Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Kulan la Qaatay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka
Waxa dhacay
40 ilbiriqsiGuddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa kulan la qaatay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka si looga hadlo hawlahooda iyo waajibaadkooda.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka ayaa looga hadlay warbixin ku saabsan hawlaha, waajibaadka iyo shaqada uu guddigu hayo, iyadoo Guddoomiyaha Golaha Shacabka uu bogaadiyey dadaallada Guddiga ee ku aaddan ilaalinta iyo horumarinta xuquuqul insaanka.
- Guddoomiye Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sidoo kale adkeeyey muhiimadda ay leedahay xoojinta wada-shaqeynta hay’adaha qaranka iyo Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka.
- Sidoo kale, Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa Guddiga ku boorriyey in hawlaha iyo shaqada uu qabto si joogto ah lala wadaago Golaha Shacabka, si loo xoojiyo iskaashiga iyo is-dhaafsiga xogta ee u dhexeeya labada dhinac.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin hawlaha gaarka ah ee kulanka lagu gorfeeyay?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan la qaatay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo ay hoggaamineysay Guddoomiyaha Guddiga, Dr. Maryam Qasim.
- Kulanka ayaa looga hadlay warbixin ku saabsan hawlaha, waajibaadka iyo shaqada uu guddigu hayo.
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka uu bogaadiyey dadaallada Guddiga ee ku aaddan ilaalinta iyo horumarinta xuquuqul insaanka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan la qaatay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, oo ay hoggaamineysay Guddoomiyaha Guddiga, Dr. Maryam Qasim.
Kulanka ayaa looga hadlay warbixin ku saabsan hawlaha, waajibaadka iyo shaqada uu guddigu hayo, iyadoo Guddoomiyaha Golaha Shacabka uu bogaadiyey dadaallada Guddiga ee ku aaddan ilaalinta iyo horumarinta xuquuqul insaanka.
Guddoomiye Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sidoo kale adkeeyey muhiimadda ay leedahay xoojinta wada-shaqeynta hay’adaha qaranka iyo Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka.
Sidoo kale, Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa Guddiga ku boorriyey in hawlaha iyo shaqada uu qabto si joogto ah lala wadaago Golaha Shacabka, si loo xoojiyo iskaashiga iyo is-dhaafsiga xogta ee u dhexeeya labada dhinac.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa kulan la qaatay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka si looga hadlo hawlahooda iyo waajibaadkooda.
Qodobada muhiimka ah
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan la qaatay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo ay hoggaamineysay Guddoomiyaha Guddiga, Dr. Maryam Qasim.
- Kulanka ayaa looga hadlay warbixin ku saabsan hawlaha, waajibaadka iyo shaqada uu guddigu hayo.
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka uu bogaadiyey dadaallada Guddiga ee ku aaddan ilaalinta iyo horumarinta xuquuqul insaanka.
- Guddoomiye Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sidoo kale adkeeyey muhiimadda ay leedahay xoojinta wada-shaqeynta hay’adaha qaranka iyo Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka.
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Maqaalku wuxuu ku saleysan yahay kaliya bayaannada Guddoomiyaha Golaha.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka wuxuu muujinayaa wadahadallo socda oo ku saabsan xuquuqul insaanka Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin hawlaha gaarka ah ee kulanka lagu gorfeeyay?
- Maxay yihiin qorshayaasha mustaqbalka ee guddigu u leeyahay xuquuqul insaanka Soomaaliya?
- Sidee loo hirgelin doonaa iskaashiga hay'adaha?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · guddiga · guddoomiyaha · madaxa
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada