Xasan Sheekh oo COP31 ka jeediyay khudbad ku saabsan abaaraha iyo fatahaadaha Soomaaliya
Waxa dhacay
70 ilbiriqsiXasan Sheekh ayaa ka qayb galay shirweynaha 31-aad ee Qaramada Midoobay ee Isbeddelka Cimilada (COP31) oo ka furmay magaalada Antalya ee dalka Turkiga, halkaas oo uu beesha caalamka ugu baaqay inay fuliso ballanqaadyada ku aaddan wax ka qabashada isbeddelka cimilada.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Madaxweynaha ayaa khudbad uu ka jeediyay shirka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in ballanqaadyada caalamiga ah loo beddelo tallaabooyin wax ku ool ah, gaar ahaan taageerada dalalka sida daran ay u saameeyaan dhibaatooyinka ka dhasha isbeddelka cimilada.
- Xasan Sheekh ayaa sheegay in Soomaaliya, inkasta oo ay qayb aad u yar ku leedahay qiiqa hawada wasakheeya ee caalamka, haddana ay ka mid tahay dalalka sida daran ay u saameeyaan abaaraha daba-dheeraada iyo fatahaadaha.
- Waxa uu xusay in la joogo xilligii dalalka sida weyn uga masuulka ah isbeddelka cimiladu ay hoggaamin lahaayeen dadaallada lagu yareynayo saameyntiisa, isla markaana ay taageero dhaqaale iyo mid farsamo siiyaan dalalka nugul.
- Madaxweynaha ayaa hadalkiisa ku muujiyay baahida loo qabo caddaaladda cimilada, iyadoo dalalka soo koraya ay muddooyinkii dambe ku baaqayeen in dalalka warshadaha horumaray ay qaataan masuuliyad dheeraad ah oo ku aaddan wax ka qabashada dhibaatada, maadaama ay qayb weyn ku leeyihiin qiiqa hawada wasakheeya.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa caqabadaha socda ee Soomaaliya ay la kulanto sababo la xiriira isbeddelka cimilada, isagoo adkeynaya baahida taageero caalami ah iyo tallaabooyin wax ku ool ah.
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay ballanqaadyada gaarka ah ee Xasan Sheekh tixraacay?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Xasan Sheekh ayaa ka qayb galay shirweynaha 31-aad ee Qaramada Midoobay ee Isbeddelka Cimilada (COP31) oo ka furmay magaalada Antalya ee dalka Turkiga.
- Xasan Sheekh ayaa beesha caalamka ugu baaqay inay fuliso ballanqaadyada ku aaddan wax ka qabashada isbeddelka cimilada.
- Madaxweynaha ayaa hadalkiisa ku muujiyay baahida loo qabo caddaaladda cimilada, iyadoo dalalka soo koraya ay muddooyinkii dambe ku baaqayeen in dalalka warshadaha horumaray ay qaataan masuuliyad dheeraad ah.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
ANTALYA, Turkiga – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa Khamiistii ka qayb galay shirweynaha 31-aad ee Qaramada Midoobay ee Isbeddelka Cimilada (COP31), oo ka furmay magaalada Antalya ee dalka Turkiga, isaga oo beesha caalamka ugu baaqay inay fuliso ballanqaadyada ku aaddan wax ka qabashada isbeddelka cimilada.
Madaxweynaha ayaa khudbad uu ka jeediyay shirka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in ballanqaadyada caalamiga ah loo beddelo tallaabooyin wax ku ool ah, gaar ahaan taageerada dalalka sida daran ay u saameeyaan dhibaatooyinka ka dhasha isbeddelka cimilada. Xasan Sheekh ayaa sheegay in Soomaaliya, inkasta oo ay qayb aad u yar ku leedahay qiiqa hawada wasakheeya ee caalamka, haddana ay ka mid tahay dalalka sida daran ay u saameeyaan abaaraha daba-dheeraada iyo fatahaadaha.
Waxa uu xusay in la joogo xilligii dalalka sida weyn uga masuulka ah isbeddelka cimiladu ay hoggaamin lahaayeen dadaallada lagu yareynayo saameyntiisa, isla markaana ay taageero dhaqaale iyo mid farsamo siiyaan dalalka nugul. Madaxweynaha ayaa hadalkiisa ku muujiyay baahida loo qabo caddaaladda cimilada, iyadoo dalalka soo koraya ay muddooyinkii dambe ku baaqayeen in dalalka warshadaha horumaray ay qaataan masuuliyad dheeraad ah oo ku aaddan wax ka qabashada dhibaatada, maadaama ay qayb weyn ku leeyihiin qiiqa hawada wasakheeya.
Soomaaliya ayaa sannadihii u dambeeyay wajahaysay abaaro soo noqnoqday iyo fatahaado ba’an, kuwaas oo sababay barakac, burbur hantiyeed iyo inay sii xumaato xaaladda nololeed ee bulshooyin badan, gaar ahaan dadka ku tiirsan beeraha iyo xoolaha. Isbeddelka roobabka iyo xaaladaha cimilo ee aan la saadaalin karin ayaa sidoo kale kordhiyay nuglaanta dalka, iyadoo saameyntoodu culays dheeraad ah ku yeelatay dadaallada bani’aadannimo iyo horumarinta dalka.
Ka qaybgalka Xasan Sheekh ee COP31 ayaa ku soo beegmaya xilli Soomaaliya ay raadineyso iskaashi caalami ah iyo maalgelin dheeraad ah oo lagu xoojinayo awoodda dalka ee la qabsiga isbeddelka cimilada, ka hortagga musiibooyinka iyo ilaalinta bulshooyinka ay sida daran u saameeyaan abaaraha iyo fatahaadaha. Shirka COP31 ayaa waxaa ka qaybgalaya madaxda dowladaha, wakiillo ka socda dalalka kala duwan, khubaro ku takhasustay cimilada iyo hay’adaha caalamiga ah, kuwaas oo ka arrinsanaya dhimista qiiqa hawada wasakheeya, la qabsiga isbeddelka cimilada iyo maalgelinta dadaallada lagu wajahayo saameyntiisa.
Madaxweynaha ayaa khudbad uu ka jeediyay shirka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in ballanqaadyada caalamiga ah loo beddelo tallaabooyin wax ku ool ah, gaar ahaan taageerada dalalka sida daran ay u saameeyaan dhibaatooyinka ka dhasha isbeddelka cimilada.
Xasan Sheekh ayaa sheegay in Soomaaliya, inkasta oo ay qayb aad u yar ku leedahay qiiqa hawada wasakheeya ee caalamka, haddana ay ka mid tahay dalalka sida daran ay u saameeyaan abaaraha daba-dheeraada iyo fatahaadaha.
Waxa uu xusay in la joogo xilligii dalalka sida weyn uga masuulka ah isbeddelka cimiladu ay hoggaamin lahaayeen dadaallada lagu yareynayo saameyntiisa, isla markaana ay taageero dhaqaale iyo mid farsamo siiyaan dalalka nugul.
Madaxweynaha ayaa hadalkiisa ku muujiyay baahida loo qabo caddaaladda cimilada, iyadoo dalalka soo koraya ay muddooyinkii dambe ku baaqayeen in dalalka warshadaha horumaray ay qaataan masuuliyad dheeraad ah oo ku aaddan wax ka qabashada dhibaatada, maadaama ay qayb weyn ku leeyihiin qiiqa hawada wasakheeya.
Soomaaliya ayaa sannadihii u dambeeyay wajahaysay abaaro soo noqnoqday iyo fatahaado ba’an, kuwaas oo sababay barakac, burbur hantiyeed iyo inay sii xumaato xaaladda nololeed ee bulshooyin badan, gaar ahaan dadka ku tiirsan beeraha iyo xoolaha.
Isbeddelka roobabka iyo xaaladaha cimilo ee aan la saadaalin karin ayaa sidoo kale kordhiyay nuglaanta dalka, iyadoo saameyntoodu culays dheeraad ah ku yeelatay dadaallada bani’aadannimo iyo horumarinta dalka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Xasan Sheekh ayaa ka qayb galay shirweynaha 31-aad ee Qaramada Midoobay ee Isbeddelka Cimilada (COP31) oo ka furmay magaalada Antalya ee dalka Turkiga, halkaas oo uu beesha caalamka ugu baaqay inay fuliso ballanqaadyada ku aaddan wax ka qabashada isbeddelka cimilada.
Qodobada muhiimka ah
- Xasan Sheekh ayaa ka qayb galay shirweynaha 31-aad ee Qaramada Midoobay ee Isbeddelka Cimilada (COP31) oo ka furmay magaalada Antalya ee dalka Turkiga.
- Xasan Sheekh ayaa beesha caalamka ugu baaqay inay fuliso ballanqaadyada ku aaddan wax ka qabashada isbeddelka cimilada.
- Madaxweynaha ayaa hadalkiisa ku muujiyay baahida loo qabo caddaaladda cimilada, iyadoo dalalka soo koraya ay muddooyinkii dambe ku baaqayeen in dalalka warshadaha horumaray ay qaataan masuuliyad dheeraad ah.
- Soomaaliya ayaa sannadihii u dambeeyay wajahaysay abaaro soo noqnoqday iyo fatahaado ba’an.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha lagu soo bandhigay maqaalka.
- Maqaalku ma siinayo faahfaahin gaar ah oo ku saabsan natiijooyinka shirka.
Gunaanadka akhristaha
Ka qaybgalka Xasan Sheekh ee COP31 wuxuu muujinayaa degdegga ah ee wax looga qabanayo saameynta isbeddelka cimilada ee dalalka nugul sida Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay ballanqaadyada gaarka ah ee Xasan Sheekh tixraacay?
- Soomaaliya sidee bay u raadin doontaa iskaashi caalami ah iyo maalgelin ka dib shirka?
- Waa maxay tallaabooyinka la qaadi doono si loo xalliyo arrimaha uu Xasan Sheekh soo bandhigay?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa caqabadaha socda ee Soomaaliya ay la kulanto sababo la xiriira isbeddelka cimilada, isagoo adkeynaya baahida taageero caalami ah iyo tallaabooyin wax ku ool ah.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · sheekh · khudbad · xasan
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada