Madasha Samata-bixinta oo ka digtay duulaanka lagu yahay Jen. Odowaa
Jun 06 (Jowhar)-Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay inay ka walaacsan tahay qorshe la sheegay in lagu weerarayo hoyga Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Janaraal Odowaa Yuusuf Raage, oo ku yaalla degmada Cabdicasiis ee Muqdisho. Madashu waxay sheegtay in tallaabooyinkaas ay sii hurin karaan xiisadda siyaasadeed iyo amni ee […]

Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa ka digtay qorshe lagu weerarayo Janaraal Odowaa Yuusuf Raage oo ku sugan Muqdisho.
Maxaa la shaaciyey
- Madasha waxay sheegtay in weerarkaas uu sii hurin karo xiisadda siyaasadeed iyo amni ee Muqdisho.
- Waxay ku baaqday in la ilaaliyo heshiisyadii xabbad-joojinta iyo dhexdhexaadinta.
- Ciidamada qalabka sida ayaa lagu wargeliyay inay ka fogaadaan arrimaha siyaasadeed si loo ilaaliyo nabadda.
Macnaha guud
Qorshaha weerarka ayaa ka dhashay walaac ku saabsan amniga iyo siyaasadda Muqdisho.
“Madashu waxay sheegtay in tallaabooyinkaas ay sii hurin karaan xiisadda siyaasadeed iyo amni ee caasimadda.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan khataraha amni ee ka jira Muqdisho.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Jun 06 (Jowhar)-Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay inay ka walaacsan tahay qorshe la sheegay in lagu weerarayo hoyga Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Janaraal Odowaa Yuusuf Raage, oo ku yaalla degmada Cabdicasiis ee Muqdisho.
Madashu waxay sheegtay in tallaabooyinkaas ay sii hurin karaan xiisadda siyaasadeed iyo amni ee caasimadda.
Waxey ugu baaqday dhinacyada ay khuseyso in la ilaaliyo heshiisyadii xabbad-joojinta iyo dhexdhexaadinta, isla markaana la joojiyo falalka ay ku tilmaantay daandaansiga.
Sidoo kale, waxay ciidamada qalabka sida ugu baaqday inay ka fogaadaan ku lug lahaanshaha arrimo siyaasadeed, si loo ilaaliyo nabadda, midnimada iyo xasilloonida dalka.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Jowhar
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.