Puntland oo soo bandhigtay markabkii Burcad-badeedda laga furtay ee SIBU 1
Waxa dhacay
40 ilbiriqsiPuntland ayaa soo bandhigtay markabkii SIBU 1/SEAMUL, oo dhawaan laga furtay burcad-badeed.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Taliye ku-xigeenka howlgelinta ciidamada badda Puntland ee PMPF Col.
- Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in aysan jirin wax markab ah oo hadda Puntland ugu af-duuban Burcad-badeed.
- Dhankiisa, Kabtanka markabka oo hadlay ayaa Puntland uga mahadceliyey sida ay uga hawlgaleen soo furashada markabka iyo shaqaalihiisa, isaga oo xusay dadaalka iyo guusha laga gaaray howlgalka.
- Waiirka amniga Puntland Ibraahim Cartan Ismaaciil (Xaaji Bakiin) wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda Shaakir Maxamed Guuled iyo wasiir ku-xigeenka warfaafinta Puntland Bille Maxamuud Qabowsade ayaa dhankooda faahfaahin guud ka bixiyey howlgallada ka dhanka ah Burcad-badeedda iyo dadaallada lagu sugayo amniga iyo xasiloonida xeebaha Puntland.
Sida ay sheegtay Puntland Post
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Puntland qaadi doonto si loo xoojiyo amniga badda?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Col. Maxamuud Abshir Leewar ayaa sheegay in aysan jirin wax markab ah oo hadda Puntland ugu af-duuban Burcad-badeed.
- Kabtanka markabka ayaa Puntland uga mahadceliyey sida ay uga hawlgaleen soo furashada markabka iyo shaqaalihiisa.
- Puntland waxay markale ku celisay sida ay uga go’an tahay sugidda amniga xeebaha iyo la dagaallanka falalka burcad-badeednimada.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Magaalada Boosaaso waxaa maanta la soo gaarsiiyay markabka SIBU 1/SEAMUL oo maalmo ka hor laga furtay koox Burcad-badeed ah oo ku haysatay xeebaha Puntland.
Taliye ku-xigeenka howlgelinta ciidamada badda Puntland ee PMPF Col. Maxamuud Abshir Leewar ayaa xubno ka tirsan golaha wasiirada oo booqday markabka siiyay warbixin ku saabsan xaaladda markabka ee shaqaalaha, hantida iyo badqabka guud.
Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in aysan jirin wax markab ah oo hadda Puntland ugu af-duuban Burcad-badeed.
Dhankiisa, Kabtanka markabka oo hadlay ayaa Puntland uga mahadceliyey sida ay uga hawlgaleen soo furashada markabka iyo shaqaalihiisa, isaga oo xusay dadaalka iyo guusha laga gaaray howlgalka.
Waiirka amniga Puntland Ibraahim Cartan Ismaaciil (Xaaji Bakiin) wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda Shaakir Maxamed Guuled iyo wasiir ku-xigeenka warfaafinta Puntland Bille Maxamuud Qabowsade ayaa dhankooda faahfaahin guud ka bixiyey howlgallada ka dhanka ah Burcad-badeedda iyo dadaallada lagu sugayo amniga iyo xasiloonida xeebaha Puntland.
Mas’uuliyiintu waxay sidoo kale fariin adag u direen cid kasta oo ku lug yeelata falalka burcad-badeednimada, iyaga oo caddeeyay in sharciga la horkeeni doono, lana marsiin doono tallaabooyinka sharciga ah ee waafaqsan dambiyada ay galeen.
Puntland waxay markale ku celisay sida ay uga go’an tahay sugidda amniga xeebaha iyo la dagaallanka falalka burcad-badeednimada iyo dambiyada kale ee badda.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Puntland ayaa soo bandhigtay markabkii SIBU 1/SEAMUL, oo dhawaan laga furtay burcad-badeed. Col.
Qodobada muhiimka ah
- Puntland ayaa soo bandhigtay markabkii SIBU 1/SEAMUL, oo dhawaan laga furtay burcad-badeed.
- Col. Maxamuud Abshir Leewar ayaa sheegay in aysan jirin wax markab ah oo hadda Puntland ugu af-duuban Burcad-badeed.
- Kabtanka markabka ayaa Puntland uga mahadceliyey sida ay uga hawlgaleen soo furashada markabka iyo shaqaalihiisa.
- Puntland waxay markale ku celisay sida ay uga go’an tahay sugidda amniga xeebaha iyo la dagaallanka falalka burcad-badeednimada.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Lama helin wax jawaab ah oo ka timid burcad-badeedda ama dhinacyada kale ee ku lug leh.
- Faahfaahinta ku saabsan howlgalka soo furashada waxay ku saleysan tahay kaliya bayaanada rasmiga ah.
Gunaanadka akhristaha
Puntland waxay si guul leh u soo furatay markabkii SIBU 1 waxayna ka go'an tahay la dagaallanka burcad-badeedda biyahaheeda.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Puntland qaadi doonto si loo xoojiyo amniga badda?
- Ma jiraan baaritaanno socda oo ku saabsan dhacdooyinka burcad-badeedda?
- Maxay ahayd xaaladaha ku xeeran qabashada markabka markii hore?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · furtay · laga · burcad
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada