Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtay Qaladkii Gudoomiyaha Golahaha Shacabka uu ka galay Dalka Qubrus.
Jimco , 21 August 2026 {HMC} Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa maanta soo saartay warsaxaafadeed ay ku caddeysay in mowqifka rasmiga ah ee Soomaaliya ee arrinta Qubrus uusan waxba iska beddelin. Warsaxaafadeedka ayaa yimid saddex maalmood kadib markii Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, uu uga mahadceliyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyiga Qubrus, Ziya Öztürkler, h

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Jimco , 21 August 2026 {HMC} Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa maanta soo saartay warsaxaafadeed ay ku caddeysay in mowqifka rasmiga ah ee Soomaaliya ee arrinta Qubrus uusan waxba iska beddelin. Warsaxaafadeedka ayaa yimid saddex maalmood kadib markii Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, uu uga mahadceliyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyiga Qubrus, Ziya Öztürkler, hambalyo uu u diray kadib doorashadiisa.
Fariinta Guddoomiyaha markii hore waxaa lagu baahiyay bogga Golaha Shacabka, balse hadda waa laga saaray, inkastoo ay weli ku jirto barta gaarka ee X uu ku leeyahay guddoomiyaha.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda waxaa ay hadda sheegtay in fariintaasi aysan ka tarjumayn siyaasadda arrimaha dibadda ee Soomaaliya, isla markaana Soomaaliya aysan aqoonsanayn maamulka Waqooyiga Qubrus.
Waxay sidoo kale dib u xaqiijisay in Soomaaliya taageersan tahay madax-bannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Qubrus.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.