Topic
Warkasta is tracking kasoo across 1 report from 1 source. Recent coverage touches baasaboorka and cusub, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay muuqaalka cusub ee Baasaboorka Soomaaliya, kaddib qoraal kasoo baxay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo bulshada la wadaagtay faah-faahinta baasaboorka cusub. Hay’adda ayaa shaaca ka qaaday in muuqaalka cusub ee Baasaboorka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu astaanu yahay aqoonsiga qarannimo, haybta Soomaaliye