Waa kuma Saadaq Joon, wasiirka cusub ee gaashaandhigga Soomaaliya?
Waxa dhacay
Hal il · BBC Somali
Saadaq Joon ayaa loo magacaabay wasiirka cusub ee gaashaandhigga Soomaaliya, isagoo beddelay Axmed Macallin Fiqi.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Go’aan la gaarayRa'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa shalay xilkii ka qaaday wasiirkii Gaashaandhigga Axmed Macallin Fiqi, waxaana uu xilkaas u magacaabay Saadaq Cumar Maxamed Xasan oo loo yaqaanno Saadaq Joon.
- Saadaq oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa horey u soo qabtay xilal kala duwan oo dhanka amniga ah.
- Saadaq Joon, oo magaciisa oo saddexan yahay Saadaq Cumar Maxamed Xasan ayaa ku dhashay deegaan ka tirsan dhulka Soomaali Galbeed ee dalka Itoobbiya.
- Go’aan la gaarayMarkii uu dalka dib ugusoo laabtay waxa uu soo qabtay xilal kala duwan oo ay ka mid yihiin taliyaha NISA ee Galmudug, iyadoo sidoo kalana sannadkii 2017-kii loo magacaabay taliyaha Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee gobolka Banaadir.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin siyaasadaha gaarka ah ee Saadaq Joon qorsheynayo inuu hirgeliyo sida wasiirka gaashaandhigga?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Saadaq Joon ayaa loo magacaabay wasiirka cusub ee gaashaandhigga Soomaaliya.
- Saadaq Joon ayaa horey u soo qabtay xilal kala duwan oo dhanka amniga ah.
- Saadaq Joon ayaa ku dhashay deegaan ka tirsan dhulka Soomaali Galbeed ee dalka Itoobbiya.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Waa kuma Saadaq Joon, wasiirka cusub ee gaashaandhigga Soomaaliya?
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa shalay xilkii ka qaaday wasiirkii Gaashaandhigga Axmed Macallin Fiqi, waxaana uu xilkaas u magacaabay Saadaq Cumar Maxamed Xasan oo loo yaqaanno Saadaq Joon.
Saadaq oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa horey u soo qabtay xilal kala duwan oo dhanka amniga ah.
Saadaq Joon, oo magaciisa oo saddexan yahay Saadaq Cumar Maxamed Xasan ayaa ku dhashay deegaan ka tirsan dhulka Soomaali Galbeed ee dalka Itoobbiya. Saadaq ayaa la sheegaa in uu horraantii 1993 uu usoo wareegay Muqdisho, isaga markii danbena gaarahaan 2002-dii ugasii gudbay dalka Kenya, kaddibna dalka Koonfur Afrika, halkaas oo ka sii aaday dalka Ingiriiska. Waxaana uu dalka dib ugu soo noqday sannadkii 2014.
Markii uu dalka dib ugusoo laabtay waxa uu soo qabtay xilal kala duwan oo ay ka mid yihiin taliyaha NISA ee Galmudug, iyadoo sidoo kalana sannadkii 2017-kii loo magacaabay taliyaha Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee gobolka Banaadir.
Taliyihii hore ee hay'adda NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbalooshe, oo ay soo wada shaqeeyeen muddo dheer Saadaq Joon ayaa horey ku qeexay in uu yahay nin hawl kar ah, oo shaqadiisa sida ugu habboon uga soo baxa.
"Waa nin aaan saaxiib ahayn oo aan si dhaw usoo wada shaqaynay laga soo bilaabo London, tan iyo intii aan madaxda u ahaa. Waa nin aan u xushay geesinnimo, hawlkarnimo, hawsha aad u dirtana ka soo dhalaali kara. Waa nin madaxda ka sarraysana daacad u ah shaqada aad u dirtana aan qabyo uga tagin, go'aan qaadashadiisuna fiicnayd"
Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dhawr jeer oo hore Warbaahinta ka weeraray Saadaq Joon, waxaana xusid mudan in muddo ka hor uu Dowladda Turkiga ku dhaliilay laba wajiilenimo, ka dib markii ay billad sharaf guddoonsiiyay Saadaq John, oo uu ku eedeeyay gacan ku dhiigle dilay shan ka mida ilaaladiisii, xilligaas oo la weeraray hoygiisa.
Saadaq ayaa lagu beddelay xilligaasi taliyihii ciidanka Haramacad, Farxaan Qaroole oo mar noqday taliyihii ciidanka booliska ee gobolka Banaadir.
Daraja ka xayubintii uu Farmaajo ku sameeyay
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sanadkii 2021 darajooyiinka ciidan ka xayuubiyay Saadaq Joon, oo xilligaasi ahaa taliyihii booliska Gobolka Banaadir. Sidoo kale wuxuu ka qaaday dhammaan xuquuqdii ciidan.
Xil ka xayuubintiisa ayaa timid ka dib markii uu xilligaas soo saaray amar uu ku sheegayo in uu is hortaagay oo hakiyey kulankii baarlamaanka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Saadaq Joon ayaa loo magacaabay wasiirka cusub ee gaashaandhigga Soomaaliya, isagoo beddelay Axmed Macallin Fiqi. Waxa uu horey u soo qabtay xilal kala duwan oo amniga la xiriira, wuxuuna dalka dib ugu soo laabtay sannadkii 2014 ka dib markii uu dibadda ku noolaa.
Qodobada muhiimka ah
- Saadaq Joon ayaa loo magacaabay wasiirka cusub ee gaashaandhigga Soomaaliya.
- Saadaq Joon ayaa horey u soo qabtay xilal kala duwan oo dhanka amniga ah.
- Saadaq Joon ayaa ku dhashay deegaan ka tirsan dhulka Soomaali Galbeed ee dalka Itoobbiya.
- Saadaq Joon ayaa dalka dib ugu soo noqday sannadkii 2014.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada la eedeeyay ama la dhaliilay.
- Eedeymaha ku saabsan dabeecadda Saadaq Joon iyo falalkiisa hore waxay ku saleysan yihiin bayaanada dadka kale, oo ay ku jiraan asxaabtiisa hore.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan sheegashooyinka la xiriira xilalka ama falalka Saadaq Joon.
Gunaanadka akhristaha
Magacaabista Saadaq Joon ee wasiirka gaashaandhigga waxay calaamad u tahay isbeddel weyn oo ku saabsan hogaaminta amniga Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin siyaasadaha gaarka ah ee Saadaq Joon qorsheynayo inuu hirgeliyo sida wasiirka gaashaandhigga?
- Sidee ayuu Saadaq Joon uga jawaabi doonaa dhaliilaha hore ee loo jeediyay?
- Maxay noqon doontaa saameynta magacaabistaasi ku yeelan doonto amniga Soomaaliya?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- BBC Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: world · general · saadaq · soomaaliya · joon
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada