Ma lagu tagi karaa baasaboorka cusub ee Soomaaliya Fiiso la’aan Dalalka ku jira Ururka Bulshada Bariga Afrika?
Waxa dhacay
80 ilbiriqsiMaqaalku wuxuu ka hadlayaa ku biirista Soomaaliya ee Ururka Bulshada Bariga Afrika iyo saamaynta ay leedahay baasaboorka cusub ee Soomaaliya oo lagu safri karo dalalka xubnaha ka ah ururka fiiso la’aan.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Go’aan la gaarayMadaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa 15-kii Diiseembar 2023 saxiixay heshiiska ku biirista ururka.
- Haddaba Baasaboorka cusub ee Soomaaliya ma lagu tagi doonaa dal ku gal la’aan wadamada Ururka Bulshada Bariga Afrika, su’aashaas waxan hor dhignay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Xuseen Iidow, wuxuuna ku jawaabay “Ururka Bulshada Bariga Afrika waxa uu leeyahay hab raacyo iyo xeerrar ay tahay dawladdaha xubnaha ka ah inay ansixiyaan, hab raacyadaas in badan oo kamid ah Soomaaliya way sameysay, inna way u dhimman yihiin, waxaan ku rajo weynahay in sida ugu dhakhsiyaha badan loo buuxin doono, isu socodka Soomaaliya iyo Bulshada Bariga Afrikana haddaba waa fiican yahay, wuuna ka sii fiicnaan doonaan marka la dhaqan galiyo Baasaboorka cusub” ayuu yiri.
- Xukuumadda iyo Barlamaanka Soomaaliya ayaa laga sugayaa inay meel mariyaan xeerrarka iyo hab raacyada lagama maarmaanka ah ee loogu talagalay inay sahlaan socdaalka.
- Madaxda Socdaalka ee Soomaaliya ayaa filaya marka uu soo baxo Baasaboorka cusub dhammaadaka sannadkan, in uu wax badan ka badali doono safarrada muwaadiniinta Soomaaliya oo culeyso joogta ah kala kulma garoomada iyo xuduuddaha wadamada ay u safraan si kuwan muwaadiniinta dallalka kale ee dunida, taas oo soo taxnayd tan iyo qaran jabkii Soomaaliya 1991-kii.
Sida ay sheegtay Hiiraanweyn
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa suurtagalnimada in la fududeeyo safarrada muwaadiniinta Soomaaliya, taas oo ah arrin muddo dheer ah tan iyo burburkii dalka.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin shuruudaha sharciga ah ee weli sugaya hirgelinta baasaboorka cusub?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Soomaaliya waxay si rasmi ah ugu biirtay Ururka Bulshada Bariga Afrika dabayaaqadii sannadkii 2023.
- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa 15-kii Diiseembar 2023 saxiixay heshiiska ku biirista ururka.
- Afartii Maarso 2024 Soomaaliya ayaa dhammaystirtay dhammaan shuruudihii sharciga.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Sabti 31 Oct 2026 {HMC} Soomaaliya waxay si rasmi ah ugu biirtay Ururka Bulshada Bariga Afrika dabayaaqadii sannadkii 2023, waxaana codsigeeda kamid noqoshada uu ururku si rasmi ah u aqbalay 24-kii Noofeembar 2023.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa 15-kii Diiseembar 2023 saxiixay heshiiska ku biirista ururka. Afartii Maarso 2024 Soomaaliya ayaa dhammaystirtay dhammaan shuruudihii sharciga ahaa ka dib markii uu Barlamaanku ansixiyay, waxayna noqotay xubinta 8-aad ee ururka.
Haddaba Baasaboorka cusub ee Soomaaliya ma lagu tagi doonaa dal ku gal la’aan wadamada Ururka Bulshada Bariga Afrika, su’aashaas waxan hor dhignay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Xuseen Iidow, wuxuuna ku jawaabay “Ururka Bulshada Bariga Afrika waxa uu leeyahay hab raacyo iyo xeerrar ay tahay dawladdaha xubnaha ka ah inay ansixiyaan, hab raacyadaas in badan oo kamid ah Soomaaliya way sameysay, inna way u dhimman yihiin, waxaan ku rajo weynahay in sida ugu dhakhsiyaha badan loo buuxin doono, isu socodka Soomaaliya iyo Bulshada Bariga Afrikana haddaba waa fiican yahay, wuuna ka sii fiicnaan doonaan marka la dhaqan galiyo Baasaboorka cusub” ayuu yiri.
Xukuumadda iyo Barlamaanka Soomaaliya ayaa laga sugayaa inay meel mariyaan xeerrarka iyo hab raacyada lagama maarmaanka ah ee loogu talagalay inay sahlaan socdaalka.
Madaxda Socdaalka ee Soomaaliya ayaa filaya marka uu soo baxo Baasaboorka cusub dhammaadaka sannadkan, in uu wax badan ka badali doono safarrada muwaadiniinta Soomaaliya oo culeyso joogta ah kala kulma garoomada iyo xuduuddaha wadamada ay u safraan si kuwan muwaadiniinta dallalka kale ee dunida, taas oo soo taxnayd tan iyo qaran jabkii Soomaaliya 1991-kii.
Muwaadinka sita Baasaboorka Soomaaliya ayaa ku dhibtooda helitaanka dal ku galka wadamo badan oo caalamka ah, kuwaas oo qaarkoodba aanay aqoonsanayn.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Notify me of follow-up comments by email.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Maqaalku wuxuu ka hadlayaa ku biirista Soomaaliya ee Ururka Bulshada Bariga Afrika iyo saamaynta ay leedahay baasaboorka cusub ee Soomaaliya oo lagu safri karo dalalka xubnaha ka ah ururka fiiso la’aan.
Qodobada muhiimka ah
- Soomaaliya waxay si rasmi ah ugu biirtay Ururka Bulshada Bariga Afrika dabayaaqadii sannadkii 2023.
- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa 15-kii Diiseembar 2023 saxiixay heshiiska ku biirista ururka.
- Afartii Maarso 2024 Soomaaliya ayaa dhammaystirtay dhammaan shuruudihii sharciga.
- Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Xuseen Iidow, wuxuu ku jawaabay “Ururka Bulshada Bariga Afrika waxa uu leeyahay hab raacyo iyo xeerrar ay tahay dawladdaha xubnaha ka ah inay ansixiyaan.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la xiriira baasaboorka iyo hababka socdaalka.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka yimid dhinacyada kale ee ku saabsan hirgelinta baasaboorka cusub.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanno ka yimid mas'uuliyiinta Soomaaliya iyada oo aan la helin xaqiijin dibadda ah.
Gunaanadka akhristaha
Ku biirista Soomaaliya ee Ururka Bulshada Bariga Afrika waxay suurtogal ka dhigi kartaa in muwaadiniinta Soomaaliya ay si sahlan u safraan mustaqbalka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin shuruudaha sharciga ah ee weli sugaya hirgelinta baasaboorka cusub?
- Sidee ayuu baasaboorka cusub u saameyn doonaa safarrada muwaadiniinta Soomaaliya?
- Maxay yihiin jawaabaha ka imanaya dalalka xubnaha ka ah Ururka Bulshada Bariga Afrika ee ku saabsan ku biirista Soomaaliya?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa suurtagalnimada in la fududeeyo safarrada muwaadiniinta Soomaaliya, taas oo ah arrin muddo dheer ah tan iyo burburkii dalka.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · soomaaliya · bariga · ururka
Sii akhri
- Tallaabo Taariikhi ah: Soomaaliya oo Loo Ogolaaday Dhoofinta Canshuur-La’aanta ah ee Suuqa Yurub
Jowhar
- Mareykanka oo shuruud adag ku soo rogay maraakiibta soo marta dekedaha Soomaaliya
Caasimada Online
- Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Madaxweynaha JFS ku Matelay Shir-madaxeedka Saddexaad ee Ruushka iyo Afrika
Shabelle Media