Topic
Warkasta is tracking aqalka across 4 reports from 2 sources. Every report links to its original source, with side-by-side comparison where outlets differ.

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa dhaliil u jeediyay xubnaha golaha, kaddib markii uu guddoomiyey kulan ay maanta yeesheen Senatorrada Aqalka Sare. Cabdi Xaashi ayaa kulanka ka sheegay inuu aad uga xun yahay habsami-u-socod la’aanta howlaha shaqo ee golaha, isaga oo qiray in Aqalka…

MUQDISHO, Soomaaliya — Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa Muqdisho ku qaabilay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, Mudane László Eduárd Máthé, iyo wafdi uu hoggaaminayay. Kulanka oo ahaa mid isbarasho iyo soo dhoweyn ah, ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Ferhat Alkan. Kulanka oo ahaa mid isbarasho iyo soo dhoweyn ah ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee Soomaaliya iyo Turkiga iyo sidii loo sii horumarin…

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka Aljeeriya u fadhiya Soomaaliya, Dr. Maxamed Caliim. Kulanka oo ahaa mid isbarasho ah ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iyo horumarinta xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Aljeeriya. Guddoomiyaha iyo Danjiraha a