Madasha Samata-bixinta oo ka digtay duulaanka lagu yahay Jen. Odowaa
Jun 06 (Jowhar)-Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay inay ka walaacsan tahay qorshe la sheegay in lagu weerarayo hoyga Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Janaraal Odowaa Yuusuf Raage, oo ku yaalla degmada Cabdicasiis ee Muqdisho. Madashu waxay sheegtay in tallaabooyinkaas ay sii hurin karaan xiisadda siyaasadeed iyo amni ee […]
SOAsalJowhar1 daqiiqo akhris