Xamsa Cabdi Barre oo culimada haweenka ugu baaqay inay door muuqda ka qaataan dhismaha dowladnimada
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiXamsa Cabdi Barre ayaa ugu baaqay culimada haweenka Soomaaliyeed inay door weyn ka qaataan dhismaha dowladnimada iyo wacyigelinta bulshada intii lagu guda jiray xiritaanka shirweynaha labaad ee Dalladda Culimada Haweenka Soomaaliyeed.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Ra’iisul Wasaaraha ayaa bogaadiyay doorka dalladdu ka qaadato wacyigelinta bulshada iyo horumarinta awoodda iyo waxqabadka dadka Soomaaliyeed.
- Xamsa ayaa sheegay in burburkii dowladnimada Soomaaliya uu saameyn ku yeeshay dhaqanka iyo diinta bulshada, taas oo uu sheegay inay dadka u nugleysay dhibaatooyin iyo duruufo adag, isla markaana ay fursad siisay faafitaanka fikrado xagjir ah oo dhiigga dadka banneysta.
- Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu ka digay fikradaha dhiirrigeliya rabshadaha iyo dilka dadka aan waxba galabsan, isaga oo carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in bulshada laga wacyigeliyo aragtiyadaas.
- “Haweenka Soomaaliyeed waxa ay dalkeenna u soo adeegeen waqtiyo adag oo dalku soo maray, waxa ay doorar muuqda ku lahaayeen dhismaha dowladnimada aynu maanta haysanno, waxa ayna soo saareen hoggaamiyeyaal door muuqda ka qaatay dowladnimada Soomaaliyeed,” ayuu yiri Xamsa Cabdi Barre.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa doorka haweenka ee dhismaha dowladnimada, taas oo muhiim u ah horumarka Soomaaliya.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee dowladda ay qaadi doonto si ay u taageerto culimada haweenka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Xamsa Cabdi Barre ayaa ugu baaqay culimada haweenka Soomaaliyeed inay door weyn ka qaataan dhismaha dowladnimada iyo wacyigelinta bulshada.
- Wuxuu adkeeyay in haweenku yihiin laf-dhabarta bulshada, isla markaana ay door muhiim ah ku leeyihiin dib-u-dhiska dalka.
- Wuxuu ka digay fikradaha dhiirrigeliya rabshadaha iyo dilka dadka aan waxba galabsan.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa ugu baaqay culimada haweenka Soomaaliyeed inay door weyn ka qaataan dhismaha dowladnimada, wacyigelinta bulshada iyo ka hortagga fikradaha xagjirka ah, isaga oo ka qeybgalay xiritaanka shirweynaha labaad ee Dalladda Culimada Haweenka Soomaaliyeed.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa bogaadiyay doorka dalladdu ka qaadato wacyigelinta bulshada iyo horumarinta awoodda iyo waxqabadka dadka Soomaaliyeed. Waxa uu sheegay in haweenku yihiin laf-dhabarta bulshada, isla markaana ay door muhiim ah ku leeyihiin dib-u-dhiska dalka, waxbarashada iyo tarbiyadda carruurta.
Xamsa ayaa sheegay in burburkii dowladnimada Soomaaliya uu saameyn ku yeeshay dhaqanka iyo diinta bulshada, taas oo uu sheegay inay dadka u nugleysay dhibaatooyin iyo duruufo adag, isla markaana ay fursad siisay faafitaanka fikrado xagjir ah oo dhiigga dadka banneysta. Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu ka digay fikradaha dhiirrigeliya rabshadaha iyo dilka dadka aan waxba galabsan, isaga oo carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in bulshada laga wacyigeliyo aragtiyadaas.
“Haweenka Soomaaliyeed waxa ay dalkeenna u soo adeegeen waqtiyo adag oo dalku soo maray, waxa ay doorar muuqda ku lahaayeen dhismaha dowladnimada aynu maanta haysanno, waxa ayna soo saareen hoggaamiyeyaal door muuqda ka qaatay dowladnimada Soomaaliyeed,” ayuu yiri Xamsa Cabdi Barre. Waxa uu sidoo kale bogaadiyay hooyooyinka Soomaaliyeed, isaga oo ammaanay adkeysiga ay muujiyeen xilliyadii adkaa ee uu dalku soo maray.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa culimada haweenka kula dardaarmay inay ka qeybqaataan xoojinta dowladnimada, hagaajinta dhaqanka bulshada iyo faafinta faham diimeed oo sugan. Waxa uu ballanqaaday in Xukuumadda DanQaran ay door muuqda ka qaadan doonto horumarinta culimada haweenka, si ay u noqdaan hoggaamiyeyaal ka qeybqaata horumarka bulshada iyo dowladnimada.
Shirweynaha ayaa diiradda lagu saaray dhisidda awoodda bulshada iyo wacyigelinta dadka Soomaaliyeed, iyadoo la xoojinayo doorka culimada haweenka ee horumarinta bulshada iyo dowlad-dhiska dalka.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa bogaadiyay doorka dalladdu ka qaadato wacyigelinta bulshada iyo horumarinta awoodda iyo waxqabadka dadka Soomaaliyeed. Waxa uu sheegay in haweenku yihiin laf-dhabarta bulshada, isla markaana ay door muhiim ah ku leeyihiin dib-u-dhiska dalka, waxbarashada iyo tarbiyadda carruurta.
Xamsa ayaa sheegay in burburkii dowladnimada Soomaaliya uu saameyn ku yeeshay dhaqanka iyo diinta bulshada, taas oo uu sheegay inay dadka u nugleysay dhibaatooyin iyo duruufo adag, isla markaana ay fursad siisay faafitaanka fikrado xagjir ah oo dhiigga dadka banneysta.
Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu ka digay fikradaha dhiirrigeliya rabshadaha iyo dilka dadka aan waxba galabsan, isaga oo carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in bulshada laga wacyigeliyo aragtiyadaas.
“Haweenka Soomaaliyeed waxa ay dalkeenna u soo adeegeen waqtiyo adag oo dalku soo maray, waxa ay doorar muuqda ku lahaayeen dhismaha dowladnimada aynu maanta haysanno, waxa ayna soo saareen hoggaamiyeyaal door muuqda ka qaatay dowladnimada Soomaaliyeed,” ayuu yiri Xamsa Cabdi Barre.
Waxa uu sidoo kale bogaadiyay hooyooyinka Soomaaliyeed, isaga oo ammaanay adkeysiga ay muujiyeen xilliyadii adkaa ee uu dalku soo maray.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa culimada haweenka kula dardaarmay inay ka qeybqaataan xoojinta dowladnimada, hagaajinta dhaqanka bulshada iyo faafinta faham diimeed oo sugan.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Xamsa Cabdi Barre ayaa ugu baaqay culimada haweenka Soomaaliyeed inay door weyn ka qaataan dhismaha dowladnimada iyo wacyigelinta bulshada intii lagu guda jiray xiritaanka shirweynaha labaad ee Dalladda Culimada Haweenka Soomaaliyeed.
Qodobada muhiimka ah
- Xamsa Cabdi Barre ayaa ugu baaqay culimada haweenka Soomaaliyeed inay door weyn ka qaataan dhismaha dowladnimada iyo wacyigelinta bulshada.
- Wuxuu adkeeyay in haweenku yihiin laf-dhabarta bulshada, isla markaana ay door muhiim ah ku leeyihiin dib-u-dhiska dalka.
- Wuxuu ka digay fikradaha dhiirrigeliya rabshadaha iyo dilka dadka aan waxba galabsan.
- Shirweynaha ayaa diiradda lagu saaray dhisidda awoodda bulshada iyo wacyigelinta dadka Soomaaliyeed.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku saabsan hadallada Xamsa Cabdi Barre.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha ma jiraan.
- Maqaalku ma cayimin taariikhda shirweynaha.
Gunaanadka akhristaha
Xamsa Cabdi Barre wuxuu adkeeyaa muhiimadda ka qaybgalka haweenka ee dib-u-dhiska dalka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee dowladda ay qaadi doonto si ay u taageerto culimada haweenka?
- Sidee bulshada loogu hawlgelin doonaa dadaallada wacyigelinta?
- Maxay yihiin tallaabooyinka lagu xakameynayo fikradaha xagjirka ah?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa doorka haweenka ee dhismaha dowladnimada, taas oo muhiim u ah horumarka Soomaaliya.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · inay · dowladnimada · xamsa
Sii akhri
- Ilhan Omar oo qorsheyneysa inay ka guurto gurigeeda Washington kadib baaritaan federaal ah iyo hanjabaado dil
Shabelle Media
- Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo Khudbad ka Jeediyay Shir Madaxeedka COMESA
Hiiraanweyn
- DF oo ku jees-jeestay mucaaradka: Tabartooda ma dhaafsiisna hanjabaad afka ah
Caasimada Online