Qaar ka mid ah mucaaradka Xasan Shiikh oo taageeray doorashada dowladiisu ka qabatay Galmudug ee ay horrey u dhaliileen
Waxa dhacay
40 ilbiriqsiLiibaan Axmed Xasan ayaa loo doortay hoggaamiyaha maamulka Galmudug doorasho ka dhacday magaalada Dhuusamareeb, isagoo helay 72 cod, halka musharaxii kula tartamay uu helay 14 cod.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Liibaan oo murashax u ahaa xisbiga JSP ee hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa helay 72-cod, halka musharaxii kula tartamay xilka Cabdulqaadir Cabdullahi Diiriye uu helay 14-cod, 3-cod ay halaabeen.
- Waxaa natiijadan shaaciyay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug Xuseen Maxamed Nuur.
- Sidoo kale hoggaamiye xigeenka maamulka Galmudug, ayaa golaha wakiiladu u doorteen Cabdiweli Ibraahin Garyare , oo ka tirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya.
- Liibaan ayaa lagu wadaa in uu xilka kala wareego Axmed Cabdi Kaariye "Qoor Qoor" oo isaga oo xilka haya hadana aan tartanka ka qeyb galin.
Sida ay sheegtay BBC Somali
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin dhaliilaha gaarka ah ee mucaaradka ka soo jeediyeen doorashada?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Liibaan Axmed Xasan ayaa loo doortay hoggaamiyaha maamulka Galmudug isagoo helay 72 cod.
- Cabdulqaadir Cabdullahi Diiriye ayaa helay 14-cod doorashada.
- Doorashada ka dhacday Galmudug ayaa ahayd mid ka dhacday magaalada Dhuusamareeb.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Qaar ka mid ah mucaaradka Xasan Shiikh oo taageeray doorashada dowladiisu ka qabatay Galmudug ee ay horrey u dhaliileen
Golaha wakiillada ee maamulka Galmudug ayaa maanta hoggaamiyaha maamulkaas u doortay Liibaan Axmed Xasan, doorasho ka dhacday magaalada Dhuusamareeb.
Liibaan oo murashax u ahaa xisbiga JSP ee hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa helay 72-cod, halka musharaxii kula tartamay xilka Cabdulqaadir Cabdullahi Diiriye uu helay 14-cod, 3-cod ay halaabeen.
Waxaa natiijadan shaaciyay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug Xuseen Maxamed Nuur.
Sidoo kale hoggaamiye xigeenka maamulka Galmudug, ayaa golaha wakiiladu u doorteen Cabdiweli Ibraahin Garyare , oo ka tirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya.
Liibaan ayaa lagu wadaa in uu xilka kala wareego Axmed Cabdi Kaariye "Qoor Qoor" oo isaga oo xilka haya hadana aan tartanka ka qeyb galin.
Doorashada ka dhacday Galmudug ayaa ahayd mid inta badan la sii saadaaliyey mamaada ururka JSP uu helay aqlabiyada xubnaha wakiilada doorashadii qof iyo codka ahayd ee dhammaadkii September ka dhacday deeganada Galmudug.
Galmudug ayaa noqotay maamulkii labaad ee hoggaamiyahooda ay doortana Gole wakiilo oo ay dadku soo doorteen, wallow mucaaradka Soomaaliya ay si weyn u dhaliileen doorashada qof iyo codka ah.
Qaar ka mida ah mucaaradka horrey u diiday doorashada ee hambalyada u diray Liibaan
Siyaasiyiin badan oo ka tirsan mucaaradka Soomaaliya ayaa hambalyo u diray hoggaamiyaha cusub ee maamulka Galmudug, Liibaan Axmed Xasan.
Siyaasiyiinta diray hambalyada waxaa ka mid ah Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed, Xildhibaan Cabdirixmaan Odowaa, Xildhibaan Sanyare iyo siyaasiyiin kale.
Raggan diray hambalyada ayaa ahaa mucaaradka Xasan Sheekh ee sida adag u dhaliilayey doorashada qof iyo codka ah taas oo ahayd maxsuulka doorashada maanta ka dhacday Galmudug.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Liibaan Axmed Xasan ayaa loo doortay hoggaamiyaha maamulka Galmudug doorasho ka dhacday magaalada Dhuusamareeb, isagoo helay 72 cod, halka musharaxii kula tartamay uu helay 14 cod. Doorashadan ayaa si weyn loo dhaliilay qaar ka mid ah mucaaradka.
Qodobada muhiimka ah
- Liibaan Axmed Xasan ayaa loo doortay hoggaamiyaha maamulka Galmudug isagoo helay 72 cod.
- Cabdulqaadir Cabdullahi Diiriye ayaa helay 14-cod doorashada.
- Doorashada ka dhacday Galmudug ayaa ahayd mid ka dhacday magaalada Dhuusamareeb.
- Doorashada qof iyo codka ah ayaa si weyn u dhaliileen mucaaradka Soomaaliya.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan natiijooyinka doorashada.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid maamulka Galmudug oo ku saabsan dhaliilaha.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanno ka yimid ilo aan la magacaabin.
Gunaanadka akhristaha
Doorashada Liibaan Axmed Xasan ee hoggaamiyaha Galmudug waxay muujinaysaa isbeddelada siyaasadeed ee socda iyo dareenka mucaaradka ee gobolka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin dhaliilaha gaarka ah ee mucaaradka ka soo jeediyeen doorashada?
- Sidee ayay hoggaaminta Liibaan Axmed Xasan u saameyn doontaa maamulka Galmudug?
- Maxay yihiin talaabooyinka xiga ee maamulka Galmudug ka dib doorashadan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- BBC Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · galmudug · mucaaradka · doorashada
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada