Topic
Warkasta is tracking shacabka across 9 reports from 3 sources. Recent coverage touches golaha, guddoomiyaha, and aljeeriya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 11-aad, waxaana shir guddoominayey Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow. Ugu horreyn, qaar ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa soo gudbiyey mooshin ama soo jeedin ku saabsan in Ajendaha kulanka ee maanta lagu daro Aje
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankooda 11-aad ee Kalfadhiga 8-aad, kaas oo uu shir guddoomiyey Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka, Cabdullaahi Cumar Abshirow. Kulanka…
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa maanta shir-guddoomiyey kulanka 5-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka, kaas oo ka dhacay xarunta Guddoonka…

Jimco , 21 August 2026 {HMC} Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa maanta soo saartay warsaxaafadeed ay ku caddeysay in mowqifka rasmiga ah ee Soomaaliya ee arrinta Qubrus uusan waxba iska beddelin. Warsaxaafadeedka ayaa yimid saddex maalmood kadib markii Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, uu uga mahadceliyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyiga Qubrus, Ziya Öztürkler, h

Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankiisa todobaadlaha ah ku yeeshay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane C

The Speaker of the House of the People of the Federal Republic of Somalia, Mr. Abdulqadir Mohamed Nur (Jama), held a meeting in his office with the Ambassador of the Kingdom of Saudi Arabia to Somalia, H.E. Ahmed Mohammed Almowallad, who first congratulated the Speaker on his election as the Speaker of the House of the People of the Federal Republic of Somalia.

Guddoomiyaha Kmg ah ahna Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa magacaawday Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka. Guddigan oo ka kooban 9-xubnood, ayaa loo xushay in ay maamulaan habsami-u-socodka doorashada guddoomiyaha golaha shacabka, si loo xaqiijiyo hufnaan, daahfurnaan iyo ku dhaqan

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u direysaa Dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka Aljeeriya kadib shilkii naxdinta lahaa ee bas kaas oo ka dhacay meel u dhow magaalada Boumerdes maaliintii Jimcaha aheyd, Shilkaas oo sababay dhimashada ugu yaraan 25 qof iyo dhaawaca tobannaan kale. Dowladda Soomaaliya waxay la qeybsaneysaa murugada qoysaska ay ehella

Guddoomiyaha Kmg ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar iyo wafdi Xildhibaano ah oo ay hoggaamineyso ayaa gaartay Magaalada Baydhabo ee caasimadda Kmg ah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, waxaana garoonka diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo kusoo dhoweeyey Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nu