Qoor- qoor iyo Axmed Madoobe oo Madaxweyne Xasan uga digey doorasho dhinac ka raran.
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed iyo arrimaha doorashooyinka dalka,…

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed iyo arrimaha doorashooyinka dalka,…
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed iyo arrimaha doorashooyinka dalka, isaga oo sheegay in muddo-xileedyadii hay’adaha dowladda iyo dowlad goboleedyada qaar ay dhammaadeen, islamarkaana aan la aqbali doonin hannaan siyaasadeed oo dhinac gaar ahi wato.
Qoorqoor ayaa sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay doorasho heshiis lagu yahay oo ay dhammaan saamileyda siyaasadeed ka wada qeyb galaan. Wuxuu xusay in xaaladda dalka aysan qaadi karin muran siyaasadeed cusub ama go’aano hal dhinac ah lagu maamulayo geeddi-socodka doorashada.
“Muddo-xileedyadii waa dhammaadeen, wax cid gaar ahi wadato ma soconayaan, doorashooyin loo dhan yahay uun baa socon kara,” ayuu yiri Madaxweyne Qoorqoor.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Horseed Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan