Kenya oo xirtay nin Soomaali ah oo loo haysto khiyaano la xiriirta…
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Fatah Farah Ahmed ayaa lagu xiray Kenya iyadoo lagu eedeeyay inuu qeyb ka yahay qorshe khiyaano ah oo lagu doonayay in si sharci-darro ah loo helo dhul ku yaalla xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Ninkan ayaa lagu qabtay xaafadda Nyayo Estate ee deegaanka Embakasi kadib markii ay baaritaan ku sameysay Waaxda Dambi-baarista Khaaska ah ee la dagaallanka khiyaanooyinka dhulka (LFIU), taas oo sheegtay in xariggu la xiriirayo kiis ku saabsan isku day lagu doonayay in si sharci-darro ah laguula wareego hanti uu leeyahay qof dumar ah.
- Dhulka muranka dhaliyay ayaa ku yaalla Waddada 4-aad ee Eastleigh Section One, waxaana qiimihiisa lagu qiyaasay 25 milyan oo shilinka Kenya ah.
- Cabashada kiiskan ayaa sida DCI sheegtay waxaa gudbiyay mulkiilaha dhulka, kaas oo Fatah Farah Ahmed iyo shirkadda Skyline Works Limited ku eedeeyay inay isku dayeen inay si qarsoodi ah oo aan oggolaansho lahayn ula wareegaan lahaanshaha hantidiisa.
- Baaritaanka hordhaca ah ee ay sameeyeen laamaha dambi-baarista ayaa lagu ogaaday in dadka looga shakisan yahay ay diyaariyeen dukumentiyo been abuur ah, kuwaas oo la rumeysan yahay in loogu talagalay in lagu fududeeyo la wareegidda dhulka.
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu iftiiminayaa dhibaatooyinka socda ee khiyaanooyinka dhulka ee Kenya, gaar ahaan Nairobi, taas oo saameyn ku leh lahaanshaha hantida iyo habraacyada sharciga.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin eedaha gaarka ah ee loo soo jeedin doono Fatah Farah Ahmed?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Fatah Farah Ahmed ayaa lagu xiray Kenya iyadoo lagu eedeeyay inuu qeyb ka yahay qorshe khiyaano ah oo lagu doonayay in si sharci-darro ah loo helo dhul.
- Dhulka muranka dhaliyay ayaa ku yaalla Waddada 4-aad ee Eastleigh Section One, waxaana qiimihiisa lagu qiyaasay 25 milyan oo shilinka Kenya ah.
- Baaritaanka hordhaca ah ee ay sameeyeen laamaha dambi-baarista ayaa lagu ogaaday in dadka looga shakisan yahay ay diyaariyeen dukumentiyo been abuur ah.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Nairobi (Caasimada Online) – Waaxda Dambi-baarista Kenya (DCI) ayaa xirtay Fatah Farah Ahmed oo looga shakisan yahay inuu qeyb ka ahaa qorshe lagu doonayay in si khiyaano ah lagula wareego dhul ku yaalla xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.
Ninkan ayaa lagu qabtay xaafadda Nyayo Estate ee deegaanka Embakasi kadib markii ay baaritaan ku sameysay Waaxda Dambi-baarista Khaaska ah ee la dagaallanka khiyaanooyinka dhulka (LFIU), taas oo sheegtay in xariggu la xiriirayo kiis ku saabsan isku day lagu doonayay in si sharci-darro ah laguula wareego hanti uu leeyahay qof dumar ah.
Dhulka muranka dhaliyay ayaa ku yaalla Waddada 4-aad ee Eastleigh Section One, waxaana qiimihiisa lagu qiyaasay 25 milyan oo shilinka Kenya ah. Baaxadda dhulka ayaa lagu sheegay inta u dhexeysa 50 ilaa 100 feet.
Cabashada kiiskan ayaa sida DCI sheegtay waxaa gudbiyay mulkiilaha dhulka, kaas oo Fatah Farah Ahmed iyo shirkadda Skyline Works Limited ku eedeeyay inay isku dayeen inay si qarsoodi ah oo aan oggolaansho lahayn ula wareegaan lahaanshaha hantidiisa.
Baaritaanka hordhaca ah ee ay sameeyeen laamaha dambi-baarista ayaa lagu ogaaday in dadka looga shakisan yahay ay diyaariyeen dukumentiyo been abuur ah, kuwaas oo la rumeysan yahay in loogu talagalay in lagu fududeeyo la wareegidda dhulka.
Kiiska ayaa sidoo kale gaaray Xafiiska Agaasimaha Dacwad-oogista Dadweynaha Kenya (ODPP), kaas oo dib u eegis ku sameeyay caddeymaha ay soo ururiyeen baarayaashu, waxaana uu tilmaamay in saddex qof oo looga shakisan yahay ay ku lug lahaayeen sameynta dukumentiyada been abuurka ah.
Fatah ayaa noqday qofkii labaad ee loo xiro kiiskan kadib markii horraantii sannadkan la qabtay nin kale oo lagu magacaabo Abdul Tahalil. Qofka saddexaad ee lala xiriirinayo kiiska ayaa weli ciidamada ammaanka ku jiraan baadi-goobkiisa.
Baaritaannada kiiska ayaa weli socda, iyadoo DCI ay sheegtay in ninka la xiray la horgeyn doono maxkamadda si loo qaado tallaabooyinka sharciga ah ee ku habboon.
Kiiskan ayaa kusoo biiraya murannada badan ee dhulka ee ka jira Kenya, gaar ahaan caasimadda, halkaas oo muddooyinkii dambe ay laamaha dowladda la tacaalayeen kiisaska la xiriira dhul-boobka iyo adeegsiga dukumentiyo been abuur ah oo lagu doonayo in lagu maroorsado lahaanshaha hantida ma-guurtada ah.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Fatah Farah Ahmed ayaa lagu xiray Kenya iyadoo lagu eedeeyay inuu qeyb ka yahay qorshe khiyaano ah oo lagu doonayay in si sharci-darro ah loo helo dhul ku yaalla xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.
Qodobada muhiimka ah
- Fatah Farah Ahmed ayaa lagu xiray Kenya iyadoo lagu eedeeyay inuu qeyb ka yahay qorshe khiyaano ah oo lagu doonayay in si sharci-darro ah loo helo dhul.
- Dhulka muranka dhaliyay ayaa ku yaalla Waddada 4-aad ee Eastleigh Section One, waxaana qiimihiisa lagu qiyaasay 25 milyan oo shilinka Kenya ah.
- Baaritaanka hordhaca ah ee ay sameeyeen laamaha dambi-baarista ayaa lagu ogaaday in dadka looga shakisan yahay ay diyaariyeen dukumentiyo been abuur ah.
- Kiiska ayaa sidoo kale gaaray Xafiiska Agaasimaha Dacwad-oogista Dadweynaha Kenya (ODPP), kaas oo dib u eegis ku sameeyay caddeymaha ay soo ururiyeen baarayaashu.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedaha la soo bandhigay.
- Faahfaahinta ku saabsan baaritaanka socda iyo aqoonsiga dadka kale ee la eedeeyay ma ahan kuwo si buuxda loo xaqiijiyay.
- Jawaab ka timid Fatah Farah Ahmed ama wakiiladiisa ma jiraan.
Gunaanadka akhristaha
Xiritaanka Fatah Farah Ahmed wuxuu muujinayaa walaac ballaaran oo ku saabsan khiyaanooyinka dhulka ee Kenya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin eedaha gaarka ah ee loo soo jeedin doono Fatah Farah Ahmed?
- Waa maxay caddeymaha kale ee maxkamadda la keeni doono?
- Sidee ayey kiiskan u saameyn doontaa murannada dhulka ee ka jira Kenya?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu iftiiminayaa dhibaatooyinka socda ee khiyaanooyinka dhulka ee Kenya, gaar ahaan Nairobi, taas oo saameyn ku leh lahaanshaha hantida iyo habraacyada sharciga.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · khiyaano · xirtay · kenya