Topic
Warkasta is tracking galay across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches hakad, muqdisho, and uga, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweyne ku-xigeenka dowlad-goboleedka HirShabelle, Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyay inuu uga baxay ballan siyaasadeed oo uu la galay. Dabageed oo sheegay in Madaxweynaha ay hore ugu heshiiyeen, uguna ballanqaaday inuu hoggaanka HirShabelle isaga siiyo ayaa sheegay in Xasan Sheekh uu hadda waxba kama jiraa

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynayaasha maamullada Jubaland iyo Puntland ayaa ku gacan-seeray qorshe la doonayay in Muqdisho lagu keeno, si loo dhamaystiro wada-hadallada u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka, loogana gaaro xal khilaafka ka taagan hannaanka doorashooyinka. Dadaalladan oo ay garwadeen ka ahayd beesha caalamka ayaa lagu soo warramayaa inay hakad galeen,