Maxaa ka socda Warsheekh?
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Wafdi ballaaran oo isugu jira wasiirro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Ferhat Alkan, iyo Taliyaha Ciidanka Howlgalka Turkiga ee Soomaaliya ayaa gaaray Warsheekh.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Waxa xigaWafdiga ayaa la filayaa inuu xarigga ka jaro mashaariic ay dowladda Turkiga ka hirgelisay Warsheekh, kuwaas oo isugu jira isbitaal, iskuul iyo goobo kale oo loogu talagalay in bulshada deegaanka ay ka helaan adeegyada aas-aasiga ah.
- Sidoo kale, Ankara ayaa degmada ka wada mashaariic istaraatiiji ah oo ay ku jirto xarun dayax-gacmeed, taas oo qeyb ka ah qorshayaasha Turkiga ee uu ka leeyahay Soomaaliya.
- Dadaallada Turkiga ee dhinaca horumarinta ayaa sidoo kale loo arkaa inay qeyb ka yihiin qorshe lagu kasbanayo kalsoonida bulshada deegaanka, iyadoo mashaariicdan lagu soo celinayo adeegyo ay muddo u baahnaayeen dadka ku nool degmada.
- Marka laga yimaado adeegyada bulshada, Turkiga ayaa sidoo kale doonaya inuu taageero ka helo dadka deegaanka mashaariicda waaweyn ee uu ka fulinayo aaggaas, kuwaas oo qeyb ka ah qorshayaashiisa Soomaaliya.
- Waxa weli aan caddayn
- Mashaariicdee gaar ah ayaa la filayaa in wafdiga uu xarigga ka jaro?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Wafdi ballaaran oo isugu jira wasiirro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Ferhat Alkan iyo Taliyaha Ciidanka Howlgalka Turkiga ee Soomaaliya (TURKSOM) ayaa gaaray Warsheekh.
- Wafdiga ayaa la filayaa inuu xarigga ka jaro mashaariic ay dowladda Turkiga ka hirgelisay Warsheekh, kuwaas oo isugu jira isbitaal, iskuul iyo goobo kale.
- Sidoo kale, Ankara ayaa degmada ka wada mashaariic istaraatiiji ah oo ay ku jirto xarun dayax-gacmeed, taas oo qeyb ka ah qorshayaasha Turkiga ee uu ka leeyahay Soomaaliya.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Degmada Warsheekh ee gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa gaaray wafdi ballaaran oo isugu jira wasiirro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Ferhat Alkan iyo Taliyaha Ciidanka Howlgalka Turkiga ee Soomaaliya (TURKSOM).
Wafdiga ayaa la filayaa inuu xarigga ka jaro mashaariic ay dowladda Turkiga ka hirgelisay Warsheekh, kuwaas oo isugu jira isbitaal, iskuul iyo goobo kale oo loogu talagalay in bulshada deegaanka ay ka helaan adeegyada aas-aasiga ah.
Sidoo kale, Ankara ayaa degmada ka wada mashaariic istaraatiiji ah oo ay ku jirto xarun dayax-gacmeed, taas oo qeyb ka ah qorshayaasha Turkiga ee uu ka leeyahay Soomaaliya.
Dadaallada Turkiga ee dhinaca horumarinta ayaa sidoo kale loo arkaa inay qeyb ka yihiin qorshe lagu kasbanayo kalsoonida bulshada deegaanka, iyadoo mashaariicdan lagu soo celinayo adeegyo ay muddo u baahnaayeen dadka ku nool degmada.
Marka laga yimaado adeegyada bulshada, Turkiga ayaa sidoo kale doonaya inuu taageero ka helo dadka deegaanka mashaariicda waaweyn ee uu ka fulinayo aaggaas, kuwaas oo qeyb ka ah qorshayaashiisa Soomaaliya.
Joogitaanka Ankara ee Soomaaliya ayaa sii ballaaranaya, iyadoo isku-darka mashaariicda adeegyada bulshada, maalgashiga iyo iskaashiga amniga uu qeyb ka yahay xiriirka sii xoogeysanaya ee labada dal.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Wafdi ballaaran oo isugu jira wasiirro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Ferhat Alkan, iyo Taliyaha Ciidanka Howlgalka Turkiga ee Soomaaliya ayaa gaaray Warsheekh. Wafdiga ayaa la filayaa inuu xarigga ka jaro mashaariic ay dowladda Turkiga ka hirgelisay aagga.
Qodobada muhiimka ah
- Wafdi ballaaran oo isugu jira wasiirro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Ferhat Alkan iyo Taliyaha Ciidanka Howlgalka Turkiga ee Soomaaliya (TURKSOM) ayaa gaaray Warsheekh.
- Wafdiga ayaa la filayaa inuu xarigga ka jaro mashaariic ay dowladda Turkiga ka hirgelisay Warsheekh, kuwaas oo isugu jira isbitaal, iskuul iyo goobo kale.
- Sidoo kale, Ankara ayaa degmada ka wada mashaariic istaraatiiji ah oo ay ku jirto xarun dayax-gacmeed, taas oo qeyb ka ah qorshayaasha Turkiga ee uu ka leeyahay Soomaaliya.
- Dadaallada Turkiga ee dhinaca horumarinta ayaa sidoo kale loo arkaa inay qeyb ka yihiin qorshe lagu kasbanayo kalsoonida bulshada deegaanka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka yimid dhinacyada kale oo ku jira maqaalka.
- Faahfaahinta ku saabsan mashaariicda gaarka ah iyo saameyntooda ma ahan mid la faahfaahiyay.
Gunaanadka akhristaha
Wafdi Turkiga ah ayaa qorsheynaya inuu xarigga ka jaro mashaariic horumarineed oo kala duwan oo ka socda Warsheekh, taasoo muujinaysa ka qaybgalka sii kordhaya ee Turkiga ee Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Mashaariicdee gaar ah ayaa la filayaa in wafdiga uu xarigga ka jaro?
- Sidee bulshada deegaanka uga falcelin doontaa hindisahan?
- Maxay yihiin yoolalka muddada dheer ee ku lug leh ka qaybgalka Turkiga ee Warsheekh?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · warsheekh · socda · maxaa