Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Horseed Mediageneral

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Arbacada qaabilaya wakiilada beesha caalamka.

Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhammaadka yahay ee DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu maalinta Arbacada la…

SO
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Arbacada qaabilaya wakiilada beesha caalamka.
Sawir / xog muuqaal ah · Horseed Media

Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhammaadka yahay ee DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu maalinta Arbacada la kulmo wakiillada Beesha Caalamka ee ku sugan Muqdisho.

Maxaa la shaaciyey

  1. Kulanka ayaa diiradda lagu saari doonaa qorshaha hirgelinta doorashooyin dadweyne.
  2. Safiirradii iyo wakiilladii caalamiga ahaa ayaa ka qaybgalaya kulanka.
  3. Doodaha iyo khilaafaadka la xiriira hannaanka doorashada ayaa sii kordhaya.

Macnaha guud

Kulanka ayaa ka dhacey xilli ay sii xoogeysanayaan xiisadaha siyaasadeed iyo amni ee ka dhashay is-maandhaafka doorashooyinka.

beesha caalamku marar badan ku celcelisay in aan hal dhinac si gaar ah u go’aamin karin qaabka doorashada dalka.

Xasan Sheekh Maxamuud
Muqdisho
2026-06-10

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay fahmaan xaaladda siyaasadeed iyo doorashooyinka dalka.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Horseed Media

Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhammaadka yahay ee DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu maalinta Arbacada la…

Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhammaadka yahay ee DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu maalinta Arbacada la kulmo wakiillada Beesha Caalamka ee ku sugan Muqdisho, si uu ugu soo bandhigo qorshihiisa hirgelinta doorashooyin dadweyne, xilli ay sii kordhayaan doodaha iyo khilaafaadka la xiriira hannaanka doorashada, kuwaas oo u dhexeeya dowladda federaalka, mucaaradka iyo qaar ka mid ah saamileyda siyaasadda.

Kulanka ayaa lafilayaa inay ka qaybgalaan safiirradii iyo wakiilladii caalamiga ahaa ee dhowaan ku baaqay in heshiis siyaasadeed loo dhan yahay laga gaaro hannaanka doorashada Soomaaliya, xilli beesha caalamku marar badan ku celcelisay in aan hal dhinac si gaar ah u go’aamin karin qaabka doorashada dalka, balse loo baahan yahay wada-tashi iyo is-afgarad ay dhammaan dhinacyadu ku wada qanacsan yihiin.

Waxa uu kulankaani qabsoomi doonaa xilli ay sii xoogeysanayaan xiisadaha siyaasadeed iyo kuwa amni ee ka dhashay is-maandhaafka doorashooyinka, iyadoo mucaaradka qaarkood iyo Villa Soomaaliya ayaa maalmihii la soo dhaafay isweydaarsanayay eedeymo siyaasadeed, halka meelo kamid ah dalka ay ka dhaceen iska horimaadyo la xiriira muranka siyaasadeed.

Isha: Horseed Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Horseed Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralxasanarbacadasheekh
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.

La socodsii

Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.