Maxaa ka jira in Xisbiga Farmaajo uu ka qayb-galay kulamo ay yeesheen mucaaradka?
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiXisbiga Nabad iyo Nolol ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa beeniyay inuu ka qayb-galay kulamo ay soo qaban qaabiyeen ururrada mucaaradka.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Nabad iyo Nolol ayaa sheegtay in aysan jirin wax kulan ah oo ka xisbi ahaan ay uga qayb-galeen magaalada Muqdisho oo haatan ay ka socdaan kulamo siyaasadeed oo gooni gooni ah.
- “Xisbiga Nabad iyo Nolol waxa uu shacabka Soomaaliyeed la wadaagayaa inaysan jirin wararka been abuurka ah ee sheegaya in Xisbigu uu ka qaybgalay kulan wadajir ah oo ay ku weheliyeen ururro kale oo mucaarad ah,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Nabad iyo Nolol.
- Sidoo kale, war-saxaafadeedka ayaa lagu caddeeyay in Madaxweynihii hore ee dalka uu si gooni ah ula kulmay taliyeyaasha ciidamada qalabka sida oo ku booqday gurigiisa, kuwaas oo gaarsiiyay farriin ay ka sideen Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku aadan gogosha uu dhigay.
- “Waxaa Madaxweynihii 9-aad Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hoygiisa kusoo booqday Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida, kuwaas oo Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Xasan Sheekh Maxamuud ka siday farriin ku aaddan shirka uu iclaamiyey ee 14-ka ilaa 18-ka bishan,” ayaa mar kale lagu yiri bayaanka.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Kulamada gaarka ah ee la sheegay inay dhaceen waa maxay?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Madaxweynihii hore ee dalka uu si gooni ah ula kulmay taliyeyaasha ciidamada qalabka sida oo ku booqday gurigiisa, kuwaas oo gaarsiiyay farriin ay ka sideen Madaxweyne Xasan Sheekh.
- Farmaajo ayaa taliyeyaasha ciidamada la wadaagay inay gaarsiiyaan Madaxweynaha Soomaaliya in loo baahan yahay kalsooni uu shirka ku qabsoomo, uuna noqdo mid loo dhan yahay.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Xisbiga Nabad iyo Nolol ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee dalka, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa beeniyay inuu ka qayb-galay kulamo ay soo qaban qaabiyeen ururrada kale ee mucaaradka, kadib war-saxaafadeed uu soo saaray xisbiga.
Nabad iyo Nolol ayaa sheegtay in aysan jirin wax kulan ah oo ka xisbi ahaan ay uga qayb-galeen magaalada Muqdisho oo haatan ay ka socdaan kulamo siyaasadeed oo gooni gooni ah.
“Xisbiga Nabad iyo Nolol waxa uu shacabka Soomaaliyeed la wadaagayaa inaysan jirin wararka been abuurka ah ee sheegaya in Xisbigu uu ka qaybgalay kulan wadajir ah oo ay ku weheliyeen ururro kale oo mucaarad ah,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Nabad iyo Nolol.
Sidoo kale, war-saxaafadeedka ayaa lagu caddeeyay in Madaxweynihii hore ee dalka uu si gooni ah ula kulmay taliyeyaasha ciidamada qalabka sida oo ku booqday gurigiisa, kuwaas oo gaarsiiyay farriin ay ka sideen Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku aadan gogosha uu dhigay.
“Waxaa Madaxweynihii 9-aad Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hoygiisa kusoo booqday Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida, kuwaas oo Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Xasan Sheekh Maxamuud ka siday farriin ku aaddan shirka uu iclaamiyey ee 14-ka ilaa 18-ka bishan,” ayaa mar kale lagu yiri bayaanka.
Dhankiisa Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa taliyeyaasha ciidamada la wadaagay inay gaarsiiyaan Madaxweynaha Soomaaliya in loo baahan yahay kalsooni uu shirka ku qabsoomo, uuna noqdo mid loo dhan yahay, dadaallada iyo doorka beesha caalamka oo gogosha hore u dhigtayna la wada ixtiraamo, lagana sii wado wadahadallada meeshii looga tegey saddaxdii bishii Sabteembar, si shirkaasi u noqdo mid guul ku dhammaada.
Arrintan ayaa muujineyso in Farmaajo uu u dabcay Villa Soomaaliya, uuna ka qayb-galayo shirka uu iclaamiyay Madaxweynaha ee loo hadli doono arrimaha masiiriga ah ee dalka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Xisbiga Nabad iyo Nolol ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa beeniyay inuu ka qayb-galay kulamo ay soo qaban qaabiyeen ururrada mucaaradka. Xisbiga ayaa sheegay in aysan jirin wax kulan ah oo ka dhacay Muqdisho.
Qodobada muhiimka ah
- Xisbiga Nabad iyo Nolol ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa beeniyay inuu ka qayb-galay kulamo ay soo qaban qaabiyeen ururrada mucaaradka.
- Madaxweynihii hore ee dalka uu si gooni ah ula kulmay taliyeyaasha ciidamada qalabka sida oo ku booqday gurigiisa, kuwaas oo gaarsiiyay farriin ay ka sideen Madaxweyne Xasan Sheekh.
- Farmaajo ayaa taliyeyaasha ciidamada la wadaagay inay gaarsiiyaan Madaxweynaha Soomaaliya in loo baahan yahay kalsooni uu shirka ku qabsoomo, uuna noqdo mid loo dhan yahay.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanka Xisbiga Nabad iyo Nolol iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid ururrada mucaaradka ee ku saabsan eedeymaha Xisbiga Nabad iyo Nolol.
- Faahfaahinta ku saabsan shirka soo socda ee la xusay ma ahan mid si madax-bannaan loo xaqiijiyay.
Gunaanadka akhristaha
Xisbiga Nabad iyo Nolol ayaa si cad u beeniyay eedeymaha ku saabsan ka qayb-galka kulamada mucaaradka, isagoo muujinaya ajandahooda gaarka ah.
Waxa weli aan caddayn
- Kulamada gaarka ah ee la sheegay inay dhaceen waa maxay?
- Maxay tahay ajandaha shirka soo socda ee la xusay?
- Sidee ayey mucaaradka uga jawaabi doonaan beeninta Xisbiga Nabad iyo Nolol?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · xisbiga · farmaajo · qayb
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada