Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka sameeyay deegaannada xiriiriya gobollada Baay iyo Shabeellada Hoose
Khamiis 17 Sep 2026 {HMC} Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo ay saacadihii la soo dhaafay Militeriga Soomaaliya gaar ahaan Ciidamada Danab ka fuliyeen deegaanka Leego ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.

Original Somali report
Original sourceOriginal source text
Khamiis 17 Sep 2026 {HMC} Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo ay saacadihii la soo dhaafay Militeriga Soomaaliya gaar ahaan Ciidamada Danab ka fuliyeen deegaanka Leego ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
War-saxaafadeed ka soo baxay Taliska Militeriga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Ciidamada ay wadada isku xirta gobollada Baay iyo Shabeellada Hoose ay ka saareen Miinooyin ay ku aaseen AS.
Sidoo kale, Ciidamada ayaa howlgalka ku qabtay xubno ka tirsan AS oo la sheegay in la qabtay intii uu socday howlgalkan.
Ugu dambeyn, Ciidamada ayaa xaqiijiyay in ay sii wadi doonaan howlgallada ka dhanka ah AS ee ay ka wadaan wadada xiriira gobollada Shabeellada Hoose iyo Baay.
Maalmihii la soo dhaafay Ciidamada Xoogga ayaa xoojiyay howlgallo ka dhan ah AS ee ka socda gobollada Dowlad gobolleedka Koofur Galbeed.
The post Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka sameeyay deegaannada xiriiriya gobollada Baay iyo Shabeellada Hoose appeared first on HMC Somalia News .
Why this story appears
This is a single source report from Warkasta’s monitored network. The source link remains available so you can read the publisher’s original context.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Signals used: somalia · general · baay · gobollada · hoose