Topic
Warkasta is tracking xamsa across 8 reports from 2 sources. Recent coverage touches iisul, aad, and aankii, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray Bandhigga Carwada Ganacsiga Banaadir, oo lagu qabtay degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Ra’iisul Wasaaraha oo kormeer ku sameeyay qeybaha kala duwan ee ay ka kooban tahay carwada ayaa bogaadiyey gabdhaha Soomaaliyeed ee doorka muuqda ka qaatay horumarinta ganacsiga, arrimah
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo ay qabanayso Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, kaas oo ay…

Muqdisho, Soomaaliya: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo xiray Dufcaddii 12-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab. Ciidamada ka tirsan dufcaddan ayaa muddadii uu tababarku socday lagu baray Xeerka Ciqaabta, xuquuqda aadanaha, xirfado kala duwan oo ay ka mid yihiin caafimaadka iyo isgaarsiinta,…
Muqdisho, 28 Sebteembar 2026: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar ugu soo xiray Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure dufcaddii 12-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab. Ciidanka…
Muqdisho, Soomaaliya — Go’aankii Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ee ahaa in xilalka Agaasime Waaxeedyada dowladda lagu buuxiyo hannaan tartan furan ayaa 23-ka Sebteembar 2026 la kulmay diidmo ka timid…
Muqdisho, 21 Sebteembar 2026: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen arday Soomaaliyeed oo waxbarashada heerka sare ku soo dhammeystay…

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Qodobka 161-aad, farqaddiisa 1-aad, Sharciga Shaqaalaha Rayidka ah, Qodobkiisa 7-aad, iyo dhammaan xeerarka, shuruucda iyo qaraarrada la xiriira Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda Federaalka, ayaa faray dhammaan Wasiirrada iyo mas
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha Soomaaliya ee sanadka 2025, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Maaliyadda…