Topic
Warkasta is tracking baay across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches gobolka and security, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Baydhaba (Caasimada Online) – Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa maanta faah-faahin dheeraad ah ka bixisay howlgal qorsheysan oo Sabtidii ciidamada kumaandooska Danab ay ka sameeyeen aagga deegaanka Buula-Fulaay ee gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday kooxda Al-Shabaab. Howlgalkan oo si xirfadeysan ay u fuliyeen ciidanka Danab ayaa lagu dilay 5 horjooge iyo 9 kamid ah ilaaaladooda, [&

Baydhabo (Caasimada Online) – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa xalay hawlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Buula Fulaay ee gobolka Baay. Howl-galka ayaa si gaar ah loogu bartilmaameedsaday dagaalyahanno Al-Shabaab oo ku dhuumaaleysanayay deegaannada gobolka Baay, iyadoo ciidamada ay beegsanayeen goobaha ay ku sugnaayeen, sida ay sheegtay Wasaaradda Gaashaand