Topic
Warkasta is tracking ururka across 4 reports from 1 source. Recent coverage touches soomaaliyeed, aad, and cshrd, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho, Soomaaliya – Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (CSHRD), ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Xarunta Hormarinta Qoyska Guryasamo ku qabatay magaalada Muqdisho, taas oo guur wadareed loogu sameeyay wiilal iyo gabdho ka tirsan dadka baahiyaha gaarka ah qaba. Barnaamijkan oo la qabtay sanadkii saddexaad oo xiriir ah ayaa ujeeddadiisu tahay taageeridda dadka baahiyaha [&

NEW DELHI, HINDIYA – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Dr. Cabdullahi Maxamed Odowa, ayaa maanta ka qayb galay kulanka 28-aad ee Guddida Madaxda Sare ee Ururka Wadamada Dhaca Badweynta Hindiya (Indian Ocean Rim Association – IORA), isaga oo matalayay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray dib-u-eegista waxqabadkii ururka muddadii la

KISMAAYO – Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta tababar u soo xiray Ururka Gaarka ah ee Duufaan ee Ciidamada Daraawiishta Jubaland, kuwaas oo la filayo inay ka qeyb qaataan howlaha amniga iyo xoreynta deegaannada ay ku sugan yihiin kooxaha hubeysan. Munaasabadda xiritaanka tababarka ayaa Madaxweynaha wuxuu ciidamada kula dardaarmay […

MUQDISHO – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Siyaasadda Towfiiq Dr. Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan. Kulanka labada masuul waxaa diiradda lagu saaray is-xogwaraysi ku saabsan xaaladda guud ee dalka iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga lagu garab