Topic
Warkasta is tracking burcad across 16 reports from 5 sources. Recent coverage touches puntland, badeed, and badeedda, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Dowladda Masar ayaa Muqdisho ka soo dajisay 8 Badmaax oo laga soo daayay Kooxaha Burcad-badeeda oo Xeebaha Maamulka Puntland ku hayay tan iyo bishii March ee sannadkan. 8 ruux ayaa la filayaa in ay maalmaha soo socda ka dagaan Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Qaahira ee dalka Masar, si ay ula…

Magaalada Boosaaso waxaa maanta la soo gaarsiiyay markabka SIBU 1/SEAMUL oo maalmo ka hor laga furtay koox Burcad-badeed ah oo… Sii akhri

Ciidamada badda Puntland ee PMPF ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen kaga hadlay badmaaxiyiintii ay dishay kooxdii Burcad-badeedda ee haysatay markabka… Sii akhri

Garoowe (Caasimada Online) – Saddex muwaadin oo Pakistani ah iyo laba badmaax oo kale ayaa la sheegay in la dilay xilli ciidamada Puntland ay gacanta burcad-badeedda ka soo furayeen markabka shidaalka qaada ee Honour 25, oo muddo ka badan shan bilood lagu haystay xeebaha Soomaaliya. Ciidamada Puntland ayaa Talaadad maanta ah la wareegay markabka oo…

Wararka imanaya deegaanka Hulcaanood ee gobolka Bari ayaa sheegaya in kooxdii Burcad-badeedda ee haysatay markabka M/T Eureka ay caarisiiyeen, islamarkaana… Sii akhri

Howlgalkii ay Puntland ku qaaday markabka Honour 25 oo ay haysatay koox Burcad-badeed ah ayaa sababay dhimashada qaar ka mid… Sii akhri
Ciidamada Badda Puntland ee PMPF ayaa sida lagu sheegay wararka kasoo baxaya Puntland gacanta ku dhigay markabka MTHonour, kaas oo koox burcad-badeed ah ay muddo ku haysteen xeebaha degmada Bandarbayla ee gobolka Bari.

Boosaaso ( Raxanreeb Online) Puntland ayaa sheegtay in ay weerartay markabka Honour 25 oo koox Burcad-badeed ah tan bishii Abriil ee sanadkan ku haysteen xeebaha degmada Banderbayla ee gobolka Karkaar. “ciidamada badda Puntland ee PMPF ayaa goordhow weerar ku qaaday marakabkii labaad oo koox Burcad-badeed ah ku haysatay deegaanka Dharinbaar oo ka tirsan degmada Banderbayla...

Puntland ayaa sheegtay in ay weeraray markabka Honour 25 oo koox Burcad-badeed ah tan bishii Abriil ee sanadkan ku haysteen… Sii akhri

Basra ( Raxanreeb Online) Qabiil ka soo jeeda gobolka Basra ee koonfurta Ciraaq ayaa sheegay inuu koox burcad-badeed Soomaali ah kala wareegay markab shidaal oo lagu afduubtay kaddib markii dagaal kula galeen Gacanka Cadmeed. Sida ay sheegeen xubno ka tirsan qabiilka, ku dhowaad 40 qof ayaa u dhaqaaqay dhanka Gacanka Cadmeed, kaddib markii la ogaaday...

Garoowe (Caasimada Online) – Ku dhowaad 20 maxbuus oo kamid ahaa burcad-badeeddii lagu qabtay markabka SIBU 1 ayaa xalay ka baxsaday gacanta Puntland, xilli loo waday magaalada Garoowe, sida ay sheegayaan xogaha laga helayo. Dhacdada ayaa sidoo kale sababtay dhimashada mid kamid ah maxaabiista, halka mid kale uu dhaawacmay xilli ay maxaabiistu isku dayayeen inay…

Ku dhawaad 20 maxbuus oo ka mid ah Burcad-badeeddii lagu qabtay markabka SIBU 1 ayaa caawa ka baxsaday gacanta Puntland.… Sii akhri

Puntland ayaa maanta xoog ku furatay markabka MTT SIBU 1 oo ay koox Burcad-badeedda ah haysatay, sida lagu sheegay bayaan… Sii akhri

Puntland ayaa maanta xoog ku furatay markabka MTT SIBU 1 oo ay koox Burcad-badeedda ah haysatay, sida lagu sheegay bayaan… Sii akhri
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa khudbad uu ka jeediyay Golaha Shacabka kaga hadlay saameynta burcad-badeednimadu ku yeelatay Soomaaliya, amniga badaha iyo ganacsiga caalamiga ah.…
Burcad-badeedda Soomaaliya ayaa mar kale muujinaysa dhaqdhaqaaq sii kordhaya oo ka jira xeebaha waqooyi-bari Soomaaliya iyo Gacanka Cadmeed, iyadoo xaaladda amni ee Badda Cas ay sii kordhisay walaaca laga qabo badqabka maraakiibta ganacsiga.