Maxaa kasoo kordhay baasaboorka cusub ee Soomaaliya?
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiDowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay muuqaalka cusub ee Baasaboorka Soomaaliya, kaas oo astaan u ah aqoonsiga qarannimo iyo matalaadda Soomaaliya.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Hay’adda ayaa shaaca ka qaaday in muuqaalka cusub ee Baasaboorka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu astaanu yahay aqoonsiga qarannimo, haybta Soomaaliyeed iyo matalaadda dalkeenna ee caalamka.
- 1- Baasaboorka caadiga ah – Midabka Buluugga ah; Waxaa loogu talagalay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee u safraya dalalka kale sababo la xiriira dalxiis, waxbarasho, ganacsi iyo booqashooyin qoys.
- 2-Baasaboorka Shaqada – Midabka Cagaaran; Waxaa loogu talagalay shaqaalaha dowladda iyo masuuliyiinta u qalma, waxaana loo adeegsadaa safarrada shaqo ee rasmiga ah ee la xiriira hawlaha iyo waajibaadka dowladeed.
- 1-Baasaboorka Diblomaasiga – Midabka Casaanka ah; Waxaa loogu talagalay diblomaasiyiinta iyo masuuliyiinta sare ee dowladda ee sharcigu u oggol yahay, waxaana loo adeegsadaa safarrada diblomaasiyadeed iyo matalaadda qaranka, sidoo kale wuxuu astaan u yahay matalaadda rasmiga ah ee Soomaaliya ee dalalka kale.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin astaamaha gaarka ah ee baasaboorka cusub?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay muuqaalka cusub ee Baasaboorka Soomaaliya.
- Muuqaalka cusub ee Baasaboorka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu astaanu yahay aqoonsiga qarannimo, haybta Soomaaliyeed iyo matalaadda dalkeenna ee caalamka.
- Baasaboorka cusub wuxuu yeelan doonaa noocyo kala duwan, oo ay ku jiraan baasaboorka caadiga ah, baasaboorka shaqada, iyo baasaboorka diblomaasiga.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay muuqaalka cusub ee Baasaboorka Soomaaliya, kaddib qoraal kasoo baxay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo bulshada la wadaagtay faah-faahinta baasaboorka cusub.
Hay’adda ayaa shaaca ka qaaday in muuqaalka cusub ee Baasaboorka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu astaanu yahay aqoonsiga qarannimo, haybta Soomaaliyeed iyo matalaadda dalkeenna ee caalamka.
Sidoo kale, waxa ay soo bandhigay midabada iyo ujeeddooyinka loo kala adeegsado baasaboorka, kuwaas oo ay ka mid yihiin:
1- Baasaboorka caadiga ah – Midabka Buluugga ah; Waxaa loogu talagalay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee u safraya dalalka kale sababo la xiriira dalxiis, waxbarasho, ganacsi iyo booqashooyin qoys. Waa baasaboorka guud ee muwaadiniinta Soomaaliyeed.
2-Baasaboorka Shaqada – Midabka Cagaaran; Waxaa loogu talagalay shaqaalaha dowladda iyo masuuliyiinta u qalma, waxaana loo adeegsadaa safarrada shaqo ee rasmiga ah ee la xiriira hawlaha iyo waajibaadka dowladeed.
1-Baasaboorka Diblomaasiga – Midabka Casaanka ah; Waxaa loogu talagalay diblomaasiyiinta iyo masuuliyiinta sare ee dowladda ee sharcigu u oggol yahay, waxaana loo adeegsadaa safarrada diblomaasiyadeed iyo matalaadda qaranka, sidoo kale wuxuu astaan u yahay matalaadda rasmiga ah ee Soomaaliya ee dalalka kale.
Dhinaca kale, qaar kamid ah dadweynaha Soomaaliyeed oo ka fal-celiyay muuqaalka cusub ee Baasaboorka Soomaaliya ayaa intooda badan soo dhaweeyay, maadaama la filayo in dhawaan lasoo daabaco.
Zakariye Maxamuud Cali: “Diyaar miya passporka cusub ma la so dalban karaa?”.
Bakar Aadan Cabdiraxmaan: “Baasboor wax waa laga badali karaa base waa in aad idinkuna aqligiina in aad wax ka badashaan”.
Maxamed Cismaan: “Goorma ayuu bilaabanaa qaadashadiisha taariikhda saxda ah manala wadaagi kartiin”.
Maxamed Cabdisalaan Nuur: “Meeqa sano ayuu ku dhacaa sida caalamka 10sano halaga dhigo baahida inta naga dhaaftaan”.
Arrintan ayaa ayaa kusoo aadeyso, iyadoo haatan Dowladda Federaalka ay waddo dadaallo lagu casriyeynayo nidaamka aqoonsiga iyo baasaboorka qaranka, kaas oo la filayo in la soo saaro dhammaadka sannadkan.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay muuqaalka cusub ee Baasaboorka Soomaaliya, kaas oo astaan u ah aqoonsiga qarannimo iyo matalaadda Soomaaliya.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay muuqaalka cusub ee Baasaboorka Soomaaliya.
- Muuqaalka cusub ee Baasaboorka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu astaanu yahay aqoonsiga qarannimo, haybta Soomaaliyeed iyo matalaadda dalkeenna ee caalamka.
- Baasaboorka cusub wuxuu yeelan doonaa noocyo kala duwan, oo ay ku jiraan baasaboorka caadiga ah, baasaboorka shaqada, iyo baasaboorka diblomaasiga.
- la filayo in dhawaan lasoo daabaco.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha bulshada ee ku saabsan muuqaalka cusub ee baasaboorka.
- Eedeymaha ku saabsan astaamaha baasaboorka cusub iyo waqtiga la daabacayo waxay ku saleysan yihiin bayaanno rasmi ah.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan naqshada baasaboorka ama waqtiga la daabacayo ma jiraan.
Gunaanadka akhristaha
Naqshada cusub ee baasaboorka Soomaaliya waxay ujeedadeedu tahay in la xoojiyo aqoonsiga qaranka waxaana la filayaa in dhawaan la daabaco.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin astaamaha gaarka ah ee baasaboorka cusub?
- Goorma ayaa si sax ah loogu heli doonaa isticmaalka dadweynaha baasaboorka cusub?
- Sidee bulshada loogu wargelin doonaa isbedelada nidaamka baasaboorka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · kasoo · baasaboorka · cusub