Xamza oo qorshe xasaasi ah la wadaagay mas’uuliyiin ka socda Sacuudiga
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Xarunta Ilaalinta Fikirka iyo Ka-hortagga Xagjirnimada Boqortooyada Sacuudiga, S/Gaas Cabdullaahi bin Haadi Al-Haajiri iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Muqdisho.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka ayaa looga hadlay dadaallada dowladda Soomaaliya ay ku bixiso la-dagaallanka fikirka xagjirka ah, iyadoo ra’iisul wasaare Xamza uu wafdiga la wadaagay tallaabooyinka iyo qorshayaasha lagu ciribtirayo aragtiyaha gurracan ee ay ka dhasheen kooxaha Khawaarijta.
- Xamza ayaa sidoo kale tilmaamay sida bulshada Soomaaliyeed ay ugu baraarugtay halista kooxaha banneystay nafta iyo maalka shacabka, isagoo xusay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo wacyigelinta bulshada iyo dadaallada looga hortagayo fikirrada xagjirka ah.
- Dhanka kale, wafdiga Sacuudiga ayaa uga mahadceliyay ra’iisul wasaaraha qaabilaadda, iyagoo sheegay in Sacuudiga uu Soomaaliya ka caawinayo khibradda iyo waayo-aragnimada ay u leedahay la-dagaallanka iyo daawaynta fikradaha gurracan ee Khawaarijta.
- Taageerada Sacuudiga ayaa si gaar ah diiradda u saari doonta farriimaha wacyigelinta, tababarrada howl-wadeennada iyo dhinacyada kale ee muhiimka u ah xoojinta dadaallada Soomaaliya ee ka hortagga xagjirnimada.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo la-dagaallamo fikirka xagjirka ah?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Xarunta Ilaalinta Fikirka iyo Ka-hortagga Xagjirnimada Boqortooyada Sacuudiga, S/Gaas Cabdullaahi bin Haadi Al-Haajiri iyo wafdi uu hoggaaminayo
- Kulanka ayaa looga hadlay dadaallada dowladda Soomaaliya ay ku bixiso la-dagaallanka fikirka xagjirka ah.
- Xamza uu wafdiga la wadaagay tallaabooyinka iyo qorshayaasha lagu ciribtirayo aragtiyaha gurracan ee ay ka dhasheen kooxaha Khawaarijta.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Xarunta Ilaalinta Fikirka iyo Ka-hortagga Xagjirnimada Boqortooyada Sacuudiga, S/Gaas Cabdullaahi bin Haadi Al-Haajiri iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Muqdisho.
Kulanka ayaa looga hadlay dadaallada dowladda Soomaaliya ay ku bixiso la-dagaallanka fikirka xagjirka ah, iyadoo ra’iisul wasaare Xamza uu wafdiga la wadaagay tallaabooyinka iyo qorshayaasha lagu ciribtirayo aragtiyaha gurracan ee ay ka dhasheen kooxaha Khawaarijta.
Xamza ayaa sidoo kale tilmaamay sida bulshada Soomaaliyeed ay ugu baraarugtay halista kooxaha banneystay nafta iyo maalka shacabka, isagoo xusay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo wacyigelinta bulshada iyo dadaallada looga hortagayo fikirrada xagjirka ah.
Dhanka kale, wafdiga Sacuudiga ayaa uga mahadceliyay ra’iisul wasaaraha qaabilaadda, iyagoo sheegay in Sacuudiga uu Soomaaliya ka caawinayo khibradda iyo waayo-aragnimada ay u leedahay la-dagaallanka iyo daawaynta fikradaha gurracan ee Khawaarijta.
Taageerada Sacuudiga ayaa si gaar ah diiradda u saari doonta farriimaha wacyigelinta, tababarrada howl-wadeennada iyo dhinacyada kale ee muhiimka u ah xoojinta dadaallada Soomaaliya ee ka hortagga xagjirnimada.
Sidoo kale, dowladda Sacuudiga, gaar ahaan Xarunta Ilaalinta Fikirka iyo Ka-hortagga Xagjirnimada ayaa iskaashi iyo wada-shaqayn la yeelan doonta Xarunta Qaran ee Tubsan ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, taas oo dowladda u qaabilsan ciribtirka fikradaha gurracan.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa ugu dambeyntiina uga mahadceliyay Boqortooyada Sacuudiga doorkeeda ku aaddan taageerada amniga iyo dhaqaalaha Soomaaliya, iyo garab istaagga ay shacabka Soomaaliyeed u muujiso dhinacyada kala duwan.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Xarunta Ilaalinta Fikirka iyo Ka-hortagga Xagjirnimada Boqortooyada Sacuudiga, S/Gaas Cabdullaahi bin Haadi Al-Haajiri iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa looga hadlay dadaallada dowladda Soomaaliya ay ku bixiso la-dagaallanka fikirka xagjirka ah.
Qodobada muhiimka ah
- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Xarunta Ilaalinta Fikirka iyo Ka-hortagga Xagjirnimada Boqortooyada Sacuudiga, S/Gaas Cabdullaahi bin Haadi Al-Haajiri iyo wafdi uu hoggaaminayo
- Kulanka ayaa looga hadlay dadaallada dowladda Soomaaliya ay ku bixiso la-dagaallanka fikirka xagjirka ah.
- Xamza uu wafdiga la wadaagay tallaabooyinka iyo qorshayaasha lagu ciribtirayo aragtiyaha gurracan ee ay ka dhasheen kooxaha Khawaarijta.
- wafdiga Sacuudiga ayaa uga mahadceliyay ra’iisul wasaaraha qaabilaadda, iyagoo sheegay in Sacuudiga uu Soomaaliya ka caawinayo khibradda iyo waayo-aragnimada ay u leedahay la-dagaallanka iyo daawaynta fikradaha gurracan ee Khawaarijta.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada la eedeeyay ama la dhaliilay.
- Eedeymaha waxay ku saleysan yihiin bayaannada lagu sameeyay kulanka iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Faahfaahin gaar ah oo ku saabsan qorshayaasha uu la wadaagay Ra’iisul Wasaaraha Xamza lama bixinin.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka wuxuu muujinayaa iskaashiga socda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Sacuudiga ee ku aaddan la-dagaallanka fikirka xagjirka ah.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo la-dagaallamo fikirka xagjirka ah?
- Sidee ayaa taageerada Sacuudiga loogu fulin doonaa Soomaaliya?
- Waa maxay natiijooyinka la filayo ee iskaashigan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · sacuudiga · xamza · socda
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada