Xildhibaannada Golaha Shacabka oo soo gabagabeeyey doodda wax-ka-beddelka sharciga Bangiga Dhexe
Waxa dhacay
70 ilbiriqsiXildhibaannada Golaha Shacabka ayaa soo gabagabeeyey doodda wax-ka-beddelka sharciga Bangiga Dhexe kulan ka dhacay Muqdisho, Soomaaliya.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Guntanka ama kooramka kulanka oo ku furmay 141-Xildhibaan ayaa ugu horreyn, mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa sii amba qaaday dooda la xiriirta Akhrinta labaad ee Hindise Sharciyeedka Wax-ka-Baddelka Sharciga Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Sharci LR.130 ee soo baxay 22-kii April-sanadkii 2012 oo ay soo diyaarisay wasaaradda Maaliyadda, waxaana Xildhibaanada ay ka doodeen qodobada Hindise Sharciyeedka iyo muhiimadda uu dalka u leeyahay.
- Sidoo kale mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Akhrinta labaad marsiiyey Heshiisyada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Turkiga ee ku saabsan Iskaashiga Garaoorka Caalamiga ah oo ay Xildhibaanada ka doodeen muhiimadda uu dalka u leeyahay.
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo kulanka soo xiray ayaa sheegay in hindise-Sharciyeedka -ka-Baddelka Sharciga Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Sharci LR.130 ee soo baxay 22-kii April-sanadkii 2012 iyo Heshiisyada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Turkiga ee ku saabsan Iskaashiga Garaoorka Caalamiga ah ay ka gudbeen marxaladda Akhrinta labaad, wuxuuna faray guddiyada ku shaqada leh in ay soo diyaariyaan Warbixin Akhrinta sedaxaad, dibna Golaha ugu soo celiyaan, si uu uga guto waajibaadkiisa dastuuriga ah.
Sida ay sheegtay Goobjoog Somali
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin isbeddelada gaarka ah ee lagu soo jeediyay wax-ka-beddelka sharciga Bangiga Dhexe?
Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa sii amba qaaday dooda la xiriirta Akhrinta labaad ee Hindise Sharciyeedka Wax-ka-Baddelka Sharciga Bankiga Dhexe.
- Xildhibaanada ay ka doodeen qodobada Hindise Sharciyeedka iyo muhiimadda uu dalka u leeyahay.
- Sidoo kale mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Akhrinta labaad marsiiyey Heshiisyada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Turkiga.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho, Soomaaliya – 10 October 2026: Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 22-aad, waxaana shir Guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaaxir Maxamed Nuur (Jaamac).
Guntanka ama kooramka kulanka oo ku furmay 141-Xildhibaan ayaa ugu horreyn, mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa sii amba qaaday dooda la xiriirta Akhrinta labaad ee Hindise Sharciyeedka Wax-ka-Baddelka Sharciga Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Sharci LR.130 ee soo baxay 22-kii April-sanadkii 2012 oo ay soo diyaarisay wasaaradda Maaliyadda, waxaana Xildhibaanada ay ka doodeen qodobada Hindise Sharciyeedka iyo muhiimadda uu dalka u leeyahay.
Sidoo kale mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Akhrinta labaad marsiiyey Heshiisyada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Turkiga ee ku saabsan Iskaashiga Garaoorka Caalamiga ah oo ay Xildhibaanada ka doodeen muhiimadda uu dalka u leeyahay.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo kulanka soo xiray ayaa sheegay in hindise-Sharciyeedka -ka-Baddelka Sharciga Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Sharci LR.130 ee soo baxay 22-kii April-sanadkii 2012 iyo Heshiisyada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Turkiga ee ku saabsan Iskaashiga Garaoorka Caalamiga ah ay ka gudbeen marxaladda Akhrinta labaad, wuxuuna faray guddiyada ku shaqada leh in ay soo diyaariyaan Warbixin Akhrinta sedaxaad, dibna Golaha ugu soo celiyaan, si uu uga guto waajibaadkiisa dastuuriga ah.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa soo gabagabeeyey doodda wax-ka-beddelka sharciga Bangiga Dhexe kulan ka dhacay Muqdisho, Soomaaliya.
Qodobada muhiimka ah
- Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa soo gabagabeeyey doodda wax-ka-beddelka sharciga Bangiga Dhexe.
- Mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa sii amba qaaday dooda la xiriirta Akhrinta labaad ee Hindise Sharciyeedka Wax-ka-Baddelka Sharciga Bankiga Dhexe.
- Xildhibaanada ay ka doodeen qodobada Hindise Sharciyeedka iyo muhiimadda uu dalka u leeyahay.
- Sidoo kale mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Akhrinta labaad marsiiyey Heshiisyada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Turkiga.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada aan matalin doodda.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan sheegashooyinka maqaalka ma jiraan.
- Maqaalku ma caddeynayo ra'yiyo ka soo horjeeda ama aragtiyo kale.
Gunaanadka akhristaha
Golaha Shacabka ayaa horay u maray dood muhiim ah oo ku saabsan sharciga Bangiga Dhexe iyo heshiisyada caalamiga ah.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin isbeddelada gaarka ah ee lagu soo jeediyay wax-ka-beddelka sharciga Bangiga Dhexe?
- Maxay yihiin saamaynta heshiisyada la leh Turkiga?
- Sidee ayey isbeddelada la soo jeediyay u saameyn doonaan dhaqaalaha Soomaaliya?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Goobjoog Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · shacabka · golaha · sharciga