HirShabeelle oo war ka soo saartay dagaalkii Beledweyne
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Wasiirka amniga HirShabelle, Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Khayre, ayaa ka hadlay dagaal maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ee u dhexeeyay ciidanka amniga iyo Macawiisleyda Xawaadle.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Cidda ay saamaysayQoraal uu soo saaray wasiir Maxamed Cabdiraxmaan Khayre ayuu ku bogaadiyay maamulka degmada, kan gobolka iyo ciidamada ammaanka, isaga oo sheegay inay ka hortageen koox uu ku eedeeyay inay damacsanaayeen inay boob u gaystaan ganacsatada reer Beledweyne.
- “Waxaan bogaadinayaa tallaabada ay maanta qaadeen Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Maamulka Degmada Beledweyne, iyagoo kaashanaya Ciidamada Ammaanka, kana hortagay kooxo damacsanaa boobka hantida iyo ganacsiga muwaadiniinta ku dhaqan Galbeedka Degmada Beledweyne.
- Wasiirka ayaa sidoo kale farriin u diray dadka deegaanka, wuxuuna ugu baaqay inay u istaagaan difaaca naftooda iyo maalkooda, si looga hortago cid kasta oo liddi ku ah amniga.
- “Waxaan idinku boorrinayaa inaad meel uga soo wada jeesataan difaaca xuquuqdiinna, idinkoo ku dhaqmaya midnimo, wadajir iyo isku duubni, sidii aad horeba ugu difaacan jirteen qadiyaddiinna,” ayuu sii raaciyay.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin sababaha gaarka ah ee keenay xiisadaha horseeday dagaalka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Wasiirka amniga HirShabelle, Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Khayre, ayaa ka hadlay dagaal maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kaas oo u dhexeeyay ciidanka amniga iyo Macawiisleyda Xawaadle.
- Wasiir Maxamed Cabdiraxmaan Khayre ayaa bogaadiyay maamulka degmada, kan gobolka iyo ciidamada ammaanka, isaga oo sheegay inay ka hortageen koox uu ku eedeeyay inay damacsanaayeen inay boob u gaystaan ganacsatada reer Beledweyne.
- Wasiirka ayaa sidoo kale farriin u diray dadka deegaanka, wuxuuna ugu baaqay inay u istaagaan difaaca naftooda iyo maalkooda, si looga hortago cid kasta oo liddi ku ah amniga.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka amniga HirShabelle, Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Khayre ayaa ka hadlay dagaal maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kaas oo u dhexeeyay ciidanka amniga iyo Macawiisleyda Xawaadle.
Qoraal uu soo saaray wasiir Maxamed Cabdiraxmaan Khayre ayuu ku bogaadiyay maamulka degmada, kan gobolka iyo ciidamada ammaanka, isaga oo sheegay inay ka hortageen koox uu ku eedeeyay inay damacsanaayeen inay boob u gaystaan ganacsatada reer Beledweyne.
“Waxaan bogaadinayaa tallaabada ay maanta qaadeen Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Maamulka Degmada Beledweyne, iyagoo kaashanaya Ciidamada Ammaanka, kana hortagay kooxo damacsanaa boobka hantida iyo ganacsiga muwaadiniinta ku dhaqan Galbeedka Degmada Beledweyne. Reer Qoraxsin, waxaan leeyahay idinkoo midaysan oo isku duuban, ilaashada hantidiinna, sharaftiinna iyo karaamada qoysaskiinna. Ka feejignaada cid kasta oo isku dayaysa inay ku xadgudubto xuquuqdiinna iyo nabadgelyadiinna,” ayuu qoraalkiisa ku yiri.
Wasiirka ayaa sidoo kale farriin u diray dadka deegaanka, wuxuuna ugu baaqay inay u istaagaan difaaca naftooda iyo maalkooda, si looga hortago cid kasta oo liddi ku ah amniga.
“Waxaan idinku boorrinayaa inaad meel uga soo wada jeesataan difaaca xuquuqdiinna, idinkoo ku dhaqmaya midnimo, wadajir iyo isku duubni, sidii aad horeba ugu difaacan jirteen qadiyaddiinna,” ayuu sii raaciyay.
Dhinaca kale, wuxuu amar siiyay ciidamada dowladda ee ku sugan Beledweyne, wuxuuna faray inay gutaan waajibaadkooda, ayna u istaagaan ilaalinta amniga iyo baqabka shacabka.
“Dowladda Hirshabelle waxay faraysaa dhammaan Ciidamada Qalabka Sida inay si buuxda u gutaan waajibaadkooda, una istaagaan ilaalinta amniga, badqabka iyo hantida muwaadiniinta,” ayuu mar kale yiri wasiirka amniga Dowlad-goboleedka HirShabelle.
Beledweyne ayaa waxaa maalmihii u dambeeyay ka taagneyd xiisad ka dhalatay tabasho beesha Xawaadle ka qabto dhismaha HirShabelle, waxaana magaalada ku sugan Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan iyo taliyihii hore e NISA, Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), kuwaas oo hoggaaminayo dhaq-dhaqaaqyada ka dhanka ah maamulka Cali Guudlaawe.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Wasiirka amniga HirShabelle, Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Khayre, ayaa ka hadlay dagaal maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ee u dhexeeyay ciidanka amniga iyo Macawiisleyda Xawaadle.
Qodobada muhiimka ah
- Wasiirka amniga HirShabelle, Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Khayre, ayaa ka hadlay dagaal maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kaas oo u dhexeeyay ciidanka amniga iyo Macawiisleyda Xawaadle.
- Wasiir Maxamed Cabdiraxmaan Khayre ayaa bogaadiyay maamulka degmada, kan gobolka iyo ciidamada ammaanka, isaga oo sheegay inay ka hortageen koox uu ku eedeeyay inay damacsanaayeen inay boob u gaystaan ganacsatada reer Beledweyne.
- Wasiirka ayaa sidoo kale farriin u diray dadka deegaanka, wuxuuna ugu baaqay inay u istaagaan difaaca naftooda iyo maalkooda, si looga hortago cid kasta oo liddi ku ah amniga.
- Beledweyne ayaa waxaa maalmihii u dambeeyay ka taagneyd xiisad ka dhalatay tabasho beesha Xawaadle ka qabto dhismaha HirShabelle.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha uu wasiirku soo jeediyay.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid Macawiisleyda Xawaadle ama dhinacyada kale ee ku lugta leh.
- Faahfaahinta ku saabsan tirada khasaare ama natiijooyinka gaarka ah ee dagaalka lama soo sheegin.
Gunaanadka akhristaha
Xaaladda Beledweyne ayaa weli ah mid kacsan, iyadoo maamulka deegaanka uu qaadayo tallaabooyin lagu xallinayo walaacyada amniga.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin sababaha gaarka ah ee keenay xiisadaha horseeday dagaalka?
- Maxay noqon doonaan tallaabooyinka ay dowladda qaadi doonto ka dib dhacdadan?
- Ma jiraan wax khasaare ah oo la soo sheegay dagaalka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · soo · beledweyne · hirshabeelle
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada