Dowladda Federaalka Soomaaliya “Lama aqbali karo beegsiga Xaramka.”
DFS ayaa si adag u cambaareysay isku day weerar loo adeegsaday diyaarad aan duuliye lahayn oo lagu bartilmaameedsaday magaalada barakeysan ee Maka, kaas oo ay ciidamada difaaca cirka Sacuudiga sheegeen inay ka hortageen ka hor inta uusan gaarin magaalada.
Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.

Original Somali report
Original sourceOriginal source text
DFS ayaa si adag u cambaareysay isku day weerar loo adeegsaday diyaarad aan duuliye lahayn oo lagu bartilmaameedsaday magaalada barakeysan ee Maka, kaas oo ay ciidamada difaaca cirka Sacuudiga sheegeen inay ka hortageen ka hor inta uusan gaarin magaalada.
Soomaaliya ayaa sidoo kale cambaareysay weerarradii dhawaan lagu qaaday deegaanno rayid ah oo ka tirsan Boqortooyada Sacuudiga, iyadoo muujisay garab istaag buuxa oo ay la leedahay dowladda iyo shacabka Sacuudiga, isla markaana sheegtay in Sacuudigu xaq u leeyahay inuu ilaashado dhulkiisa, dadkiisa iyo goobaha barakeysan ee Islaamka.
The post Dowladda Federaalka Soomaaliya “Lama aqbali karo beegsiga Xaramka.” appeared first on HMC Somalia News .
Why this story appears
This is a single source report from Warkasta’s monitored network. The source link remains available so you can read the publisher’s original context.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Signals used: somalia · general · dowladda · soomaaliya · xaramka