Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Axmed Madoobe oo la kulmay Suldaan Garaase
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa kulan la yeeshay Suldaan Siciid Maxamed Garaase oo ka mid ah isimada… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa kulan la yeeshay Suldaan Siciid Maxamed Garaase oo ka mid ah isimada dhaqanka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa Puntland.
Kulanka oo ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa looga hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya iyo doorka isimada dhaqanka, sida lagu sheegay hadal qoraal ah oo caawa ka soo baxay madaxtooyada Jubaland.
“Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Suldaan Siciid Maxamed Garaase, oo ka mid ah isimada dhaqanka Soomaaliyeed” ayaa lagu yiri qoraalka.
“Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee dalka, doorka ay isimada dhaqanka Soomaaliyeed ka qaataan nabadeynta, xoojinta wadajirka ummadda, iyo sidii loo adkayn lahaa wadajirka bulshada Soomaaliyeed” ayaa lagu daray.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.