Turkiga oo xaaladda ka taagan Soomaaliya kala hadlay IGAD
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Safiirka cusub ee Turkiga u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Ferhat Alkan, ayaa Muqdisho kula kulmay ku-xigeenka xoghayaha fulinta ee Urur-goboleedka IGAD, Mudane Maxamed Cabdi Waare, si ay uga wada hadlaan xaaladda hadda taagan ee Soomaaliya, gaar ahaan khilaafka siyaasadeed ee gudaha dalka.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka ayaa lagu falanqeeyay xaaladda siyaasadeed Soomaaliya iyo arrimaha gobolka, iyadoo labada mas’uul isla soo qaadeen doorka muhiimka ah ee IGAD ku leedahay horumarinta nabadda, xasilloonida iyo iskaashiga Geeska Afrika.
- Danjire Ferhat Alkan iyo Maxamed Cabdi Waare ayaa sidoo kale ka wada-hadlay sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga Turkiga iyo Urur Goboleedka IGAD, loona horumarin lahaa wada-shaqaynta dhinacyada mudnaanta wadajirka ah u leh gobolka.
- Sidoo kale, Safiirka Turkiga Maxamed Cabdi Waare Waare uga mahadceliyay booqashada uu ku tegay xarunta safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho iyo wada-hadalka dhex-maray labada mas’uul.
- Maalmihii u dambeeyay Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya ayaa kulamo ka waday gudaha caasimada, wuxuuna siyaabo kala duwan ula shiray madax tirsan dowladda iyo qaar kamid ah hoggaamiyeyaasha mucaaradka oo uu kala hadlay xallinta khilaafka siyaasadeed ee ka taagan dalka.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo xalliyo khilaafka siyaasadeed ee Soomaaliya?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Safiirka cusub ee Turkiga u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Ferhat Alkan, ayaa Muqdisho kula kulmay ku-xigeenka xoghayaha fulinta ee Urur-goboleedka IGAD, Mudane Maxamed Cabdi Waare, si ay uga wada hadlaan xaaladda hadda taagan ee Soomaaliya,
- Kulanka ayaa lagu falanqeeyay xaaladda siyaasadeed Soomaaliya iyo doorka IGAD ee horumarinta nabadda iyo xasilloonida Geeska Afrika.
- Danjire Ferhat Alkan iyo Maxamed Cabdi Waare ayaa sidoo kale ka wada-hadlay sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga Turkiga iyo Urur Goboleedka IGAD, loona horumarin lahaa wada-shaqaynta dhinacyada mudnaanta wadajirka ah u leh gobolka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Safiirka cusub ee Turkiga u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Ferhat Alkan oo maanta Muqdisho kula kulmay ku-xigeenka xoghayaha fulinta ee Urur-goboleedka IGAD, Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa kala hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, gaar ahaan khilaafka siyaasadeed ee ka taagan gudaha dalka.
Kulanka ayaa lagu falanqeeyay xaaladda siyaasadeed Soomaaliya iyo arrimaha gobolka, iyadoo labada mas’uul isla soo qaadeen doorka muhiimka ah ee IGAD ku leedahay horumarinta nabadda, xasilloonida iyo iskaashiga Geeska Afrika.
Danjire Ferhat Alkan iyo Maxamed Cabdi Waare ayaa sidoo kale ka wada-hadlay sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga Turkiga iyo Urur Goboleedka IGAD, loona horumarin lahaa wada-shaqaynta dhinacyada mudnaanta wadajirka ah u leh gobolka.
Sidoo kale, Safiirka Turkiga Maxamed Cabdi Waare Waare uga mahadceliyay booqashada uu ku tegay xarunta safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho iyo wada-hadalka dhex-maray labada mas’uul.
Maalmihii u dambeeyay Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya ayaa kulamo ka waday gudaha caasimada, wuxuuna siyaabo kala duwan ula shiray madax tirsan dowladda iyo qaar kamid ah hoggaamiyeyaasha mucaaradka oo uu kala hadlay xallinta khilaafka siyaasadeed ee ka taagan dalka.
Turkiga ayaa kamid ah saaxibada Soomaaliya, wuxuuna muddooyinkii ugu dambeeyay ku howlanaa dhex-dhexaadinta dowladda iyo mucaaradka, si loo gaaro xal waaro, loogana gudbo khilaafka daba dheeraaday ee ka dhashay hannaanka doorashooyinka dalka.
Si kastaba, ha’ahaatee, dhaq-dhaqaaqyadan ayaa kusoo aaday, xilli xasaasi ah oo ay weli dalka ka taagan tahay xiisad culus oo ka dhalatay xaaladda siyaasadeed ee taagan iyada oo meelaha qaar ay kasoo cusboonaatay colaad horleh, gaar ahaan deegaanno ka mid ah Koonfur Galbeed iyo HirShabelle.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Safiirka cusub ee Turkiga u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Ferhat Alkan, ayaa Muqdisho kula kulmay ku-xigeenka xoghayaha fulinta ee Urur-goboleedka IGAD, Mudane Maxamed Cabdi Waare, si ay uga wada hadlaan xaaladda hadda taagan ee Soomaaliya, gaar ahaan khilaafka siyaasadeed ee gudaha dalka.
Qodobada muhiimka ah
- Safiirka cusub ee Turkiga u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Ferhat Alkan, ayaa Muqdisho kula kulmay ku-xigeenka xoghayaha fulinta ee Urur-goboleedka IGAD, Mudane Maxamed Cabdi Waare, si ay uga wada hadlaan xaaladda hadda taagan ee Soomaaliya,
- Kulanka ayaa lagu falanqeeyay xaaladda siyaasadeed Soomaaliya iyo doorka IGAD ee horumarinta nabadda iyo xasilloonida Geeska Afrika.
- Danjire Ferhat Alkan iyo Maxamed Cabdi Waare ayaa sidoo kale ka wada-hadlay sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga Turkiga iyo Urur Goboleedka IGAD, loona horumarin lahaa wada-shaqaynta dhinacyada mudnaanta wadajirka ah u leh gobolka.
- Turkiga ayaa kamid ah saaxibada Soomaaliya, wuxuuna muddooyinkii ugu dambeeyay ku howlanaa dhex-dhexaadinta dowladda iyo mucaaradka, si loo gaaro xal waaro, loogana gudbo khilaafka daba dheeraaday ee ka dhashay hannaanka doorashooyinka dalk
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku lug leh khilaafka siyaasadeed.
- Eedeymaha la soo bandhigay waxay ku saleysan yihiin hadallada safiirka Turkiga iyo mas'uulka IGAD iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Faahfaahin gaar ah laguma bixin natiijooyinka wada-hadalada.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka ayaa muujinaya dadaallada diblomaasiyadeed ee socda ee Turkiga si loo dhex-dhexaadiyo xiisadaha siyaasadeed ee Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo xalliyo khilaafka siyaasadeed ee Soomaaliya?
- Sidee ayay doorka IGAD u noqon doontaa xaaladda socda?
- Maxay yihiin jawaabaha dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ee ku aaddan dadaallada dhex-dhexaadinta Turkiga?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · diplomacy · diplomacy · hadlay · soomaaliya
Sii akhri
- Mareykanka oo muddo hal sano ah dib u cusbooneysiinaya taageerada milatari ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya
Shabelle Media
- War cusub oo kasoo kordhay dagaalka Golweyn kadib markii ciidanka Lafta-gareen…
Caasimada Online
- Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay iskaashiga sahanka juqraafiyeed
Shabelle Media