Xubno ka Socda Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya oo Shiinaha uga Furmay kulan Aqoon korosi
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiAqoon-is-weydaarsi socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee Shiinaha uga furmay 27 xubnood oo ka socda Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Tababarkan waxaa bixinaya khubaro ka tirsan Jaamacadda Zhejiang Normal University, waxaana ka qaybgalaya agaasimayaal, madaxda qaybaha warbaahinta dowladda iyo hawlwadeennada Wasaaradda.
- Aqoon-is-weydaarsiga ayaa diiradda lagu saarayaa istiraatiijiyadda warbaahinta casriga ah, adeegsiga garaadka macmalka ah (AI), maaraynta warbaahinta iyo ka hortagga wararka been-abuurka ah.
- Madaxweyne ku-xigeenka Jaamacadda Zhejiang Normal University, Zhu Yifeng, ayaa munaasabadda furitaanka ka sheegay in aqoon-is-weydaarsigu muhiim u yahay is-weydaarsiga khibradaha warbaahinta, xoojinta xiriirka iyo horumarinta iskaashiga labada dal.
- Cabdishakuur Cali Axmed, Agaasimaha Waaxda Istiraatiijiyadda Warbaahinta ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, ayaa sheegay in aqoon-is-weydaarsigu xubnaha matalaya warbaahinta dowladda siinayo fursad ay wax kaga bartaan waayo-aragnimada Shiinaha ee casriyeynta warbaahinta.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin xirfadaha gaarka ah ee ka qaybgalayaashu ka heli doonaan aqoon-is-weydaarsiga?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Aqoon-is-weydaarsiga ayaa diiradda lagu saarayaa istiraatiijiyadda warbaahinta casriga ah, adeegsiga garaadka macmalka ah (AI), maaraynta warbaahinta iyo ka hortagga wararka been-abuurka ah.
- Madaxweyne ku-xigeenka Jaamacadda Zhejiang Normal University, Zhu Yifeng, ayaa munaasabadda furitaanka ka sheegay in aqoon-is-weydaarsigu muhiim u yahay is-weydaarsiga khibradaha warbaahinta, xoojinta xiriirka iyo horumarinta iskaashiga lab
- Cabdishakuur Cali Axmed, Agaasimaha Waaxda Istiraatiijiyadda Warbaahinta ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, ayaa sheegay in aqoon-is-weydaarsigu xubnaha matalaya warbaahinta dowladda siinayo fursad ay wax kaga bartaan waayo-
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Jinhua, Shiinaha – Aqoon-is-weydaarsi socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang ee dalka Shiinaha uga furmay 27 xubnood oo ka socda Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Tababarkan waxaa bixinaya khubaro ka tirsan Jaamacadda Zhejiang Normal University, waxaana ka qaybgalaya agaasimayaal, madaxda qaybaha warbaahinta dowladda iyo hawlwadeennada Wasaaradda.
Aqoon-is-weydaarsiga ayaa diiradda lagu saarayaa istiraatiijiyadda warbaahinta casriga ah, adeegsiga garaadka macmalka ah (AI), maaraynta warbaahinta iyo ka hortagga wararka been-abuurka ah. Waxa uu qayb ka yahay dadaallada lagu horumarinayo aqoonta, tayada iyo xirfadaha shaqaalaha warbaahinta dowladda.
Madaxweyne ku-xigeenka Jaamacadda Zhejiang Normal University, Zhu Yifeng, ayaa munaasabadda furitaanka ka sheegay in aqoon-is-weydaarsigu muhiim u yahay is-weydaarsiga khibradaha warbaahinta, xoojinta xiriirka iyo horumarinta iskaashiga labada dal.
Cabdishakuur Cali Axmed, Agaasimaha Waaxda Istiraatiijiyadda Warbaahinta ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, ayaa sheegay in aqoon-is-weydaarsigu xubnaha matalaya warbaahinta dowladda siinayo fursad ay wax kaga bartaan waayo-aragnimada Shiinaha ee casriyeynta warbaahinta.
Waxa uu sidoo kale uga mahadceliyey Dowladda Shiinaha, qabanqaabiyeyaasha iyo hay’adaha taageeray tababarka. “Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay Dowladda Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha uga mahadcelinaysaa fursaddan qiimaha leh ee la siiyey shaqaalaha warbaahinta dowladda, si ay u kobciyaan aqoontooda iyo xirfadahooda, ugana faa’iidaystaan hal-abuurka iyo tiknoolajiyadda casriga ah ee warbaahinta.
“Waxaan sidoo kale u mahadcelinayaa Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya, oo uu hoggaamiyo Danjire Wang Yu, fududeynta barnaamijkan, Jaamacadda Zhejiang Normal University oo martigelinaysa tababarka, iyo Wasaaradda Ganacsiga Shiinaha oo maalgelisay,” ayuu yiri Agaasime Cabdishakuur.
Aqoon-is-weydaarsigan ayaa qayb ka ah barnaamijyada is-weydaarsiga aqoonta iyo khibradaha ee u dhexeeya Dowladda Shiinaha iyo dalalka Afrika.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Aqoon-is-weydaarsi socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee Shiinaha uga furmay 27 xubnood oo ka socda Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Qodobada muhiimka ah
- Aqoon-is-weydaarsi socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee Shiinaha uga furmay 27 xubnood oo ka socda Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
- Aqoon-is-weydaarsiga ayaa diiradda lagu saarayaa istiraatiijiyadda warbaahinta casriga ah, adeegsiga garaadka macmalka ah (AI), maaraynta warbaahinta iyo ka hortagga wararka been-abuurka ah.
- Madaxweyne ku-xigeenka Jaamacadda Zhejiang Normal University, Zhu Yifeng, ayaa munaasabadda furitaanka ka sheegay in aqoon-is-weydaarsigu muhiim u yahay is-weydaarsiga khibradaha warbaahinta, xoojinta xiriirka iyo horumarinta iskaashiga lab
- Cabdishakuur Cali Axmed, Agaasimaha Waaxda Istiraatiijiyadda Warbaahinta ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, ayaa sheegay in aqoon-is-weydaarsigu xubnaha matalaya warbaahinta dowladda siinayo fursad ay wax kaga bartaan waayo-
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka yimid dhinacyada kale ee ku lug leh.
- Faahfaahinta ku saabsan natiijooyinka gaarka ah ee aqoon-is-weydaarsiga lama xusin.
Gunaanadka akhristaha
Aqoon-is-weydaarsigan wuxuu ujeedkiisu yahay in la xoojiyo xirfadaha iyo aqoonta shaqaalaha warbaahinta Soomaaliya iyada oo la kaashanayo khubaro Shiinaha ah.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin xirfadaha gaarka ah ee ka qaybgalayaashu ka heli doonaan aqoon-is-weydaarsiga?
- Sidee loo hirgelin doonaa aqoonta la helay ee Soomaaliya?
- Ma jiraan barnaamijyo raac ah oo la qorsheeyay ka dib aqoon-is-weydaarsiga?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · education · education · socda · shiinaha
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada- Fahad oo Xasan ku eedeeyay inuu Soomaaliya u horseedayo xaalad la mid ah tan Suudaan
Caasimada Online
- Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kormeeray Markabka Qodaya Shidaalka Soomaaliya
Hiiraanweyn
- Khilaafka Doorashada Soomaaliya oo Sii Kordhaya iyo Mucaaradka oo Dowladda ku Eedeeyey Carqaladaynta Wada-hadal
Goobjoog Somali