Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Golaha Shacabka Soomaaliya oo joojiyay qaaraankii $100 ee bil kasta laga jari jiray Xildhibaanada.
Axad 12 Sep 2026 {HMC} Guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in la joojiyay lacag dhan 100 doolar oo bil kasta laga jari jiray Xildhibaan kasta, taas oo lagu shubi jiray sanduuqa daryeelka Xildhibaanada. Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa sheegay in qaaraankaasi la sameeyay xilli Soomaaliya ay wajahaysay duruufo adag oo dhinacyada […] The pos

Reader briefing
Article context
What happened
- The Somali Parliament has announced the cessation of a $100 monthly deduction from each member's salary, which was previously allocated to a welfare fund for members.
Key claims
- The Somali Parliament has announced the cessation of a $100 monthly deduction from each member's salary.
- The decision was made due to improved conditions in the country regarding security and governance.
- In the event of a member's death, a one-time deduction of $200 will be made for funeral expenses.
- The Parliament plans to establish a formal welfare fund to address the needs of its members.
Source limitations
- The article does not include responses from any members of Parliament regarding this decision.
- The claims are based on statements made by the Speaker of the Parliament without independent verification.
- No external sources are cited to confirm the changes in conditions mentioned.
Reader takeaway
The Somali Parliament has stopped a monthly salary deduction for members, indicating a shift in financial management and support for members.
What remains unclear
- What specific improvements in security and governance led to this decision?
- How will the new welfare fund be structured and managed?
- What feedback have Parliament members provided regarding this change?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Axad 12 Sep 2026 {HMC} Guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in la joojiyay lacag dhan 100 doolar oo bil kasta laga jari jiray Xildhibaan kasta, taas oo lagu shubi jiray sanduuqa daryeelka Xildhibaanada.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa sheegay in qaaraankaasi la sameeyay xilli Soomaaliya ay wajahaysay duruufo adag oo dhinacyada amniga iyo dhaqaalaha ah, si loogu taageero Xildhibaanada iyo qoysaska Xildhibaanada geeriyooda.
Sida uu sheegay Guddoomiyaha, xaaladihii sababay in la sameeyo qaaraanka ayaa hadda isbeddelay, iyadoo uu tilmaamay in hay’adaha dowladda iyo nidaamka dowladnimadu ay sii xoogeysanayaan, “Waxaan soo gaarnay waqtigii ugu habboonaa ee aan joojin lahayn uruurinta qaaraankaas,” ayuu yiri Guddoomiyaha Golaha Shacabka.
Go’aanka cusub ayaa dhigaya in wixii hadda ka dambeeya aan Xildhibaanada laga jarin 100-ka doolar ee bil kasta, balse marka uu geeriyoodo Xildhibaan laga jari doono Xildhibaan kasta 200 oo doolar, oo hal mar ah, si loogu daboolo kharashaadka aaska iyo tacsi la xiriira.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.