Topic
Warkasta is tracking axmed across 7 reports from 4 sources. Recent coverage touches aas, afrika, and baadi, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Axad 12 Sep 2026 {HMC} Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa ah hoggaamiyaha keliya ee ka socda Geeska Afrika oo qayb ka ah shir madaxeedka isbahaysiga ay hoggaamiyaan dalalka Bariga ee BRICS oo ka socda caasimadda dalka Hindiya ee New Delhi. Inta uu shirku socdo, Abiy wuxuu wadaa kulan dooceed uu la qaadanayo hoggaamiyeyaasha ka […] The post Abiy Axmed oo ah hoggaamiyaha keliya ee ka

Wasiiro iyo mas’uuliyiinta gobolka Mudug ayaa wada dadaallo lagu baadi-goobayo laguna soo qabanayo gacan-ku-dhiiglayaashii ka dambeeyay dilkii marxuum Sheekh Axmed… Sii akhri

Muqdisho (Caasimada Online) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo argagax leh oo mar kale ka dhacday aagga deegaanka Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kadib markii si arxan darro ah halkaas loogu dilay askari ka tirsanaa Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Askariga oo lagu magacaabi jiray Axmed Shire Xuseen ayaa waxaa loo dilay aano qabiil […] The post Axmed

Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo lagu aasay ganacsade Sheekh Axmed Yuusuf Faarax (Haamay), kaas oo shalay galinkii dambe lagu dilay gudaha… Sii akhri

Talaado 8 Sep 2026 {HMC} Allaha u naxariistee Waxaa hadda Magaalada Galkacyo lagu dilay Axmed Yusuf Haamey, xili uu u socday salaadda makhrib. ayaa xaqiijisay Dadka deegaanka in marxuumka loo dilay aano qabiil. Marxuumka waxaa lagu tilmaamay inuu ahaa nin kheyr badan, Ahlu Masjid ah, nabadoon ahaa dadkana aad u caawin jiray. Dilka waxa uu […] The post Axmed Yusuf Haamey oo Aano qabiil Loogu
DHUUSAMAREEB (Goobjoog News) — Musharraxa u tartamaya doorashada ku-celiska ah ee Galmudug , Liibaan Axmed Xasan, ayaa caawa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug kulan ballaaran kula yeeshay qaybaha kala duwan…

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor oo weheliyo guddoomiye ku-xigeenka labaad ee golaha wakiillada Maxamed Maxamuud Ciise ayaa maanta kaga… Sii akhri