Itoobiya ‘oo khiyaano’ ku eedeysay Xasan Sheekh kadib shirkii El Alamein
Waxa dhacay
80 ilbiriqsiDowladda Itoobiya ayaa si adag uga fal-celisay mowqifka Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee ku aaddan bayaankii kasoo baxay shirkii ay Soomaaliya, Masar, Ereteriya iyo Suudaan, kaas oo lagu soo qaaday xiisadda ka taagan Wabiga Nile.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Madaxda afarta dal ayaa si weyn u adkeeyay muhiimadda ixtiraamka sharciga caalamiga ah ee nidaamiya webiyada xuduudaha ka gudba, oo uu ku jiro webiga Niil, gaar ahaan mabda’a ah inaan waxyeello la geysan, iyo waajibka iskaashiga ee loo marayo wargelin horudhac ah, wadatashi iyo isku-raac; iyadoo si buuxda loo diidayo tallaabo kasta oo hal dhinac uu qaado, taas oo si taban u saamaynaysa isticmaalka biyaha ee hadda ka jira labada dal ee ku yaalla qaybta hoose ee webiga Niil.
- Wakaaladda Wararka Itoobiya oo warbixin soo saartay ayaa ku eedeysay Xasan Sheekh inuu taageeray tallaabooyin ay sheegtay inay dhaawacayaan danaha istiraatiijiga ah ee Itoobiya, gaar ahaan kuwa la xiriira isticmaalka biyaha Wabiga Nile iyo arrimaha amniga Badda Cas.
- Warbixinta oo ciwaan looga dhigay “Khayaamada Madaxweyne Xasan Sheekh waxa ay wax u dhimeysa xaqiiqooyinka gobolka” waxayna Itoobiya ku dooday in Madaxweyne Xasan Sheekh uu si dadban u taageerayo mowqif siyaasadeed oo lagu xaddidayo doorka Itoobiya ee gobolka.
- Itoobiya ayaa dhinaca kale soo hadal qaaday xiriirka dheer ee kala dhexeeya Soomaaliya, iyadoo tilmaantay inay kaalin wayn ay ka qaadatay arrimaha dib-u-heshiisiinta Soomaaliya iyo taageerada ciidamada Itoobiya ay siiyaan Soomaaliya, gaar ahaan la dagaallanka Al-Shabaab.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Madaxweyne Xasan Sheekh uu qaaday oo Itoobiya sheegtay inay dhaawacayaan danahaheeda?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Dowladda Itoobiya ayaa ku eedeysay Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, inuu taageeray tallaabooyin ay sheegtay inay dhaawacayaan danaha istiraatiijiga ah ee Itoobiya ee ku saabsan Wabiga Niil.
- Warbixinta Itoobiya ayaa sidoo kale lagu sheegay in taageerada uu Madaxweyne Xasan Sheekh u muujiyey bayaanka Al-Calamayn ay keeni karto in dib loo eego xiriirkii amni iyo iskaashi ee Soomaaliya iyo Itoobiya soo dhex maray sannado badan.
- Itoobiya ayaa muddo dheer khilaaf kala dhexeeyey Masar iyo Suudaan oo ku saabsan maamulka iyo isticmaalka biyaha Niilka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Addis Ababa (Caasimada Online) – Dowladda Itoobiya ayaa si adag uga fal-celisay mowqifka Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee ku aaddan bayaankii kasoo baxay shirkii ay Soomaaliya, Masar, Ereteriya iyo Suudaan, 4-tii Oktoobar ku yeesheen magaalada Al-Calamayn ee dalka Masar, kaas oo lagu soo qaaday xiisadda ka taagan Wabiga Nile.
Madaxda afarta dal ayaa si weyn u adkeeyay muhiimadda ixtiraamka sharciga caalamiga ah ee nidaamiya webiyada xuduudaha ka gudba, oo uu ku jiro webiga Niil, gaar ahaan mabda’a ah inaan waxyeello la geysan, iyo waajibka iskaashiga ee loo marayo wargelin horudhac ah, wadatashi iyo isku-raac; iyadoo si buuxda loo diidayo tallaabo kasta oo hal dhinac uu qaado, taas oo si taban u saamaynaysa isticmaalka biyaha ee hadda ka jira labada dal ee ku yaalla qaybta hoose ee webiga Niil.
Wakaaladda Wararka Itoobiya oo warbixin soo saartay ayaa ku eedeysay Xasan Sheekh inuu taageeray tallaabooyin ay sheegtay inay dhaawacayaan danaha istiraatiijiga ah ee Itoobiya, gaar ahaan kuwa la xiriira isticmaalka biyaha Wabiga Nile iyo arrimaha amniga Badda Cas.
Warbixinta oo ciwaan looga dhigay “Khayaamada Madaxweyne Xasan Sheekh waxa ay wax u dhimeysa xaqiiqooyinka gobolka” waxayna Itoobiya ku dooday in Madaxweyne Xasan Sheekh uu si dadban u taageerayo mowqif siyaasadeed oo lagu xaddidayo doorka Itoobiya ee gobolka.
Itoobiya ayaa dhinaca kale soo hadal qaaday xiriirka dheer ee kala dhexeeya Soomaaliya, iyadoo tilmaantay inay kaalin wayn ay ka qaadatay arrimaha dib-u-heshiisiinta Soomaaliya iyo taageerada ciidamada Itoobiya ay siiyaan Soomaaliya, gaar ahaan la dagaallanka Al-Shabaab.
Warbixinta ayaa sidoo kale lagu sheegay in taageerada uu Madaxweyne Xasan Sheekh u muujiyey bayaanka Al-Calamayn ay keeni karto in dib loo eego xiriirkii amni iyo iskaashi ee Soomaaliya iyo Itoobiya soo dhex maray sannado badan.
Dhanka kale, warbixinta Itoobiya ayaa dhaliil loogu jeediyay Madaxweynaha dalka Ereteriya, Isaias Afwerki, iyadoo qoraagu ku dooday in doorka Ereteriya ee shirka Al-Calamayn uu u muuqday mid u janjeera dhanka danaha Masar, gaar ahaan arrimaha la xiriira biyaha Niilka.
Si kastaba, Itoobiya ayaa muddo dheer khilaaf kala dhexeeyey Masar iyo Suudaan oo ku saabsan maamulka iyo isticmaalka biyaha Niilka, iyadoo muranka ugu weyn uu yahay Biyo-xireenka weyn ee Itoobiya oo Masar iyo Suudaan ay walaac ka muujiyeen saameyntiisa.
Waxaa kale oo jirta in Itoobiya oo aan lahayn xeeb ay sannadihii u dambeeyey aysi weyn u muujineysay baahida ay u qabto marin-badeed ganacsi, arrintaas oo qayb ka noqotay siyaasadda dibadda ee Addis Ababa iyo xiriirrada ay la sameysay dalalka gobolka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladda Itoobiya ayaa si adag uga fal-celisay mowqifka Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee ku aaddan bayaankii kasoo baxay shirkii ay Soomaaliya, Masar, Ereteriya iyo Suudaan, kaas oo lagu soo qaaday xiisadda ka taagan Wabiga Nile.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladda Itoobiya ayaa ku eedeysay Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, inuu taageeray tallaabooyin ay sheegtay inay dhaawacayaan danaha istiraatiijiga ah ee Itoobiya ee ku saabsan Wabiga Niil.
- Warbixinta Itoobiya ayaa sidoo kale lagu sheegay in taageerada uu Madaxweyne Xasan Sheekh u muujiyey bayaanka Al-Calamayn ay keeni karto in dib loo eego xiriirkii amni iyo iskaashi ee Soomaaliya iyo Itoobiya soo dhex maray sannado badan.
- Itoobiya ayaa muddo dheer khilaaf kala dhexeeyey Masar iyo Suudaan oo ku saabsan maamulka iyo isticmaalka biyaha Niilka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku wuxuu si weyn u muujinayaa aragtida dowladda Itoobiya iyada oo aan la helin jawaab ka timid dowladda Soomaaliya.
- Eedeymaha dowladda Itoobiya ee ku saabsan tallaabooyinka Madaxweyne Xasan Sheekh ma ahan kuwo si madax-bannaan loo xaqiijiyay.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan natiijooyinka gaarka ah ee shirkii.
Gunaanadka akhristaha
Eedeymaha dowladda Itoobiya ee ka dhanka ah Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muujinaya xiisadaha socda ee ku saabsan Wabiga Niil iyo diblomaasiyadda gobolka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Madaxweyne Xasan Sheekh uu qaaday oo Itoobiya sheegtay inay dhaawacayaan danahaheeda?
- Sidee ayey eedeyntani u saameyn doontaa xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Itoobiya?
- Maxay yihiin cawaaqibka xiisadaha Wabiga Niil ee ku saabsan xasiloonida gobolka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · itoobiya · xasan · shirkii
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada