Soomaaliya oo ka qayb-gashay kulan soo dhaweyn ah oo Madaxweyne Putin u sameeyey madaxda Madasha Dhaqamada
Warka oo kooban
50 ilbiriqsiSoomaaliya ayaa ka qayb-gashay kulan soo dhaweyn ah oo Madaxweynaha Vladimir Putin u sameeyey madaxda ka qaybgalaya Madasha 12-aad ee Caalamiga ah ee Dhaqamada Midoobay ee St.
Qodobbada muhiimka ah
- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Cabdifataax Qaasim Maxamuud , ayaa ka mid ahaa masuuliyiinta Soomaaliyeed ee ka qaybgalay madasha, iyadoo kulamada halkaas ka socda ay diiradda saarayaan dhaqanka, ilaalinta hidaha iyo xoojinta iskaashiga caalamiga ah ee dhinacyada farshaxanka iyo dhaqanka.
- Warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa sidoo kale xaqiijisay in Wasiirku St.
- Madaxweyne Putin, oo khudbad ka jeediyay munaasabadda, ayaa carrabka ku adkeeyay doorka dhaqanka ee isku soo dhoweynta shucuubta iyo sii wadidda wada-hadalka xilliyada ay xiriirrada siyaasadeed iyo kuwa dhaqaale adkaadaan.
- Sidoo kale, waxaa xoogga la saaray ilaalinta kala-duwanaanshaha dhaqamada, ka qaybgalka dhallinyarada iyo is-weydaarsiga aqoonta iyo waayo-aragnimada.
Sida ay sheegtay Goobjoog Somali
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka gaarka ah ee laga gaaray doodaha madasha?
Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Soomaaliya ayaa ka qayb-gashay kulan soo dhaweyn ah oo Madaxweynaha Vladimir Putin u sameeyey madaxda ka qaybgalaya Madasha 12-aad ee Caalamiga ah ee Dhaqamada Midoobay ee St. Petersburg, Ruushka.
- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka mid ahaa masuuliyiinta Soomaaliyeed ee ka qaybgalay madasha.
- Kulamada halkaas ka socda ay diiradda saarayaan dhaqanka, ilaalinta hidaha iyo xoojinta iskaashiga caalamiga ah ee dhinacyada farshaxanka iyo dhaqanka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Soomaaliya ayaa ka qayb-gashay kulan soo dhaweyn ah oo Madaxweynaha Federaalka Ruushka, Vladimir Putin, u sameeyey madaxda iyo masuuliyiinta ka qaybgalaya Madasha 12-aad ee Caalamiga ah ee Dhaqamada Midoobay , oo ka socota magaalada St. Petersburg ee dalka Ruushka.
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Cabdifataax Qaasim Maxamuud , ayaa ka mid ahaa masuuliyiinta Soomaaliyeed ee ka qaybgalay madasha, iyadoo kulamada halkaas ka socda ay diiradda saarayaan dhaqanka, ilaalinta hidaha iyo xoojinta iskaashiga caalamiga ah ee dhinacyada farshaxanka iyo dhaqanka.
Warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa sidoo kale xaqiijisay in Wasiirku St. Petersburg kula kulmay Wasiirka Dhaqanka Ruushka, Olga Lyubimova, si looga wada hadlo xoojinta iskaashiga labada dal.
Madaxweyne Putin, oo khudbad ka jeediyay munaasabadda, ayaa carrabka ku adkeeyay doorka dhaqanka ee isku soo dhoweynta shucuubta iyo sii wadidda wada-hadalka xilliyada ay xiriirrada siyaasadeed iyo kuwa dhaqaale adkaadaan.
Sidoo kale, waxaa xoogga la saaray ilaalinta kala-duwanaanshaha dhaqamada, ka qaybgalka dhallinyarada iyo is-weydaarsiga aqoonta iyo waayo-aragnimada.
Madasha sanadkan waxaa ka qaybgalaya wasiirro iyo masuuliyiin sare oo ka kala socda dalal badan. Warbaahinta rasmiga ah ee Iran waxay sheegtay in madashu ay isu keentay masuuliyiin iyo shaqsiyaad ka socda dhinacyada fanka iyo dhaqanka ee ku dhowaad 70 dal , iyadoo ay jiraan 44 wafdi oo rasmi ah.
Intii uu Wasiir Cabdifataax Qaasim ku sugnaa St. Petersburg, wuxuu kulan laba-geesood ah la yeeshay Wasiirka Dhaqanka Ruushka, Olga Lyubimova. Kulanka ayaa lagu soo qaaday ilaalinta iyo horumarinta hidde-dhaqameedka, farshaxanka, suugaanta, tiyaatarrada iyo cilmi-baarista dhaqanka.
Labada dhinac ayaa sidoo kale ka wada hadlay is-dhaafsiga khubarada iyo fanaaniinta, horumarinta xarumaha dhaqanka iyo dardargelinta heshiisyada iskaashiga dhaqanka ee Soomaaliya iyo Ruushka.
Wasiir Cabdifataax Qaasim ayaa sheegay in Soomaaliya ay muhiimad gaar ah siinayso dhaqanka iyo farshaxanka, isaga oo tilmaamay in dhaqanku door ku leeyahay ilaalinta aqoonsiga qaranka, isku-xirka bulshada iyo xoojinta xiriirka shacabka labada dal.
Ka qaybgalka Soomaaliya ee madashan ayaa sidoo kale u oggolaanaya dhinaca Soomaaliyeed inuu soo bandhigo hodantinimada hiddaha, dhaqanka iyo fanka Soomaaliyeed , isla markaana uu la wadaago dalalka kale khibradaha ku saabsan ilaalinta iyo horumarinta dhaqanka.
Dhanka kale, Wasiirka Soomaaliya ayaa 25-kii Sebtembar sheegay in Afrika ay u baahan tahay iskaashi wax-ku-ool ah oo ku dhisan is-ixtiraam oo lala yeesho dalalka iyo hay’adaha caalamiga ah, gaar ahaan arrinta dib-u-soo-celinta hantida dhaqameed ee Afrika.
Madasha St. Petersburg ayaa sidaas darteed Soomaaliya uga dhigan goob ay kaga qaybqaadan karto doodaha caalamiga ah ee ku saabsan mustaqbalka dhaqanka, ilaalinta hidaha iyo ballaarinta xiriirrada hay’adaha dhaqanka ee dalalka kala duwan.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Soomaaliya ayaa ka qayb-gashay kulan soo dhaweyn ah oo Madaxweynaha Vladimir Putin u sameeyey madaxda ka qaybgalaya Madasha 12-aad ee Caalamiga ah ee Dhaqamada Midoobay ee St. Petersburg, Ruushka.
Qodobada muhiimka ah
- Soomaaliya ayaa ka qayb-gashay kulan soo dhaweyn ah oo Madaxweynaha Vladimir Putin u sameeyey madaxda ka qaybgalaya Madasha 12-aad ee Caalamiga ah ee Dhaqamada Midoobay ee St. Petersburg, Ruushka.
- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka mid ahaa masuuliyiinta Soomaaliyeed ee ka qaybgalay madasha.
- Kulamada halkaas ka socda ay diiradda saarayaan dhaqanka, ilaalinta hidaha iyo xoojinta iskaashiga caalamiga ah ee dhinacyada farshaxanka iyo dhaqanka.
- Wasiir Cabdifataax Qaasim ayaa sheegay in Soomaaliya ay muhiimad gaar ah siinayso dhaqanka iyo farshaxanka, isaga oo tilmaamay in dhaqanku door ku leeyahay ilaalinta aqoonsiga qaranka, isku-xirka bulshada iyo xoojinta xiriirka shacabka laba
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku lugta leh.
- Eedeymaha ku saabsan diiradda madasha iyo doodaha waxay ku saleysan yihiin bayaanada rasmiga ah.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan ka qaybgalka ama natiijooyinka kulamada.
Gunaanadka akhristaha
Ka qaybgalka Soomaaliya ee madashan wuxuu muujinayaa sida ay uga go'an tahay is-dhaafsiga dhaqameed iyo iskaashiga caalamiga ah.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka gaarka ah ee laga gaaray doodaha madasha?
- Sidee ayay ka qaybgalka Soomaaliya u saameyn doontaa xiriirka dhaqameed ee dalalka kale?
- Maxay yihiin tallaabooyinka la qaadi doono si loo hirgeliyo iskaashiga la wada hadlay?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Goobjoog Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · dhaweyn · madaxda · dhaqamada
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada