Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika
Siyaasadda China ee lagu baabi’inayo canshuuraha kastamka ee badeecadaha Afrika ayaa billowday inay natiijooyin muuqda dhaliso. Arrintan waxaa shaaciyay Liu Yuxi, safiirka iskaashiga China iyo Afrika, intii lagu jiray shir jaraa’id oo lagu qabtay magaalada Beijing. Liu Yuxi ayaa tallaabadan ku tilmaamay mid taariikhi ah oo horseedaysa horumar dhaqaale oo waara oo u dhexeeya China […]
Siyaasadda Shiinaha ee canshuurta kastamka ka dhaafay badeecadaha Afrika ayaa bilowday inay natiijooyin muuqda dhaliso.
Maxaa la shaaciyey
- Liu Yuxi, safiirka iskaashiga China iyo Afrika, ayaa sheegay in canshuur dhaafka uu xoojinayo iskaashiga dhaqaale.
- Ganacsiga u dhexeeya China iyo Afrika ayaa kordhay 26.8% saddexdii bilood ee ugu horreysay sanadkan.
- Dekedda Shenzhen ayaa noqotay goobtii ugu horreysay ee lagu arkay hirgelinta siyaasaddan cusub.
Macnaha guud
Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa horay u dhawaaqay siyaasaddan oo dhaqan gashay 1-dii May 2026.
“Wuxuu sheegay in ka dhaafista canshuuraha kastamku ay xoojinayso iskaashiga labada dhinac xilli cusub oo dhaqaale.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay ka faa'iidi karaan fahamka iskaashiga dhaqaale ee ka dhexeeya Shiinaha iyo Afrika.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Siyaasadda China ee lagu baabi’inayo canshuuraha kastamka ee badeecadaha Afrika ayaa billowday inay natiijooyin muuqda dhaliso.
Arrintan waxaa shaaciyay Liu Yuxi, safiirka iskaashiga China iyo Afrika, intii lagu jiray shir jaraa’id oo lagu qabtay magaalada Beijing.
Liu Yuxi ayaa tallaabadan ku tilmaamay mid taariikhi ah oo horseedaysa horumar dhaqaale oo waara oo u dhexeeya China iyo Afrika. Wuxuu sheegay in ka dhaafista canshuuraha kastamku ay xoojinayso iskaashiga labada dhinac xilli cusub oo dhaqaale.
Siyaasaddan oo uu horay ugu dhawaaqay Madaxweynaha Xi Jinping ayaa dhaqan gashay 1-dii May 2026, waxayna khuseysaa 53 dal oo Afrikaan ah oo xiriir diblomaasiyadeed la leh China.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Somali National TV
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan