Wiil dhalinyaro ah oo hooyadiis ku dilay duleedka Muqdisho
Waxa dhacay
40 ilbiriqsiWiil dhalinyaro ah ayaa hooyadiis ku dilay duleedka Muqdisho maanta, isagoo toorey ku weeraray hooyadiis dhowr jeer.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Mid kamid ah dadka deegaanka oo la hadlay Shabelle Tv ayaa sheegay in wiilka dilka gaystay uu adeegsaday toorey, isaga oo dhawr meel kaga dhuftay hooyada oo isla goobta ku dhimatay.
- “Wiilka waa wiilashada hadda soo baxaayo wuxuu dilay hooyadiis Alle ya raxma, wuxuuna u adeegsaday toorey,” ayuu yiri mid kamid ah dadka deegaanka.
- Sidoo kale, wuxuu tilmaamay in shacabka deegaanka ay kasoo baxeen dhacdada, isla markaana ay meesha ka qaadeen maydka hooyada, iyadoo uu cararay wiilka.
- Waxaa kale oo uu intaas ku daray in eedeysanaha uu isticmaali jiray maandooriye, isla markaana ay lama filaan ku noqotay inuu dilay hooyadiis oo si weyn looga yaqaanay deegaanka.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxaa sababay weerarka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Wiil dhalinyaro ah ayaa hooyadiis ku dilay duleedka Muqdisho.
- Wiilka dilka gaystay uu adeegsaday toorey, isaga oo dhawr meel kaga dhuftay hooyada.
- Hooyada oo isla goobta ku dhimatay.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dhacdo argagax leh oo maanta ka dhacday deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho, halkaas oo lasoo wariyay in wiil dhalinyaro ah uu si arxan darro ah ugu dilay hooyadiis.
Mid kamid ah dadka deegaanka oo la hadlay Shabelle Tv ayaa sheegay in wiilka dilka gaystay uu adeegsaday toorey, isaga oo dhawr meel kaga dhuftay hooyada oo isla goobta ku dhimatay.
“Wiilka waa wiilashada hadda soo baxaayo wuxuu dilay hooyadiis Alle ya raxma, wuxuuna u adeegsaday toorey,” ayuu yiri mid kamid ah dadka deegaanka.
Sidoo kale, wuxuu tilmaamay in shacabka deegaanka ay kasoo baxeen dhacdada, isla markaana ay meesha ka qaadeen maydka hooyada, iyadoo uu cararay wiilka.
Waxaa kale oo uu intaas ku daray in eedeysanaha uu isticmaali jiray maandooriye, isla markaana ay lama filaan ku noqotay inuu dilay hooyadiis oo si weyn looga yaqaanay deegaanka.
“Sababta ma sheegi karno waa qadar Alle, laakiin dadka xaafadda waxay sheegeen inuu balwad isticmaali jiray. Arrintan si xun ayay noo saameysay waayo naxtin waayay, mana filaneynin,” ayuu sii raaciyay.
Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ayaa sidoo kale goobta gaaray, kuwaas oo durbo bilaabay baaritaanno deg-deg ah, waxaana wararka qaar ay sheegayaan in ay gacanta kusoo dhigeen wiilka oo isku dayay inuu baxsado.
Si kastaba, Ma jiro wax faah-faahin ah oo ay saraakiisha amniga ka bixiyeen dhacdadaan oo ay si weyn uga argagaxeen bulshada ku dhaqan deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Wiil dhalinyaro ah ayaa hooyadiis ku dilay duleedka Muqdisho maanta, isagoo toorey ku weeraray hooyadiis dhowr jeer.
Qodobada muhiimka ah
- Wiil dhalinyaro ah ayaa hooyadiis ku dilay duleedka Muqdisho.
- Wiilka dilka gaystay uu adeegsaday toorey, isaga oo dhawr meel kaga dhuftay hooyada.
- Hooyada oo isla goobta ku dhimatay.
- Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ayaa sidoo kale goobta gaaray.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Ma jiro wax jawaab ah oo ka timid eedeysanaha.
- Faahfaahinta ku saabsan sababta weerarka ayaa weli aan caddayn.
Gunaanadka akhristaha
Dhacdo naxdin leh oo ku saabsan wiil dhalinyaro ah oo hooyadiis dilay ayaa naxdin ku riday bulshada deegaanka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxaa sababay weerarka?
- Maxaa la sameyn doonaa wiilka ka dib markii la qabtay?
- Sidee bulshada deegaanka uga falcelin doontaa dhacdadan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · duleedka · hooyadiis · muqdisho