Xulka Soomaaliya oo bandhig cajiib ah ka sameeyay tartanka FIFA
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiXulka qaranka Soomaaliya U-15 ayaa bandhig cajiib ah ka sameeyay tartanka FIFA U-15 World Cup & Festival 2026 oo ka socda magaalada Baku ee dalka Azerbaijan, isagoo ammaan ka helay Madaxweynaha FIFA, Gianni Infantino.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Infantino ayaa si toos ah u daawaday kulan adag oo wareegga afar-dhammaadka ah (semi-final) ay isaga hor yimaadeen xulalka Soomaaliya iyo Canada, isagoo bogaadiyey kartida, dadaalka iyo heerka ciyaareed ee ay soo bandhigeen wiilasha Soomaaliyeed.
- Madaxweynaha FIFA ayaa xusay qiimaha uu leeyahay bandhigga ciyaartoyda da’da yar, kuwaas oo tartankan ku muujiyey xirfad, karti iyo awood ciyaareed, taas oo muujinaysa dadaalka ay sameynayaan ciyaartoyda Soomaaliyeed.
- Kulanka waxaa sidoo kale goob-joog ka ahaa Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Golaha Kubadda Cagta Bariga iyo Bartamaha Afrika (CECAFA), Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine).
- Joogitaanka hoggaanka FIFA iyo mas’uuliyiinta kubadda cagta Soomaaliya ayaa muujinaya muhiimadda tartankani u leeyahay horumarinta kubadda cagta da’yarta, kobcinta hibada ciyaartoyda Soomaaliyeed iyo abuurista fursado ay kula tartamaan xulalka dalalka kale.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa muhiimadda tartanka FIFA U-15 World Cup & Festival ee horumarinta kubadda cagta da'yarta Soomaaliya iyo fursadaha uu abuurayo ciyaartoyda da'da yar.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin guulaha gaarka ah ee xulka Soomaaliya U-15 ka gaaray tartanka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Xulka qaranka Soomaaliya U-15 ayaa bandhig cajiib ah ka sameeyay tartanka FIFA U-15 World Cup & Festival 2026 oo ka socda magaalada Baku ee dalka Azerbaijan.
- Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka (FIFA), Gianni Infantino ayaa ammaanay ciyaartoyda da’da yar ee xulka qaranka Soomaaliya U-15 kadib bandhigga wanaagsan ee ay ka sameeyeen tartanka.
- Xulka Soomaaliya U-15 ayaa tartanka ka sameeyey bandhig muuqda, iyagoo guulo ka gaaray dhowr kulan oo ay ciyaareen, taas oo sare u qaadday rajada laga qabo mustaqbalka kubadda cagta da’yarta dalka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Baku (Caasimada Online) – Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka (FIFA), Gianni Infantino ayaa ammaanay ciyaartoyda da’da yar ee xulka qaranka Soomaaliya U-15 kadib bandhigga wanaagsan ee ay ka sameeyeen tartanka FIFA U-15 World Cup & Festival 2026 oo ka socda magaalada Baku ee dalka Azerbaijan.
Infantino ayaa si toos ah u daawaday kulan adag oo wareegga afar-dhammaadka ah (semi-final) ay isaga hor yimaadeen xulalka Soomaaliya iyo Canada, isagoo bogaadiyey kartida, dadaalka iyo heerka ciyaareed ee ay soo bandhigeen wiilasha Soomaaliyeed.
Madaxweynaha FIFA ayaa xusay qiimaha uu leeyahay bandhigga ciyaartoyda da’da yar, kuwaas oo tartankan ku muujiyey xirfad, karti iyo awood ciyaareed, taas oo muujinaysa dadaalka ay sameynayaan ciyaartoyda Soomaaliyeed.
Kulanka waxaa sidoo kale goob-joog ka ahaa Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Golaha Kubadda Cagta Bariga iyo Bartamaha Afrika (CECAFA), Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine).
Joogitaanka hoggaanka FIFA iyo mas’uuliyiinta kubadda cagta Soomaaliya ayaa muujinaya muhiimadda tartankani u leeyahay horumarinta kubadda cagta da’yarta, kobcinta hibada ciyaartoyda Soomaaliyeed iyo abuurista fursado ay kula tartamaan xulalka dalalka kale.
Dhanka kale, xulka Soomaaliya U-15 ayaa tartanka ka sameeyey bandhig muuqda, iyagoo guulo ka gaaray dhowr kulan oo ay ciyaareen, taas oo sare u qaadday rajada laga qabo mustaqbalka kubadda cagta da’yarta dalka.
Tartanka FIFA U-15 World Cup & Festival 2026 ayaa fursad u ah ciyaartoyda da’da yar inay muujiyaan awooddooda, helaan waayo-aragnimo caalami ah, isla markaana kor u qaadaan heerka kubadda cagta Soomaaliya.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Xulka qaranka Soomaaliya U-15 ayaa bandhig cajiib ah ka sameeyay tartanka FIFA U-15 World Cup & Festival 2026 oo ka socda magaalada Baku ee dalka Azerbaijan, isagoo ammaan ka helay Madaxweynaha FIFA, Gianni Infantino.
Qodobada muhiimka ah
- Xulka qaranka Soomaaliya U-15 ayaa bandhig cajiib ah ka sameeyay tartanka FIFA U-15 World Cup & Festival 2026 oo ka socda magaalada Baku ee dalka Azerbaijan.
- Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka (FIFA), Gianni Infantino ayaa ammaanay ciyaartoyda da’da yar ee xulka qaranka Soomaaliya U-15 kadib bandhigga wanaagsan ee ay ka sameeyeen tartanka.
- Xulka Soomaaliya U-15 ayaa tartanka ka sameeyey bandhig muuqda, iyagoo guulo ka gaaray dhowr kulan oo ay ciyaareen, taas oo sare u qaadday rajada laga qabo mustaqbalka kubadda cagta da’yarta dalka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha xulalka kale ama mas'uuliyiinta.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan bandhigga ama guulaha xulka.
- Faahfaahinta ku saabsan kulammada gaarka ah ee xulka Soomaaliya U-15 ma jiraan.
Gunaanadka akhristaha
Bandhigga xulka Soomaaliya U-15 ee tartanka FIFA wuxuu muujinayaa awooddooda iyo xiisaha sii kordhaya ee kubadda cagta da'yarta dalka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin guulaha gaarka ah ee xulka Soomaaliya U-15 ka gaaray tartanka?
- Sidee ayuu tartanka FIFA U-15 World Cup & Festival u saameynayaa mustaqbalka kubadda cagta Soomaaliya?
- Maxay yihiin talaabooyinka xiga ee xulka Soomaaliya U-15 ka dib tartankan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa muhiimadda tartanka FIFA U-15 World Cup & Festival ee horumarinta kubadda cagta da'yarta Soomaaliya iyo fursadaha uu abuurayo ciyaartoyda da'da yar.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · tartanka · xulka · soomaaliya
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada