gaar ahaan dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha, arrimaha bulshada iyo horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha.
- Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Dowladda Turkiga uga mahadceliyey taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan tahay Soomaaliya iyo mashaariicda horumarineed ee ay dalka ka fulisay, kuwaas oo door muhiim ah ka qaadanaya horumarka iyo dib-u-dhiska dalka.
- Ugu dambayn, Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Danjiraha Turkiga ayaa isku raacay muhiimadda ay leedahay sii adkaynta xiriirka saaxiibtinimo iyo iskaashiga istaraatiijiyadeed ee Soomaaliya iyo Turkiga, iyagoo muujiyey sida ay uga go’an tahay horumarinta xiriir ku dhisan saaxiibtinimo, is-ixtiraam iyo danaha wadaagga ah ee labada dal.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin mashaariicda gaarka ah ee Turkiga taageerayo Soomaaliya?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Ferhat Alkan.
- Kulanka oo ahaa mid isbarasho iyo soo dhoweyn ah ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee Soomaaliya iyo Turkiga iyo sidii loo sii horumarin lahaa iskaashiga diblomaasiyadeed ee labada dal.
- Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Dowladda Turkiga uga mahadceliyey taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan tahay Soomaaliya iyo mashaariicda horumarineed ee ay dalka ka fulisay.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho — Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Ferhat Alkan.
Kulanka oo ahaa mid isbarasho iyo soo dhoweyn ah ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee Soomaaliya iyo Turkiga iyo sidii loo sii horumarin lahaa iskaashiga diblomaasiyadeed ee labada dal.
Intii uu kulanku socday, labada mas’uul ayaa si qoto dheer uga wada hadlay muhiimadda ay leedahay adkaynta xiriirka iyo iskaashiga labada dal, gaar ahaan dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha, arrimaha bulshada iyo horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha. Waxay sidoo kale isla eegeen fursadaha lagu dardargelin karo wada-shaqeynta labada dhinac iyo is-weydaarsiga khibradaha.
Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Dowladda Turkiga uga mahadceliyey taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan tahay Soomaaliya iyo mashaariicda horumarineed ee ay dalka ka fulisay, kuwaas oo door muhiim ah ka qaadanaya horumarka iyo dib-u-dhiska dalka. Guddoomiyuhu wuxuu sidoo kale adkeeyey muhiimadda ay leedahay sii ballaarinta taageeradaas iyo xoojinta iskaashiga ku dhisan danaha wadajirka ah ee labada shacab.
Ugu dambayn, Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Danjiraha Turkiga ayaa isku raacay muhiimadda ay leedahay sii adkaynta xiriirka saaxiibtinimo iyo iskaashiga istaraatiijiyadeed ee Soomaaliya iyo Turkiga, iyagoo muujiyey sida ay uga go’an tahay horumarinta xiriir ku dhisan saaxiibtinimo, is-ixtiraam iyo danaha wadaagga ah ee labada dal.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Ferhat Alkan, iyadoo diiradda la saarayo xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga.
Qodobada muhiimka ah
- Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Ferhat Alkan.
- Kulanka oo ahaa mid isbarasho iyo soo dhoweyn ah ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee Soomaaliya iyo Turkiga iyo sidii loo sii horumarin lahaa iskaashiga diblomaasiyadeed ee labada dal.
- Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Dowladda Turkiga uga mahadceliyey taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan tahay Soomaaliya iyo mashaariicda horumarineed ee ay dalka ka fulisay.
- Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Danjiraha Turkiga ayaa isku raacay muhiimadda ay leedahay sii adkaynta xiriirka saaxiibtinimo iyo iskaashiga istaraatiijiyadeed ee Soomaaliya iyo Turkiga.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha Dowladda Turkiga ama dhinacyada kale.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha kulanka lagu sheegay.
- Maqaalku ma caddaynayo wax natiijo ah ama heshiisyo ka baxsan wadahadalada.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka wuxuu muujinayaa dadaallada diblomaasiyadeed ee socda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin mashaariicda gaarka ah ee Turkiga taageerayo Soomaaliya?
- Sidee loo hirgelin doonaa iskaashiga la xoojiyey?
- Maxay yihiin qorshayaasha mustaqbalka ee xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · aqalka · qaabilay · fadhiya
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada